Amaanka Amxaargaysa oo faraha ka baxay

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Amaanka Amxaargaysa oo faraha ka baxay

Post by AhlulbaytSoldier »

Hargeysa (AGGM) Gabadh lagu magacaabi jiray Raxma ayaa caawa lagu toogtay agagaarka hotelka Star ee magaaladda Hargeysa.Marxuumadda oo Meydkeeda la soo dhigay Cisbitaalka Hargeysa ayaa Dilkeedana cidna loo qaban, iyagoo Booliisku soo dhigeen oo kali ah Qolka Meydka.

Masuuliyiinta Cisbitaalku wax war ah oo faahfaahsan kamay bixin hase yeeshee waxa ay Booliiskii soo dhigay Meydka gabadhu dib ugu noqdeen halkii ay ka soo qaadeen si ay u baadi doobaan cidii dilka ka danbaysay.

Rasaas ayaa madaxa lagaga dhuftay iyadoo sida ay ilo wareedyo aanu Cisbitaalka kula kulanay sheegeen balse ilaa hada si rasmi ah looma oga wallow ayay warar iskhilaafsani soo baxayaan.


AUN

In other news a deadly clashes is reported from Hoosingow between pro-Somalia forces vs pro-Kenya forced called Raskibakis.

http://dhacdo.com/main/news.php?readmore=16906
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Amaanka Amxaargaysa oo faraha ka baxay

Post by hargaysaay »

look at this punk so if a random homicide takes place in a city of more than a million it can automatically be translated as a severing security issue. what a pathetic guy
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Amaanka Amxaargaysa oo faraha ka baxay

Post by hargaysaay »

look at this punk so if a random homicide takes place in a city of more than a million it can automatically be translated as a severing security issue. what a pathetic guy
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Amaanka Amxaargaysa oo faraha ka baxay

Post by grandpakhalif »

hargaysaay wrote:look at this punk so if a random homicide takes place in a city of more than a million it can automatically be translated as a severing security issue. what a pathetic guy
lol chicago has 700 homicide a year, amaanka ma ka baxay horta?

sensationalist guy :D
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Amaanka Amxaargaysa oo faraha ka baxay

Post by AhlulbaytSoldier »

:lol: :lol: :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”