Page 1 of 1

Amiir Axmed Madoobe In Jig-Jiga, Garowe Next................

Posted: Mon Jun 17, 2013 1:25 pm
by oxymoron
Madaxweynaha Jubb-land oo la kulmaya madaxda uga saraysa Ethiopia isla markaana booqan doona Jig-Jiga, kaddibna Garoowe- Puntland

Madaxweynaha maamulka Jubba-land Axmed Madoobe oo shalay soo gaaray magaalada Addis-Ababa ayaa sheegay in ujeedka uu halkan u yimid ay tahay sidii uu iskaashi caalami ah ugu raadin lahaa maamulka uu madaxda ka yahay . “Shirar badan ayaa halkan kula gali doonaa madaxda wadanka si aan uga dhaadhicino qorashaheena ku aadan in la taageero Jubba-land “ ayuu ku yiri waraysi uu siiyay Tv-ga qaranka Ethiopia qaybtiisa afka Somaliga ku hadla.

Image

Waxaa kaloo uu sheegay in maamulka jubba-land uu yahay mid curdan ah una baahan in la caawiyo ,isagoo xusay in maamulkiisa ay shaqo badan hortaallo taasi oo la xiriirta sidii aqoonsi buuxa uu uga heli lahaa wadamada dariska ah. “Ma qorsoona in Jubba-land ay taageero ka rabto meel kasta oo ay ka helayso ,taasina dadaal dheer ayaan u gali doonaa “ayuu ku daray hadalkiisa oo aad u koobnaa.

Axmed Madoobe madaxweynaha Jubb-land ma soo hadal qaadin arimo la xiriira dowladda Federalka ah ee Somaliya oo iyadu horey u shaacisay in aysan aqoonsaneyn maamulka looga dhawaaqay Kismaayo muddo ka hor.

Masuuliyiin ka ag dhow madaxweyne Madoobe ayaa laga soo xigtay in masuulka uu la kulmi doono ra’iisul-wasaaraha Ethiopia Hailemariam Desalegn ,isla markaana ay ka wada hadli doonaan arimo la xiriira taageerada la siin karo Jubba-land.

Sidoo kale wararku waxey intaa ku darayaan in madaxweyne Axmed Madoobe uu la kulmi doono inta uu jooga caasimadda Ethiopia masuuliyiin ka tirsan safaaradaha ku yaalla Addis-Ababa si qorshaha Jubba-land uu u meel maro.

Image

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa lagu wadaa in sidoo kale uu booqdo magaala madaxda kililka 5-aad halkaasi oo ay isku arki doonaan madaxda hogaamisa maamulkaasi si ay arimo badan uga wada hadlaan sidaas waxaa sheegay mid kamid ah masuliyinta safarka ku wehlisa hogaamiyaha Jubb-land, waxaa kaloo la sheegayaa in uu booqasho ku tegayo deegaanada Puntland oo lagu casumay, kaddib kulankii ka dhacay Magaalada Nairobi 1o casho kahor uu ku kulmeen labada masuul ee Puntland iyo Jubbaland.

Ugu danbayntii safarka uu ku soo gaaray Axmed Madoobe Addis-Ababa ayaaa loo arkaa mid u ku raadinayo taageero uu beesha caalamka kaga helo maamulka uu hogaamiyo ,kaasi oo waqti yar hadda jira ,isla markaana ay caqabado badan horyaallaan.

Puntlandpost.com

:ugeek:

Re: Amiir Axmed Madoobe In Jig-Jiga, Garowe Next............

Posted: Mon Jun 17, 2013 1:27 pm
by oxymoron
The Next A/Y AUN has been found. The Amiir of Beesha is on the rise just unstopable. :clap:

Re: Amiir Axmed Madoobe In Jig-Jiga, Garowe Next............

Posted: Mon Jun 17, 2013 1:27 pm
by Sheikh Mustafa
This would only lead to more blood shed in Kismaayo. Going to Ethiopia is not gonna lessen the tension. The gov't would see this as a challenge and would do everything that they can to discredit him.

Re: Amiir Axmed Madoobe In Jig-Jiga, Garowe Next............

Posted: Mon Jun 17, 2013 1:33 pm
by oxymoron
Sheikh Mustafa wrote:This would only lead to more blood shed in Kismaayo. Going to Ethiopia is not gonna lessen the tension. The gov't would see this as a challenge and would do everything that they can to discredit him.
The Dawlad ku sheege in Xamar is Void. Jubbaland will continue to push forward strong. The fake government has already done everything in it's power to discredit the people's choice Amiir Axmed Madoobe and even innocent blood has been shed.

Re: Amiir Axmed Madoobe In Jig-Jiga, Garowe Next............

Posted: Mon Jun 17, 2013 1:40 pm
by oxymoron
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image

Only A United Kab iyo Lax Can Restore The People's Federal Republic Of Somalia. :stylin: :lol: :clap:

Re: Amiir Axmed Madoobe In Jig-Jiga, Garowe Next............

Posted: Mon Jun 17, 2013 2:19 pm
by Typhoon
oxoymoron it would be great if you stop talking about jubaland affairs.

ahmed madoobe is the president of jubaland, he got noting to do with what you call kablalax or what ever tribal narrative you want to create.

If reer puntland have bone to pick with hassan sheik mahamoud they should do it in clear manner without inflating their issues with jubaland.

The misunderstanding between the Mogadishu government and Kismaayo government is based on legitimate constitutional principles and not the tribal narrative you want to paint.

The jubaland consensus is that the government of Mogadishu is subverting the peace train of jubaland for political expediency rooted in tribalism.

Jubaland goverment and mogadishu government will hold talks and they will harmonizes their posistion in the coming grand meeting in mogadishu, where the international community will be present and can see who is hindering the stateformation of jubaland and the total eradication of the terrorist outfit called al shabab.


oxomoron your support is much appreciated but its not helpful to the people of jubaland and their state

Re: Amiir Axmed Madoobe In Jig-Jiga, Garowe Next............

Posted: Mon Jun 17, 2013 2:34 pm
by hargaysaay
Image

damn thats one tall fella.

Image

may be i should pay jigjiga a visit ;)

Re: Amiir Axmed Madoobe In Jig-Jiga, Garowe Next............

Posted: Mon Jun 17, 2013 5:39 pm
by oxymoron
Typhoon I will need to see your Jubbaland ID behind closed doors. :ugeek:

I am a dual citizens of two great states, adiga maxa rabta?

I will fight for my cause on every avene, street and under every possable nattive. It's really none of your f-king business if I may add. :stylin:

Re: Amiir Axmed Madoobe In Jig-Jiga, Garowe Next............

Posted: Mon Jun 17, 2013 5:48 pm
by Mustafee101
It's funny how Dhabacyos support Ahmed Qalbi Madoobe more than the Ogadens

Re: Amiir Axmed Madoobe In Jig-Jiga, Garowe Next............

Posted: Mon Jun 17, 2013 5:50 pm
by Mustafee101
BTW this place is not Jig-jigga or Garoowe, It's Adis-abab, Ethiopia!

Re: Amiir Axmed Madoobe In Jig-Jiga, Garowe Next............

Posted: Tue Jun 18, 2013 11:45 am
by oxymoron
Mustafee101 wrote:BTW this place is not Jig-jigga or Garoowe, It's Adis-abab, Ethiopia!
True, his headed to Jig-jigga soon will continue to update this thread.

The Amir has media coverage where ever he lands.

Long live Axmed Madoobe :eat:

Re: Amiir Axmed Madoobe In Jig-Jiga, Garowe Next............

Posted: Tue Jun 18, 2013 12:21 pm
by SultanOrder
Apparently he is going to nairobi after addis ababa.

Re: Amiir Axmed Madoobe In Jig-Jiga, Garowe Next............

Posted: Tue Jun 18, 2013 1:07 pm
by FarhanYare
Typhoon wrote:oxoymoron it would be great if you stop talking about jubaland affairs.

ahmed madoobe is the president of jubaland, he got noting to do with what you call kablalax or what ever tribal narrative you want to create.

If reer puntland have bone to pick with hassan sheik mahamoud they should do it in clear manner without inflating their issues with jubaland. The misunderstanding between the Mogadishu government and Kismaayo government is based on legitimate constitutional principles and not the tribal narrative you want to paint.

The jubaland consensus is that the government of Mogadishu is subverting the peace train of jubaland for political expediency rooted in tribalism.

Jubaland goverment and mogadishu government will hold talks and they will harmonizes their posistion in the coming grand meeting in mogadishu, where the international community will be present and can see who is hindering the stateformation of jubaland and the total eradication of the terrorist outfit called al shabab.


oxomoron your support is much appreciated but its not helpful to the people of jubaland and their state
this :up:

Re: Amiir Axmed Madoobe In Jig-Jiga, Garowe Next............

Posted: Tue Jun 18, 2013 7:12 pm
by AbdiWahab252
He should be this well received because he is in his native country.