SFG and Jubbaland talks will be held in Addis Ababa not Xama

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

SFG and Jubbaland talks will be held in Addis Ababa not Xama

Post by grandpakhalif »

Jubbaland and SFG conference will be held in Ethiopia addis ababa
BREAKING NEWS:— Wadahadaladii Maamulka Jubaland iyo Dowlada Federaalka oo Muqdisho lagu qaban lahaa oo loo weeciyey Adis Ababa, Ethiopia

Adis ababa–21 Juun,2013–Pi– Warar Dublamaasiyadeed oo rasmi ah oo ay heleen Howlwadeenada Puntlandi ayaa sheegey in Shirkii dhexmari lahaa Dowlada Federaalka iyo Jubaland loo weeciyay magaalada Adis Ababa, islamarkaana uuna dhacayo Sadex todobaad gudahood.

Dadaal dheer oo ay galeen Dowladaha IGAD, Beesha Caalamku iyo Dowlada Jubaland ayaa culeys lagu saarey Madaxweyne Xasan Sheikh inuu aqbalo in Wadahadalada lagu qabto Magaalada Adis Ababa ee Dalka Itoobiya.

Arintaan ayaa timid ka dib markii Masuuliyiinta Jubaland, Dowladaha IGAD iyo Beesha Caalamka ay ka dayriyeen Xaalada Nabadgalyo iyo mida Siyaasadeed ee ka jirta Magaalada Muqdisho oo bilihii ugu danbeeysay ay ka soo dareeysay.HALKAAN RIIX

Maalmahaan ayaa waxa socdey Muran daba dheeraadey oo u dhexeeya masuuliyiinta maamulka Jubaland iyo Dowladda Federaalka kasoo ku saabsanaa goobta shirka lagu qabanayo oo lagu kala aragti duwanaa, iyadoo Madaxweyne Xasan Sheekh uu aad ugu dhaganaa in shirka lagu qabto Jabuuti, Muqdisho ama Kampala, Halka Masuuliyiinta Jubaland-na ay iyana soo jeediyeen Kismaayo, Garowe, Nairobi ama Adis Ababa.

Ugu dambeyntii Waxaa qalinka lagu duugey in Shirka Wadahadalka ee u dhexeeya Maamulka Jubaland iyo Dowlada Federaalka lagu qabto Magaalada Adis Ababa ee Xarunta Wadanka Itoobiya.

Haddii madaxda Jubaland iyo DF ku heshiyaan shirkaan ka dhacaya Adis Ababa ayaa meesha ka saareysa mugdigii labada maamul ku dhex jiray iyadoo markaasna loo gudbayo in la dhameystiro maamul goboleedyadii kale ee dalka.

Smart move my Jubbaland admin, Xamar is not a neutral place to hold a meeting with Culusoow, now it will be held in 3 stages first Addis Ababa then Nairobi then Garowe.
Titanium
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2999
Joined: Tue Jan 01, 2013 3:51 am

Re: SFG and Jubbaland talks will be held in Addis Ababa not

Post by Titanium »

Puntlandi.com is not a good source for Somali news. Are there any other trustworthy websites reporting this?
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: SFG and Jubbaland talks will be held in Addis Ababa not

Post by AhlulbaytSoldier »

If turtle accept that, then he looks dumper than i though.

General Caydiid raximullah: the only faqash talking to me is a civilian :stylin:
User avatar
SultanOrder
Posts: 21697
Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
Location: Peace!

Re: SFG and Jubbaland talks will be held in Addis Ababa not

Post by SultanOrder »

They reported that Dr Maryama fell down the stairs after she praised puntland schools alludint to xassan sheikh pushing her down :lol:
User avatar
GIJaamac
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4962
Joined: Thu Apr 12, 2012 2:05 am

Re: SFG and Jubbaland talks will be held in Addis Ababa not

Post by GIJaamac »

Perfect_Order wrote:They reported that Dr Maryama fell down the stairs after she praised puntland schools alludint to xassan sheikh pushing her down :lol:
:lol: :lol: :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”