Dhaxal question.?
Moderator: Moderators
- Corruption1
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1297
- Joined: Fri Mar 04, 2011 8:30 pm
- Location: London
Dhaxal question.?
nin baa dhintay oo hanti badan ka tagay, walina waxa nool 1.aabihii 2.wiil uu dhalay 3. walaalkii.
suaashu waxa weeyaan yaa dhaxlka xaq uleh.??? sidee baana loo qaybsanayaa.??
suaashu waxa weeyaan yaa dhaxlka xaq uleh.??? sidee baana loo qaybsanayaa.??
- Vivacious
- SomaliNet Super
- Posts: 5189
- Joined: Wed Feb 20, 2013 9:48 am
- Location: Life is waking up an hour early to live an hour more :)
Re: Dhaxal question.?
wiilka uu dhalay ayaa dhaxalka xaq u leh.
- Corruption1
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1297
- Joined: Fri Mar 04, 2011 8:30 pm
- Location: London
Re: Dhaxal question.?
close but not 100% right.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1133
- Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
- Location: Maxaa iga galay nin geel badan.
Re: Dhaxal question.?
2:da wiil uu dhalay iyo aabihii oo isna wax kasoo galaya.
Re: Dhaxal question.?
HigherLevel wrote:nin baa dhintay oo hanti badan ka tagay, walina waxa nool 1.aabihii 2.wiil uu dhalay 3. walaalkii.
suaashu waxa weeyaan yaa dhaxlka xaq uleh.??? sidee baana loo qaybsanayaa.??

have you never read the qur'an? there are detailed information regarding this matter. and any matter for that matter

Surat 4 An-Nisa
- Vivacious
- SomaliNet Super
- Posts: 5189
- Joined: Wed Feb 20, 2013 9:48 am
- Location: Life is waking up an hour early to live an hour more :)
Re: Dhaxal question.?
su'aashaadu ma xujaa mise aqoon dhaxal baa kaa maqan?
dhaxal waxaa mar walba is kaleh xaqna u leh waa ilmaha ii qofka ka dhinto. in ur case u said the deceased has a son. so asiga ayaa iska leh. haduu wiil laaw uu ahaan lahaa qofka dhintay, markaas aabihiis iyo walaalahiis ayuu dhaxalka u qeybsami lahaa
dhaxal waxaa mar walba is kaleh xaqna u leh waa ilmaha ii qofka ka dhinto. in ur case u said the deceased has a son. so asiga ayaa iska leh. haduu wiil laaw uu ahaan lahaa qofka dhintay, markaas aabihiis iyo walaalahiis ayuu dhaxalka u qeybsami lahaa
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1133
- Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
- Location: Maxaa iga galay nin geel badan.
Re: Dhaxal question.?
Deeqa.
waalidkuna way so galayaan dhaxalka.
micnaha waxa aad masuul ka tahay oo dhan xaq way u leeyihiin dhaxalkaaga, lakin sida loo kala qaybin anigu wa Garanayo.
waalidkuna way so galayaan dhaxalka.
micnaha waxa aad masuul ka tahay oo dhan xaq way u leeyihiin dhaxalkaaga, lakin sida loo kala qaybin anigu wa Garanayo.
- Corruption1
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1297
- Joined: Fri Mar 04, 2011 8:30 pm
- Location: London
Re: Dhaxal question.?
sandieguy if u read that sura then u should know the exact answer, anagu suurad maanu ku weydiine suaasha ka jawaab.
xaliye, in intee le'eg ayuu odaygu heleyaa, wiilkuna intee.??
deeqa maaha xujaa waa aqoon. anba maan ogayn maanta ka hor mar dhawayd baa the exact answer lay sheegay
xaliye, in intee le'eg ayuu odaygu heleyaa, wiilkuna intee.??
deeqa maaha xujaa waa aqoon. anba maan ogayn maanta ka hor mar dhawayd baa the exact answer lay sheegay
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1133
- Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
- Location: Maxaa iga galay nin geel badan.
Re: Dhaxal question.?
Hadaan maleeyo 25% lakin alaahu yaclam.
Adigu inoo sheg.
Adigu inoo sheg.
Re: Dhaxal question.?
Lol, i am sorry if you took offense my brother. i only meant that it is very easy for you to find out for yourself. just google inheritance in islam and you will find the proper versesHigherLevel wrote:sandieguy if u read that sura then u should know the exact answer, anagu suurad maanu ku weydiine suaasha ka jawaab.
xaliye, in intee le'eg ayuu odaygu heleyaa, wiilkuna intee.??
deeqa maaha xujaa waa aqoon. anba maan ogayn maanta ka hor mar dhawayd baa the exact answer lay sheegay

- MujahidAishah
- Posts: 16995
- Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
- Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool
Re: Dhaxal question.?
All three baa xaq uu leh
- Vivacious
- SomaliNet Super
- Posts: 5189
- Joined: Wed Feb 20, 2013 9:48 am
- Location: Life is waking up an hour early to live an hour more :)
Re: Dhaxal question.?
ok, ma aqaan laakiin sidaan ku maqlay waa qofka haduu ilmo ka tago in ee ayaga leeyihiin dhaxalka. willasha and gabdhaha waxaa loogu kala qeybinaa at 1:2 ratio meaning 1 wiil dhaxalka ku soo aado mid la mid ah ee 2 gabdho kala qeybsanayaan.xaliye123 wrote:Deeqa.
waalidkuna way so galayaan dhaxalka.
micnaha waxa aad masuul ka tahay oo dhan xaq way u leeyihiin dhaxalkaaga, lakin sida loo kala qaybin anigu wa Garanayo.
bal aan Higher ka sugno jawaabta saxda ah.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2799
- Joined: Mon Aug 30, 2010 7:15 am
- Location: Anigoo dhar cad soo ma dhuuman karee dhurwaayow ma soo hagoogtaayeey
Re: Dhaxal question.?
xaga sharicada waxa qadanaya labada wiil.
xaga dhaqan somaliga waxa qadanaya ka u xoog roon.
xaga dhaqan somaliga waxa qadanaya ka u xoog roon.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 283 Views
-
Last post by abdirisak22
-
- 0 Replies
- 771 Views
-
Last post by ACOE1Nuur
-
- 1 Replies
- 530 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 0 Replies
- 784 Views
-
Last post by Erigavo-Man
-
- 0 Replies
- 2222 Views
-
Last post by afisoone
-
- 38 Replies
- 14853 Views
-
Last post by Smile-LiKe-SuN-RiSE
-
- 2 Replies
- 245 Views
-
Last post by subeir123
-
- 14 Replies
- 668 Views
-
Last post by SLEW_DEM
-
- 1 Replies
- 256 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 17 Replies
- 860 Views
-
Last post by Gacalisa