A conference held on the development of Yufle district south west of Ceerigaabo. I see some heavyweight Gadhweyn elders there such as Suldaan Cali Yuusuf
Badda Cas, Boqor Muxumed Adan Nuux. The mayor of Yufle district Axmed Xuseen Muuse(Mijiir) Reer Cali Adan, Muuse Turwa, Muuse Ismaaciil.
Shirweynaha Talo, Turxaanbixin iyo Towfiiq ee beesha Reer Cali Adan.

Everytime I hear Yufle, I remember the song by Kinsi Xaaji Aadan(AUN) "Yuuflaha qabow, dhaxan yulux leh baan".
sida yool hayay
yamyidhoo aboor
looga dhigay yagleel
yuuflaha qabow
dhaxn yulux leh baan
ku yaboohiyaa
sida yala tuka
hadba kayn yuka ah
yuuqyuuqsada
waan yaabane
siduu iigu yimi
yax ma idhi jacayl
yaro aragtidaa
yeey iyo yaxaas
wada yiidhayaan
ka dhex yuubanoo
cirko yagal ka kacay
daruur yugatabaan
debed yuururaa
sida yala tukaan
hadba kayn yuka ah
yuuqyuuqsadaa
Waan yaabanee
siduu iigu yimie
yax ma idhi jacay
yarow aragtidaa
sida geel yukamay
yibladoo haraad
la yahoomayo
ceelkuna yalool
yahay biyo yaraad
yuudaadsadaa
sida yala tukaan
hadba kayn yuka ah
yuuqyuuqsadaa
waan yaabanee
siduu iigu yimid
yax ma idhi jacyal
yarow aragtidaa
