A website called Somalimidnimo(turned terrorists on the day hutu man was elected) that supported Ina Yeey until he was replaced by Sh.Sharif confirms with strong evidence the killing and beheading of Ibrahim Afghani(May Allah burn him in hellfire).
Deg Deg: إنا لله و إنا إليه راجعون ولا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم والعاقبة للمتقين, Golaha Baraarugga Islaamku Wuxuu Xaqiijinayaa Shahaadada Walaalaheen Al-Shahiid Sheekh Abuubakar Al-Zaylici Iyo Al-Shahiid Macalin Burhaan!.
Jun 27, 2013 - 1 Comment
الحمد لله والصلاة والسلام على رسول الله وعلى آله وصحبه،
إنا لله و إنا إليه راجعون ولا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم والعاقبة للمتقين
أما بعـد
وقال تعالى
وَبَشِّرْ الصَّابِرِينَ * الَّذِينَ إِذَا أَصَابَتْهُمْ مُصِيبَةٌ قَالُوا إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ * أُوْلَئِكَ عَلَيْهِمْ صَلَوَاتٌ مِنْ رَبِّهِمْ وَرَحْمَةٌ وَأُوْلَئِكَ هُمْ الْمُهْتَدُونَ
BARAAWE:- Ilaahay ayaa Mahad iska leh Nabadgalyo iyo Naxariis Nabi Maxamed CS, korkiisa ha ahaato. Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajacuun, Xasbunallah Wanicmal Wakiil. Waxaan Idiin xaqiijinaynaa in ay Shahiideen Sheekh Ibraahim Xaaji Jaamac Miicaad oo loo yaqaannay Sheekh Abuubakar Al-Zaylici iyo Sheekh Cabdixamiid Xaashi Colhaye loona yaqaanay Sheekh Macalin Burhaan, Raxmatullaahi Caleyhim!.
Yaa Xaqiijiyey Shahaadada Culimada?.
Galabnimadii Shalay oo Arbaca ahayd, June 26,2013 ayaa Waaliga Wilaayada Islaamigaa ee Shabeelada Hoose Sheekh Maxamed Abuu Cabdallah Xiiraay iyo Masuuliyiin kale ay kulamo la qaateen Xaasaskii Labada Sheekh oo kiiba uu katagay 3 Xaas iyo dhowr iyo Toman Caruur ah. Waxayna Gabdhaha Muslimaadkaa u sheegeen in ay Asayda qaadaan waxayna u xaqiijiyeen in ay dileen Culimada.
Sidoo kale waxay la kulmeen Hooyadii dhashay Sheekh Shahiid C/xamiid Xaashi Colhaye oo Sheekh Macalin Burhaan loo yaqaanay, waxayna u sheegeen Wiilkeeda in ay dileen iskana samirto, waxaa sidoo kale Waaliga Wilaayada Islaamigaa ee Shabeelada Hoose iyo Masuuliyiin kale ay kulan la qaateen Culimada Rabaaniyiintaa oo ay u sheegeen in ay dileen Culimada.
Yaa Dilay?.
Walaalahaas Culimada ahaa ee aan Magacyadooda Idiin soo gudbinnay Shahaadadoodana aan Idiin xaqiijinayno waxaa dilay Amiirka Xarakada Al shabaab Almujaahidiin iyo Masuuliyiin kale waxay u dileen Ayagaa looga fadhiyaa iyo qaabkii uu u dhacay howlgalkii Magaalada Baraawe!.
P.S, you should also know Somalimemo is a punani owned website which used to be Pro-Abdullahi Yusuf, but put on cimaamad on the day sh.sharif was made president.
Punani Somalimemo hasnt confirmed or talked about this madness within the ranks of terrorists.
In other news, Abu Mansur Roobow is hiding from the insane qaldaan agent godane. No one knows where he is. Some of his clansmen wants for Abu Mansur the same treatment which Aweys got from Somali Govt: Amnesty and retirement in a beachhouse somewhere in Qatar.
Pro-Ina Yeey website confirms the beheading of I.Afghani
Moderator: Moderators
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 1941 Views
-
Last post by Starscream
-
- 25 Replies
- 1529 Views
-
Last post by Basra-
-
- 10 Replies
- 964 Views
-
Last post by Suhaylah
-
- 1 Replies
- 336 Views
-
Last post by FAH1223
-
- 25 Replies
- 1699 Views
-
Last post by The-Screw
-
- 33 Replies
- 6122 Views
-
Last post by udun
-
- 11 Replies
- 1310 Views
-
Last post by ciddhartha
-
- 7 Replies
- 828 Views
-
Last post by MAD MAC
-
- 55 Replies
- 5336 Views
-
Last post by Mondey
-
- 15 Replies
- 1537 Views
-
Last post by AbdiWahab252