So i met and caught up with a long time friend of mine oo habeen hore Bari (boosaaso) kasoo laabtay, dhowr sanadood ayuu maqnaa...cabbaar aan sheekaysanay markaasuu iga warramay xaalada ey kusugantahay dalkii...i was suprised as he explained that the general feeling in Puntland and the South is that Shabaab have no real influence but rather there is serious US interfering going on...shirqoolkii lagu diley Sh Axmed Xaaji iyo Sh C/qaadir Gacameey kulli waxaa soo abaabulay ciyaal payroll maraykan ku socda oo qaarkood stateska loo diri lahaa..in one incidence he said he knew of the young lad who actually killed Sh Gacameey...weligiis kuma tacaluqneyn shabaab iyo afkaartooda ee wuxuu ahaa miskiin iska dhibyar oo marka dambe meelo kala duwan sida laascaanood intaa loogu direy laguna yiri orod soo qaariji shiiq hebel iyo oday hebel...dilkaan uu ugeystay Sh Gacameey was suppose to be his last mission before being whisked off to the states...Wuxuu kaloo iisheegay burcad badeedka inay wadashaqayn ka dhaxayso ayagu iyo maraakiibta maraykanka ee badda hindiya kormeerta...the pirates are not being fought against but rather the US navy warships concede some cash prizes to them and continue their illegal usage of the sea whilst giving the pirates the regular equipment in order to attack other foreign ships as a way of covering their own footsteps...
He also told me of the saracen company who have usurped entire stocks of natural hidden minerals in the northeastern regions claiming it is merely soil in their failed quest for the oil...

Basically in a wrap, the US is doing everything in its power to keep the instability going and things which we may have pointed at Shabaab are in effect led by US initiative...
Sheekooyinkaan oo kale ma idiin soo gaartay mise sheeko beeralay aa laygu hayay?