Page 1 of 1
Secessionist need to get Somalia visa to visit Berbera
Posted: Sun Jun 23, 2013 1:44 pm
by grandpakhalif
Mudane Yusuf Budle oo aanu weydiinay wararka sheegaya in dad u dhashay S/land oo sita dhalashada Maraykanka loo diiday in ay tagaan Berbera, ilaa ay qaataan fiise Soomaali ah, oo laga qaatay safaarada Somaliya ay ku leedahay dalka Maraykanka, waxa uu ku jawaabay: Haa way jirtaa laakiin ma aha dadka waaweyn ee ay baasboorka Maraykanka ugu qoran tahay in ay ku dhasheen Somaliya, laakiin waa ciyaalka ay dhaleen ee la socda ee ay baasboorkooda Maraykanka ugu qoran tahay in ay ku dhasheen USA. Waxa inta aan ka war qabno laga soo celiyay Airport-yada ilaa 8 qoys oo u dhashay Somaliland loona diiday in ay dalka ka baxaan iyaga oo aan fiise kasoo qaadan safaarada Somaliya ee Washington. Arrinkan waxa aanu kala xidhiidhnay safiirka Somaliland u fadhiya dalkan Maraykanka waxaanu noo sheegay in aanu waxba ka qaban karin ayna ku qasban yihiin in ay qaataan fiisahaas loo sheegay in ay qaataan ee Somaliya. Waxa kale oo aanu la xidhiidhnay madaxda diyaarada Ethiopian Airlines ee Washington oo ah diyaarada keliya ee dadkan ku qasabtay arrinka fiisaha, waxaanay noo sheegeen in arrinkaasu yahay amar cusub oo bishii May 2013 horaanteedii lagaga soo amray Addis Ababa, aanayna waxba ka qaban karin. Kadib waxa aanu u gudbinay cabashadan madaxda wasaaradda Duulista iyo Hawada iyo weliba Wasaarada Arrimaha Dibedda ee Somaliland, si ay arrinkan wax uga qabtaan ilayn iyagaa dawladdii ahe. :Illaa hadana arrinkii wax laga qabtay maanaan arag, dadkii reer Somaliland ahaana waxa igu maqaala ah in qaar ka mid ahi ay fiisihii ka qaateen safaarada Soomaalida ee washington, sidaana ku tageen Somaliland.
http://www.qarannews.com/2013/06/yusuf- ... asiyadeed/

Re: Secessionist need to get Somalia visa to visit Berbera
Posted: Sun Jun 23, 2013 1:47 pm
by grandpakhalif
secessionist feeling the heat of Wasaarada Somalia new rules

Re: Secessionist need to get Somalia visa to visit Berbera
Posted: Sun Jun 23, 2013 1:50 pm
by CaliBurco
Atleast they have a home to go to you pond life, you don't have anything to laugh at. Keep getting robbed in Canada by sangadhuudhis Mr ' I have lost my manhood'

Re: Secessionist need to get Somalia visa to visit Berbera
Posted: Sun Jun 23, 2013 1:53 pm
by grandpakhalif
Re: Secessionist need to get Somalia visa to visit Berbera
Posted: Sun Jun 23, 2013 1:57 pm
by MrPrestige
It is a tabloid article and holds no facts. Your president the Donkey Culusow and his ministers aren't even allowed to step foot in Somaliland.
Re: Secessionist need to get Somalia visa to visit Berbera
Posted: Sun Jun 23, 2013 2:21 pm
by AhlulbaytSoldier
This is normal because maamulka waqooyi is not internationally recognized.
Even their protector the xabashis do not recognize them.
Waa iska caadi.
Re: Secessionist need to get Somalia visa to visit Berbera
Posted: Sun Jun 23, 2013 2:24 pm
by MrPrestige
^ Dumb Hutu raccoon, Ethiopia accepts Somaliland visas.
Re: Secessionist need to get Somalia visa to visit Berbera
Posted: Sun Jun 23, 2013 2:26 pm
by AhlulbaytSoldier
That means shit.
I can also accept visa of some hooker.
Unless you cant show me evidence that xabashis recognize maamulka khatland, u can screw yourself.
Re: Secessionist need to get Somalia visa to visit Berbera
Posted: Sun Jun 23, 2013 2:29 pm
by MrPrestige
It means a lot, a person travelling from Ethiopia to Somaliland doesn't need no dirty Somalia visa stamped with Mooryaan blood. You get me Bantu
b!tch. If recognition did anything for your people, they wouldn't be occupied in 2013 in Mogadishu and ducking from daily bombs.
Re: Secessionist need to get Somalia visa to visit Berbera
Posted: Sun Jun 23, 2013 4:56 pm
by Waqooyism