Page 1 of 3

Congratulations to the new president of Ximan&Xeeb state !!

Posted: Thu Jun 13, 2013 8:56 am
by GIJaamac
Shacabka Ximan iyo Xeeb oo Madaxweyne Cusub Yeeshay iyo Wararkii ugu danbeeyey ee Doorashooyinka



Waxa goordhow lagu dhawaaqay Madaxweynaha Sedaxda Sano ee soo socoda hogaamin Doona Maamulka Ximan iyo Xeeb iyo Ku xigeenkiisa.
Hoolka weyn ee Xarunta Madaxtooyada Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa waxa soo buux dhaafiyey dad farabadan oo iyagu daawanayey sida ay wax u socdaan Musharaxiinta, Baarlamaanka iyo Golaha Guurtida, Tirinta Codadka Kadib ayaa waxa si rasmi ah loogu dhawaaqay Madaxweynaha Maamulka Ximan iyo Xeeb oo loo doortay C/laahi Cali Maxamed Kadiye kadib markii uu helay Cod gaaraya 20-cod
Sidoo kale waxa isla goobta loogu Codeeyey Madaxweyne Ku xigeenka Maamulka Ximan iyo Xeeb kaasi oo isla loo Doortay Cabdi Cabdi Maxamed Axmed (Cabdi Guus) oo helay 22-cod
Xaflada oo hada la soo gebe gebeeyey ayaa waxa Khudbado kala duwan ka soo Jeediyey Masharaxiintii Looga Guuleystay Xilka, Madaxda Hada la doortay ee Maamul Goboleedka Ximan iyo Xeeb.
Sidoo kale waxa Madasha ka hadlay Madaxweynihii hore ee Maamulka Ximan iyo Xeeb Maxamed C/llahi Maclin Aadan Tiiceey kaasi oo si weyn ugu hanbalyey Madaxweynaha Cusub iyo ku xigeenkiisa sheegayna inuu la shaqeyn doono.
Munaasanada Hada waa ay soo dhamaatay waxan Goordhow idiin soo gudbin Doonaa Hadii uu Allah Awooda lahi raali ka noqdo Khudbooyinkii laga jeediyeyMunaasabada oo ay soo xaadireen ku dhowaad 500-Qof iyo Sawiro kala duwan.

Image
Image
Image
Image

Hambalyo Mudane Cabdulaahi Maxamed Kadiye "Baarleex". Noqo kii dadkiisa iyo dalkiisa anfaca !! :som:
:stylin:

Re: Congratulations to the new president of Ximan&Xeeb state

Posted: Thu Jun 13, 2013 9:02 am
by garoweboy
:lol: :lol:

Re: Congratulations to the new president of Ximan&Xeeb state

Posted: Thu Jun 13, 2013 9:14 am
by SiennaEarth
:stylin:

Re: Congratulations to the new president of Ximan&Xeeb state

Posted: Thu Jun 13, 2013 9:15 am
by Sheikh Mustafa
Alla Maxaa magaca madaxweyne Lakufsaday Inaa Lillaah. Jufo Kasta inta tuulo isugu tagto ay tiraah Madaxweyne aan dooranay. His best title is Gudoomiyaha degmada Cadaado and should report to Yusuf Ciyoow who is the current Gudoomiyaha gobolka galgaduud.

We only have one President In Somalia and the rest are Governors, and District Commissioners.

Re: Congratulations to the new president of Ximan&Xeeb state

Posted: Thu Jun 13, 2013 9:24 am
by SiennaEarth
^^^ Ximan iyo Xeeb is not just Cadaado, it includes loads of other cities in central Somalia, so referring to him as the Gudoomiyaha degmada Cadaado is stupid as Cadaado is only the capital of Ximan iyo Xeeb. More like Gudoomiyaha Ximan Iyo Xeeb :stylin:

Re: Congratulations to the new president of Ximan&Xeeb state

Posted: Thu Jun 13, 2013 9:24 am
by GIJaamac
Sheikh Mustafa wrote:Alla Maxaa magaca madaxweyne Lakufsaday Inaa Lillaah. Jufo Kasta inta tuulo isugu tagto ay tiraah Madaxweyne aan dooranay. His best title is Gudoomiyaha degmada Cadaado and should report to Yusuf Ciyoow who is the current Gudoomiyaha gobolka galgaduud.

We only have one President In Somalia and the rest are Governors, and District Commissioners.
Sorry sxb. Taas ma soconeyso. Ximan&Xeeb is planning to be own province sxb. :eat:

Image

Re: Congratulations to the new president of Ximan&Xeeb state

Posted: Thu Jun 13, 2013 10:29 am
by BigBreak
mudug should be split in two pronto and the habar gidir needs to unite right now

Re: Congratulations to the new president of Ximan&Xeeb state

Posted: Thu Jun 13, 2013 10:37 am
by TAATIKO
Image

what a clown degmo gobol manoqotaa?

Re: Congratulations to the new president of Ximan&Xeeb state

Posted: Thu Jun 13, 2013 11:16 am
by Sheikh Mustafa
superlander wrote:mudug should be split in two pronto and the habar gidir needs to unite right now
Habargidir would be the last clan in Somalia to unite. I think Alshabaab and Dawlada would be more likely to unite than Sacad and Saleebaan. Sxb Lets just face the reality. It will not happened.

Re: Congratulations to the new president of Ximan&Xeeb state

Posted: Thu Jun 13, 2013 11:54 am
by AbkoowDhiblaawe
Congratulations Baarleex :dj:

Re: Congratulations to the new president of Ximan&Xeeb state

Posted: Thu Jun 13, 2013 11:55 am
by GIJaamac
:blessed:

Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image

Re: Congratulations to the new president of Ximan&Xeeb state

Posted: Thu Jun 13, 2013 1:17 pm
by TheblueNwhite
Congrats to the new president.
:up:
Harardhere is off limits.

Re: Congratulations to the new president of Ximan&Xeeb state

Posted: Thu Jun 13, 2013 1:41 pm
by GeoSeven
Congrats to the new maamul. Tiiceey is rageedi. Contributed to Ximan and Xeeb and left peacefully.

Re: Congratulations to the new president of Ximan&Xeeb state

Posted: Thu Jun 13, 2013 1:45 pm
by Sheikh Mustafa
GeoSeven wrote:Congrats to the new maamul. Tiiceey is rageedi. Contributed to Ximan and Xeeb and left peacefully.
Tiiceey did not have the Family Accent. He had Reer Xamar plus Isaaq Accent. The new president will have Saleebaan accent. :D :D

When he starts the speech, He will say " May Maqlaydaan instead of the Old Tiiceey's : "Miyaydaan Imaqlayn?"

Re: Congratulations to the new president of Ximan&Xeeb state

Posted: Thu Jun 13, 2013 1:45 pm
by GIJaamac
GeoSeven wrote:Congrats to the new maamul. Tiiceey is rageedi. Contributed to Ximan and Xeeb and left peacefully.
Thanks sxb.
TheblueNwhite wrote:Congrats to the new president.
:up:
Harardhere is off limits.
Thanks sxb.

Xarardheere is synonyms with HG sxb. Everyone and their mother knows that. When you hear Xaradheere, you automatically think Saleebaan ex-pirates. But that doesn´t mean that other tribes don´t live there.
Xarardheere waxaa ku abtirsada Saruur. Waxaana u badan Saleebaan. Laakiinse Ceyr, Abgaal, Shiiqaal iyo Dir meesha wax wey ka degenyihiin.