Celebration Thread: 26-June to July-1
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
Amirsade
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1176
- Joined: Wed Jan 14, 2009 6:47 am
- Location: Villa Ruugcadagii kala Rogaha Raasmaalka
Celebration Thread: 26-June to July-1
Last edited by Amirsade on Sun Jun 23, 2013 8:23 pm, edited 1 time in total.
- hargaysaay
- SomaliNet Super

- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Celebration Thread: 26-June to July-1
Maanta Maanta Maanta Wa Maalin Weyne Maanta
-
Amirsade
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1176
- Joined: Wed Jan 14, 2009 6:47 am
- Location: Villa Ruugcadagii kala Rogaha Raasmaalka
Re: Celebration Thread: 26-June to July-1
Wasiirka Warfaafinta iyo Boostada Soomaaliya oo sheegay in 26-ka Juun la Howl-gelin doono Boostadii hore ee Dalka

Sabti, Juun 22, 2013 (HOL) — Wasiirka warfaafinta, boostada iyo gaadiidka xukuumadda Soomaaliya, C/llaahi Ciilmooge Xirsi ayaa maanta sheegay in dib loo furayo 26-ka bisha Juun ee sanadkan oo ku beegan markii gobollada waqooyi ee dalka ay ka xoroobeen gumeystihii Ingiriiska in dib loo furi doono boosatadii weynayd ee dowladda.
Mar uu ka hadlayay furitaanka boostada ayuu wasiirku sheegay in lagu soo beegi doono maalin ka mid ah maalmaha Soomaalida ku weyn, isagoo xusay in qof walba oo Soomaali ah uu furan karo boosto uu wax ku dirsado waxna loogu soo diri karo.
“Waxaan qorsheynaynaa in 26-ka bishan Juun aan dib u howlgelinno boostadii weynayd ee dalka, waxaana qof walba uu furan karaa sanduuq uu kireysanayo, kaasoo waxna loogu soo diri karo isaguna uu wax ku diri karo,” ayuu yiri wasiirka oo hadlayay kaddib markii uu booqday xarunta boosatadii hore ee dalka.
Sidoo kale, wasiirku wuxuu sheegay in qofka furanaya boosatada laga doonayo inuu la yimaado aqoonsi, sida baasaboor ama aqoonsiyada la socda baasaboorka, wuxuuna xusay in tani ay qayb ka tahay qorshayaasha lagu doonayo in dib loogu soo nooleeyo adeegyadii dalku lahaan jiray.
“Boosatada waa mid adeegi doonta shacabka Soomaaliyeed oo dhan meel walba oo ay dunida kaga sugan yihiin, waayo boosto shaqeysa xilligan kama jiro dalka Soomaaliya,” ayuu hadalkiisa ku daray.
Wasiirku masoo hadal qaadin qorshaha wasaaraddiisa uga dagsan dib u howl-gelinta adeegyadii isgaarsiinta dalka oo ku lamaansanaa boosatada, waxaana tan iyo markii uu burburay adeegyada isgaarsiinta gacanta ku hayay shirkado gaar loo leeyahay.
Xukuumadda federaalka Soomaaliya ee rasmiga ah ayaa markii la dhisay waxayna mas’uuliyiinteedu sheegeen inay dadaal weyn u geli doonaan sidii dib loogu soo celin lahaa adeegyadii dadweynaha ee ay dowladdu gacanta ku haysay sida iskuullada waxbarashada iyo isbitaallada dalka.

- MenaceToSociety
- SomaliNet Super

- Posts: 5030
- Joined: Wed Jan 11, 2012 2:34 pm
Re: Celebration Thread: 26-June to July-1
Please from celebrating jun 26
- hargaysaay
- SomaliNet Super

- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Celebration Thread: 26-June to July-1
Ismaill87 wrote:![]()
![]()
indeed.Re: Celebration Thread: 26-June to July-1
Look at the images he posted and look what you responded with. What a stupid dirty waqooyi you are!hargaysaay wrote:Maanta Maanta Maanta Wa Maalin Weyne Maanta
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Celebration Thread: 26-June to July-1
hargaysaay wrote:Maanta Maanta Maanta Wa Maalin Weyne Maanta

-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Celebration Thread: 26-June to July-1
Great days are ahead of us 

- Typhoon
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2210
- Joined: Wed Apr 14, 2010 1:42 am
- Location: Ubi concordia, ibi victoria - Publius Syrus
Re: Celebration Thread: 26-June to July-1
2 April Jubaland constitution was based and j/land became official sovereign country
the people of jubaland don`t give a fok about 1 july and 26 jun
somalia! what somalia?
We hold these truths to be self-evident

- FarhanYare
- SomaliNet Super

- Posts: 19038
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
Re: Celebration Thread: 26-June to July-1
lol waryee caligaab maxaa ka raabta the wadani hargeysaay
- FarhanYare
- SomaliNet Super

- Posts: 19038
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
Re: Celebration Thread: 26-June to July-1
1st july is cleaning day up in somaliland 
viva 18 may and 26 june - days of victory for the somalilander nation

- gurey25
- SomaliNet Super

- Posts: 19349
- Joined: Thu Apr 15, 2004 7:00 pm
- Location: you dont wana know, trust me.
- Contact:
Re: Celebration Thread: 26-June to July-1
does anyone even celebrate 26th of june these days?
it has been overtaken by 18th may this is the most important day for us.
it has been overtaken by 18th may this is the most important day for us.
-
Amirsade
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1176
- Joined: Wed Jan 14, 2009 6:47 am
- Location: Villa Ruugcadagii kala Rogaha Raasmaalka
Re: Celebration Thread: 26-June to July-1
Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa waxaa si wayn looga xusayaa munaasabada 26-june oo ah maalin ku wayn dadka Soomaaliyeed.
Munaasabada ugu wayn ayaa waxay ka dhacaysaa xarunta madaxtooyada, waxaana ka qaybgalaya munaasabada madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Raysal wasaaraha iyo gudoomiyaha baarlamaanka iyo madaxda kale ee dalka.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 92 Replies
- 48876 Views
-
Last post by HalfBked
-
- 49 Replies
- 5824 Views
-
Last post by FAH1223
-
- 2 Replies
- 620 Views
-
Last post by union
-
- 5 Replies
- 461 Views
-
Last post by Osman-NZ
-
- 0 Replies
- 632 Views
-
Last post by AsadSL
-
- 36 Replies
- 2838 Views
-
Last post by Xildiiid
-
- 0 Replies
- 334 Views
-
Last post by Sir-Luggoyo
-
- 6 Replies
- 668 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 144 Replies
- 10981 Views
-
Last post by fdama
-
- 15 Replies
- 1754 Views
-
Last post by abdisamad3