Kenyan Intelligence Raid Somali MPs Hotel

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Kenyan Intelligence Raid Somali MPs Hotel

Post by AbdiWahab252 »

Wiil uu dhalay Wasiirkii hore Difaaca Kenya oo Caawa Xildhibanao katirsan Baarlamaanka Soomaaliya ka qaatay Dukumiintiyo


Mareeg.com-Wararka aan caawa ka heleyno Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa sheegaya in Ciidamo katirsan Nabad Sugida Kenya ay ugu dhaceen Hotel ay dagnaayeen Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya kadibna ka qaateen Dukumiintiyo muhiim ahaa , Baasaboor iyo Laptop-yo.

Xildhibaanadan Caawa ay ugu dhaceen Hotelka Sarena Ciidamada Nabad Sugida Kenya ayaa la sheegay in ay ahaayeen Xildhibaano dhawaan Nairobi kulan kula qaatay Xubno katirsan Beesha Caalamka kana dhaadhiciyay in ay qalad yihiin Dhamaan Maamulada Kismaayo looga dhawaaqay Dowlada Soomaaliyana aysan raali ka aheyn..

Ciidamadan Caawa Xildhibaanada Hotelka ugu dhacay ayaa la tilmaamay in uu watay Taliye kuxigeenka Nabad Sugida Dalka Kenya oo ah wiil uu dhalay Wasiirkii hore ee Gaashaandhiga Dalka Kenya Yuusuf Xaaji kuwaa oo ka qaatay Baasaboorkii uu watay Xildhibaan C/Raxmaan Xoosh Jibriil iyo sidoo kale Dukumiintiyo muhiim ah laptop uu lahaa Xildhibaanka, waxa kale Ciidankan qaateen Laptob uu lahaa Xildhibaan C/Laahi Goodax Barre oo goobta ka maqnaa Xiliga ee Ciidankan Hotelka soo galayeen.

Arintan ayaa la tilmaamay in ay gadaal ka riixayaan Masuuliyiin katirsan Dowlada Kenya oo si weyn u taageersan Maamulka Sheekh Axmed Madoobe ee Jubaland maadama xildhibaanadan Caawa Hotelka loogu dhacay ay aad uga soo horjeedaan Maamulka Sheekh Axmed Madoobe.

Waxa sidoo kale tilaabadan caawa ee qaadeen Ciidanka Kenya ee ka dhanka ahaa Xildhibaanadan Soomaaliyeed u muuqataa mid lagu cabsi galinayo Masuuliyiinta iyo siyaasiyiinta kasoo horjeeda Maamulka Axmed Madoobe waxaana laga cabsi qabaa in arintan wax badan u dhinto Xariirka Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya.

Kenya ayaa lagu xantaa in ay naas nuujineyso Maamulka aysan aqoonsaneyn Dowlada Soomaaliya uu Hogaamiyo Sheekh Axmed Madoobe iyadoona Siyaasiyiinta Soomaalida ee katirsan Dowlada Kenya heyb ahaana Wadaaga Sheekh AXmed Madoobe olole ugu jiraan in Maamulka Axmed Madoobe la hirgaliyo si Gaarisa looga maamulo Magaalada Kismaayo Xigasho
User avatar
metamorphosis
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6039
Joined: Mon Sep 26, 2011 2:05 am
Location: Cali iyo haaruun, miyaa gabal isaaq ciilay? Reer Cali miyaa wada cuskaday, curadadii reerka?

Re: Kenyan Intelligence Raid Somali MPs Hotel

Post by metamorphosis »

:wow: Seems like the only place HAG can convene in East Africa is Hamar. My condolences to the robbed MPs.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Kenyan Intelligence Raid Somali MPs Hotel

Post by AbdiWahab252 »

This is good news Meta. It only reinforces what HAG was saying all the time: Kenya is not impartial and is bent on creating a Kenyan enclave inside Somalia. This will bolster the case.
User avatar
SANDIEGUY
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1117
Joined: Sat Nov 17, 2012 12:19 pm

Re: Kenyan Intelligence Raid Somali MPs Hotel

Post by SANDIEGUY »

:lol:
Kafkaesque
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 527
Joined: Mon Mar 18, 2013 9:11 am

Re: Kenyan Intelligence Raid Somali MPs Hotel

Post by Kafkaesque »

These MPs spend more time in Nairobi than their beloved Mogadishu. Looks like Kenya really wants Somalia to function by telling the MPs to go back to their own country, embarrassing cretins. :|
User avatar
metamorphosis
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6039
Joined: Mon Sep 26, 2011 2:05 am
Location: Cali iyo haaruun, miyaa gabal isaaq ciilay? Reer Cali miyaa wada cuskaday, curadadii reerka?

Re: Kenyan Intelligence Raid Somali MPs Hotel

Post by metamorphosis »

Abduwahab I suggest you do not express your antijubbaland opinions while in kenya lest you meet a similar fate. :)
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Kenyan Intelligence Raid Somali MPs Hotel

Post by AbdiWahab252 »

metamorphosis wrote:Abduwahab I suggest you do not express your antijubbaland opinions while in kenya lest you meet a similar fate. :)
My Rer Abti will protect me. I believe that Mogadishu should expel every Kenyan working there especially if they have a POB stating Garissa.
User avatar
metamorphosis
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6039
Joined: Mon Sep 26, 2011 2:05 am
Location: Cali iyo haaruun, miyaa gabal isaaq ciilay? Reer Cali miyaa wada cuskaday, curadadii reerka?

Re: Kenyan Intelligence Raid Somali MPs Hotel

Post by metamorphosis »

AbdiWahab252 wrote:
metamorphosis wrote:Abduwahab I suggest you do not express your antijubbaland opinions while in kenya lest you meet a similar fate. :)
My Rer Abti will protect me. I believe that Mogadishu should expel every Kenyan working there especially if they have a POB stating Garissa.
All the while Mogadisho remains a Musevini protectorate? Quite hypocritcal if you ask me.
User avatar
Rabshoole
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10610
Joined: Fri Nov 30, 2001 7:00 pm
Location: Midwest

Re: Kenyan Intelligence Raid Somali MPs Hotel

Post by Rabshoole »

AbdiWahab252 wrote:This is good news Meta. It only reinforces what HAG was saying all the time: Kenya is not impartial and is bent on creating a Kenyan enclave inside Somalia. This will bolster the case.
:up:
User avatar
BlackRain
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4196
Joined: Thu Sep 13, 2012 1:06 pm

Re: Kenyan Intelligence Raid Somali MPs Hotel

Post by BlackRain »

There was one Darood lagu shaqeeyste who was part of those sorry xildhimano
User avatar
EEGA9
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1906
Joined: Thu Jul 22, 2010 8:05 am

Re: Kenyan Intelligence Raid Somali MPs Hotel

Post by EEGA9 »

User avatar
guhad122
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4958
Joined: Tue Mar 20, 2007 4:59 pm
Location: Jubbaland, NFD and DDS!!!

Re: Kenyan Intelligence Raid Somali MPs Hotel

Post by guhad122 »

metamorphosis wrote::wow: Seems like the only place HAG can convene in East Africa is Hamar. My condolences to the robbed MPs.
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: Kenyan Intelligence Raid Somali MPs Hotel

Post by Advo »

:lol: :lol:
User avatar
manaxe88
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 367
Joined: Fri Oct 12, 2012 10:02 pm
Location: chilling in DASHEEG WAAMO

Re: Kenyan Intelligence Raid Somali MPs Hotel

Post by manaxe88 »

xildhibaanadii waa la wareestay, waxey dhaheen tuugo bey ahayeen ee CID ma ahayn..waa probaganda
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”