Iftiin Baasto surrenders to General Darwiish (JL)
Moderator: Moderators
- Guul13
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1021
- Joined: Fri Apr 05, 2013 1:55 pm
- Location: Suldaan Guul Suldaan Mooracase- KABLALAX!
Iftiin Baasto surrenders to General Darwiish (JL)
Sida ay kusoo waramayaan wariyeyaasheena Kismaayo waxaa mar dhow is dhiibey Iftiin Xassan Baasto oo ka mid ah raggii sheegtey madaxweynenimadda Jubbaland.
Waxa uu isu dhiibey ciidamo ku sugan sarta Qiilma Waaye oo uu hogaamiyo Jeneraal Darwiish.
Iftiin oo ciidamadiisa laga saaray magaalada ayaa ku dhuumaaleysanayay gudaha magaaladda, waxana uu isu dhiibey ciidamo uu filayay in aysan waxbo gaarsiin doonin marka laga hadlayo xagga beelaha.
Lama oga sida laga yeeli doono Iftiin oo ay la socdeen qaar illaaladiisa ka mid ah.
KismaayoNews.com

Last edited by Guul13 on Sun Jun 30, 2013 10:53 am, edited 1 time in total.
- Guul13
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1021
- Joined: Fri Apr 05, 2013 1:55 pm
- Location: Suldaan Guul Suldaan Mooracase- KABLALAX!
Re: Iftiin Baasto surrenders to General Darwiish
Ciidamo beeleed ka kooban 10 oo uu watay Iftiin Xasan Baasto ayaa isu dhiibay Gen. Darwiish oo ka mid ah masuuliyiinta dhanka ammaanka iyo Siyaasada ee maamulka Jubbaland State.
- Guul13
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1021
- Joined: Fri Apr 05, 2013 1:55 pm
- Location: Suldaan Guul Suldaan Mooracase- KABLALAX!
Re: Iftiin Baasto surrenders to General Darwiish (JL)
Guul Jubbaland 

- FarhanYare
- SomaliNet Super
- Posts: 19029
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
Re: Iftiin Baasto surrenders to General Darwiish (JL)
maye bariis magac xuma waxa 

Re: Iftiin Baasto surrenders to General Darwiish (JL)
Is darwish that reer biciidyahan guy? If so his forces must be harti?
The war is Kablalax and Kenya vs Hawiye + Alshabab and Marehans
The war is Kablalax and Kenya vs Hawiye + Alshabab and Marehans
- Guul13
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1021
- Joined: Fri Apr 05, 2013 1:55 pm
- Location: Suldaan Guul Suldaan Mooracase- KABLALAX!
Re: Iftiin Baasto surrenders to General Darwiish (JL)
Yes, he's Reer Bicidyahan and his forces are Harti. I believe Colonel Afguduud is his second in command.
- FarhanYare
- SomaliNet Super
- Posts: 19029
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
Re: Iftiin Baasto surrenders to General Darwiish (JL)
The only hawiye you are dealing with currently are the locals of juballand if any hawiye is taking part in this war against kenyan invadersBlackRain wrote:Is darwish that reer biciidyahan guy? If so his forces must be harti?
The war is Kablalax and Kenya vs Hawiye + Alshabab and Marehans

Re: Iftiin Baasto surrenders to General Darwiish (JL)
Lol stupid post. The only Harti involved is the waamo Harti and the only OGs involved are the ones in Kismayo
- Guul13
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1021
- Joined: Fri Apr 05, 2013 1:55 pm
- Location: Suldaan Guul Suldaan Mooracase- KABLALAX!
Re: Iftiin Baasto surrenders to General Darwiish (JL)
I wonder what they're going to do to Baasto 

Re: Iftiin Baasto surrenders to General Darwiish (JL)
They gona serve Baasto with hilib ariGuul13 wrote:I wonder what they're going to do to Baasto
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1133
- Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
- Location: Maxaa iga galay nin geel badan.
Re: Iftiin Baasto surrenders to General Darwiish (JL)
Haduu isticmaalayaa kaarkii hartinimada(yacni cawrmala ayaa marba wax sheegta), malintii horena wuxuu lahaa deeganka umay dhalan.
Idinkaa garan sidaad Hartow dhahaysaan.
Idinkaa garan sidaad Hartow dhahaysaan.
- Guul13
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1021
- Joined: Fri Apr 05, 2013 1:55 pm
- Location: Suldaan Guul Suldaan Mooracase- KABLALAX!
Re: Iftiin Baasto surrenders to General Darwiish (JL)
Cawrmale Waamo can't claim Harti, that ship has already sailed. If Baasto is spared, it's solely to weaken the opposite side by placating the Cawrmale natives.xaliye123 wrote:Haduu isticmaalayaa kaarkii hartinimada(yacni cawrmala ayaa marba wax sheegta), malintii horena wuxuu lahaa deeganka umay dhalan.
Idinkaa garan sidaad Hartow dhahaysaan.
Re: Iftiin Baasto surrenders to General Darwiish (JL)
All Kablalax Crew 

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 33 Replies
- 1715 Views
-
Last post by Guul13
-
- 4 Replies
- 944 Views
-
Last post by Hodan94
-
- 0 Replies
- 339 Views
-
Last post by metamorphosis
-
- 40 Replies
- 3204 Views
-
Last post by James Dahl
-
- 98 Replies
- 5886 Views
-
Last post by Paddington Bear
-
- 26 Replies
- 2088 Views
-
Last post by theyuusuf143