Page 1 of 1

The real losser: Somali Goverment

Posted: Sun Jun 30, 2013 5:51 am
by bashe19
Aan runta isu sheegno, Kismaayo waxa laysku hayo ee yaal waa; Hantida iyo canshuuraha dadka soomaaliyeed ee Jubbooyinka ku nool ay bixinayaa markay Dekadda ama airaporka Kismaayo wax kala soo degayaa ama ay dhoofsanayaan.

Dowladdu marka ay soo booqanaysay Kismaayo danteeda ugu horaysa ooy miiska soo dhigayeen waxay ahayd Dekeda iyo airaporka Kismaayo hanalaku wareejijo, yaa iminka u haray adoontii Kiiyatiga iyo dabadhilifyadooda ama dabaqoodhigoda Absame. Adoonta waxay qaadataa our tax about 60 percent of our import - export in Kismayo is this a fair? That's why the real losser is Somali gov.


:dj: :lost: