Reer Waqooyi vs reer Mudug vs reer Xamar

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Daff
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2983
Joined: Wed Nov 09, 2011 2:25 am
Location: Xaga aad Ujeedaa Mala waa Xidigaheee Ninka Xoolo kaa dhacay Ka dacwee Xafiisyada

Reer Waqooyi vs reer Mudug vs reer Xamar

Post by Daff »

Reer Waqooyi
Nin reer waqooyi ah ayaa soo raacay (Bus) ka dhax shaqeeya muqdisho, kursi ayuu fariista cabaar kadib ayaa waxaa buskii soo koray GARBAR cunug wadatah oo REER XAMAR AH NINkii reer waqooyi ayaay ku tiri'' ABOOWE JAG IGA DHEH"" oo ay kawado iga siko markaasuu afka kayiri "JAG" Gabadhii way ku celisay ''aboowe maa jag dhahdid'' markaa soo hadana Afka ka yiri ''JAG" Gabadhii ayaa si qayla ah u tiri'' maxaa kugu dhacay maa jag tiraahdid? asigiinaa si cara leh ayuu kor u yiri'' Dee JAG,oo JAG oo hadana JAG, madhagahaad la'dahay, iminkoo dhan baan ku leenahay JAGE.
Reer Mudug
hada kahor baa macalin rer xamar aya wuxuu xisaab u dhigi jiray arday laso badalay oo rer mudug ah marka wuxuu rabay inuu baro toban labo ka jar xisabta loo yaqaan marka wuxuu tusaale ugu keenay in maalin maalmaha kamid ah toban ariya ay xero ku jiraan dhurwaana usoo galay labo kamidana uu dhurwaagi cunay, arday di bu macalinkii wuxuu ku yiri imisaa hartay saa arday kamid ah ardaydii baa soo booday oo yiri warba'aa ma dhurwaagii aan aqaanay mise mid kale kan aqaanay waxaba kama taagayo saa maclinkii baa soo booday oo yiri ee lamo le ka cunay meeqaa hareyso ardaygii baa yiri war warkaas ka bax kaan aqiinay waluusan hal xabo ka tagine
Reer Xamar
hada kahor baa will rer xamar ah tuug soo bursaday suu usoo ordaayay u xafadiisa damcay inuu galo mise albaabka waa xiran yahay, wuu garacay "gow gow" albabki, aabahiis aa so kacay yaa weeye u dhahay? aabo aweeys waaye tuug aa i bursahooyaa igu fur albaabka. Aabahiis aa dhahay, ee hadii tuug ku bursahooyo guriga maa keene marka? bax soo dhumi tuuga ee soo noqo, yacni lose the thieve and come back
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”