Maxaa heysta Axmad Madoowe?

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Maxaa heysta Axmad Madoowe?

Post by zingii »

Sida wararka qaar sheegayaan, kolkuu dagaalka bilaabmayay, Axmad Madoowe wuxuu ku sugnaa Itoobiya oo uu kula shirayay xubno ka socda Dowlada. Sida la sheegayo shirku wuxuu ku saabsanaa in gudoomiye ahaan loo aqoonsado balse laga rabo inuu hoos yimaado dawlada.


SUAALO:

Dhul aad ku gorgortameysay haduu gacanta ka baxo adoo wali gorgortankii ku jira, maxaad ka yeeli laheyd?

Wadada u furan iminka maxay tahay oo uu ku dhaqaaqi karo?


Sida muuqato, waxaa hubaal ah in gacantiisa ka sii baxeyso kismaayo oo looga itaal roonyahay.
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Maxaa heysta Axmad Madoowe?

Post by The_Patriot »

Muriyan yahow isku xishow.
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Maxaa heysta Axmad Madoowe?

Post by zingii »

Wadada u furan Axmad Madoowe maxay tahay?

Sidee buu ku hanan karaa hogaaminta kismaayo ama jubooyinka isagoo dawladu aqoonsantahay?

Try putting yourself in his position and see if you could untangle the mess he is in.
Determine the best way out while taking into calculation (SFG,Barre,Baasto,Shabab) and the on going crusade against him and his allies(the kenyans).
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Maxaa heysta Axmad Madoowe?

Post by The_Patriot »

Zingii Kismaayo Galgaduud maaha.
Reer Galgaduud militia have been routed out of Kismaayo.The last stronghold was Guulwade(Booli qoraane 2) which was shelled heavily By RK brigade.
Marexan were given PM position by Culusow cos he thought they would be influential in Kismaayo but after todays events Culusow will need to look for a PM from club Kablalax.
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Maxaa heysta Axmad Madoowe?

Post by zingii »

Adoo Keenyaati dabodhilif u ah baad afka ku taageysaa Xassan Shiikh. :|

Waxba adoo meeresan oo jah wareer isku ridin, suaalaha ka jawaab ama ka afgaabso.
Iska hadal looma hadlo, astaan raga lagu yaqaan ma'ahan.
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Maxaa heysta Axmad Madoowe?

Post by The_Patriot »

Adherka Barre Botindeere soki yiri Yahuud buu uyeran? Awey Yahuudi mise shekadhi Usain Bolt buu arintas uu iloowey?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”