Page 1 of 1

Tune Into 99.9 FM In Kismayo, For Jubbaland News

Posted: Tue Jun 18, 2013 11:13 am
by Murax
Radio Jubba oo Kismaayo laga maqlayo, Barre Hiiraale oo ay taageereyso
Published: June 18, 2013

Kn: Sidii aan shalay tabiney waxaa magaalada Kismaayo laga maqlayaa raadiye cusub oo moowjadda FM-ka ka hadasha.

Raadiyahan waxaa lagu magacaabaa Radio Jubba, kana soo gala moowjadda 99.9 oo FM ah, waxaana lagu soo waramayaa in uu warka kasoo lalinayo xaafadda Guul Wadde ee Kismaayo.

Wararka waxa ay intaasi ku darayaan in raadiyahan uu taabacsanyahay Barre Hiiraale.

KismaayoNews.com