
http://hiiraan.com/news/2013/Jun/warark ... -22435.htmAxad, Juun 30, 2013 (HOL) — Ciidamada Maamulka Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa la wareegay gacan ku haynta magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, kaddib dagaallo saddexdii maalmood ee ugu dambeeyay ka socday gudaha magaaladaas.
...
Col. Barre Hiiraale, Cabdi Baalleey iyo Iftiin Xasan Baasto oo ahaa raggii isku bahaystay dagaalka Kismaayo ayaa la sheegayaa inay iyaguna ka baxeen gudaha magaalada Kismaayo oo ay ku sugan yihiin dhul-buuraley ah oo dhinaca galbeed kaga beegan magaalada.

It took less than 3 days to chase out the evil MX, Sheikhaal, Cawrtale alliance from the Holy City. Another loss for snet Sade, when will they ever get a break?
