HG will withdraw their support for the Govt IF
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
HG will withdraw their support for the Govt IF
Beesha Habargidir oo Bayaan ka soo saartay kal fadhigii ay maanta ku yeelatay Magaalada Muqdisho (Aqriso)
Beesha Habargidir ayaa waxay maanta kalfadhi ku yeelatay Magaalada Muqdisho, kadib markii xalay si khalafsan leh lagula dhaqmay Sheekh Xasan Daahir Aweys iyo Ergaydii ka soo galbisay Magaalada Cadaado.
Kalfadhigaan oo ay u dhameyd afarta jilib ee Habargidir, ayaa wuxuu ka dhacay Hotel Beder oo ku yaala Xaafadda Zoope ee Degmada Hodan, waxaana ka soo qeyb galay Odayaal, waxgarad, Xildhibaano, Siyaasiyiin iyo dhalinyaro ka soo jeeda Beesha.
Xubnahaan ayaa waxay kalfadhigaan ay si kulul uga cambaareeyeen Madaxda Dowladda Federalka ee Somaliya, iyagoona ku eedeeyay inay u dhaqmeyn si khalafsan, oo aysan u khalmin Beesha Habargidir.
Waxay kaloo Dowladda ay ku dhaliileen inay dib uga laabatay balantii ahayd, inay si diiran u soo dhoweyn doonto Sheekh Xasan Daahir Aweys, haddii ay Beeshiisu si nabdoon uga soo dejiso Garoonka Aadan Cadde.
Caaqil Xasan Cilmi Yaxye oo kamid ahaa Ergaydii Sheekh Xasan Daahir Aweys ka soo galbisay Garoonka Magaalada Cadaado, ayaa wuxuu si adag uu Madaxweynaha ugu dhaliilay hogaan, aan mowqif dhab ah laheyn.
General Yuusuf Maxamed Siyaad “Indha Cadde”, ayaa wuxuu sheegay in sida ay Sheekh Xasan Daahir Aweys, ku keeneyn Magaalada Muqdisho iyo sida ay ula dhaqantay Dowladda, ay ku noqotay filan-waa.
Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha C/qaadir Cali Cumar, oo isna ka soo qeybgalay kulankaan isagoo ay dhaawacyo ka muuqanayaan, ayaa wuxuu sheegay inay Dowladdu lumisay kalsoonidii uu u haayay.
C/qaadir Cali Cumar ayaa wuxuu ku hanjabay haddii aysan Dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh sida ugu dhaqsiyaha badan uga jawaabin, dhibaatada iyo wax yeelada ay kula kacday Ergaydii Cadaado tagtay iyo Sheekh Xasan Daahir Aweys, inay naafeyn doonaan Dowladiisa, sida uu yiri.
General Subxaanyo Cali Mire oo kamid ahaa Saraakiishii Sheekh Xasan Daahir Aweys ka soo kaxeysay Magaalada Cadaado, ayaa wuxuu wax fajaciso leh uu ku tilmaamay in beel dhan, ay sidaa ula dhaqanto Dowladdu.
General Subxaanyo ayaa sheegay in Dowladda uu hogaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh, ay si weyn ugu xadgudubtay Beesha Habargidir, taasina ay gil gishay sida uu yiri dal iyo dibadba.
Nabadoon Axmed Diiriye Cali ayaa sheegay inay daciiftay hamigii iyo kalsoonidii ay u hayeen Prof. Xasan Sheekh Maxamuud, isla-markaana wuxuu ku dhaleeceeyay mid aan wax tixgelin ah siineyn dadkiisa.
Bayaanka Beesha Habargidir ay kal fadhigaan ka soo saartay
In caawa lagu sii daayo Sheekh Xasan Daahir Aweys, haddii aan lagu sii deen ilaa sagaalka subaxnimo ee berito, Beesha Habargidir waxay cadeyneysaa inay kalsoonidii kala laabatay Dowladda.
In Sheekh Xasan Daahir Aweys lagu soo wareejiyo gacanta Beesha Habargidir
In Dowladda ay wada hadal la gasho Sheekh Xasan Daahir Aweys
In Dowladda ay daaweyso Ergaydii Beesha ee Sheekh Xasan Daahir Aweys ka soo waday Degmada Cadaado
In Dowladda ay raali gelin ka bixiso wixii ay kula kacday Ergayda.
If the Govt does not apology we will not work with them anymore. The TFG army will not be guaranteed safety in Suuqa Bakaaraha and in many districts controlled by the influential clan.
I hope Turtle chooses his next step wisely.
It is not in the interest of abgaal to have angry anti-govt Habargidirs in their backyard while Kenyans wants to built an slave maamul in jubbooyinka.
Turtle has left few friends lol.
Pissing off the qaldaans, punanis and cagdheers is understandable but HG? Come on man!

Last edited by AhlulbaytSoldier on Sun Jun 30, 2013 2:16 pm, edited 1 time in total.
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: HG will withdraw their support for the Govt IF
Sacad and Saruur are not involved in this. We are too busy preparing for the Cambulo harvest than to accept Rasputin's cause. Cayr & Saleban need to think this one through.
Hmm, the Cambuulo harvest on the Hobyo &Xarardheere looks like its going to be huge.
Hmm, the Cambuulo harvest on the Hobyo &Xarardheere looks like its going to be huge.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: HG will withdraw their support for the Govt IF
Culusoow is stubborn man.
I dont think he will apology.
I dont think he will apology.
-
- SomaliNetizen
- Posts: 866
- Joined: Sat Feb 09, 2013 4:38 pm
Re: HG will withdraw their support for the Govt IF
Hutuking, as an HG sacad myself

-
- Posts: 198
- Joined: Thu Dec 13, 2012 9:28 pm
- Location: Got cookies?
Re: HG will withdraw their support for the Govt IF
Lets calm down guys and think b4 we say or act. Peace betweeen those 2 beelo are important.Together were Unstoppable lets just focus on growing economy & Stability it will benefit our country n families

- FarhanYare
- SomaliNet Super
- Posts: 19029
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
Re: HG will withdraw their support for the Govt IF
he has to issue an apology immediately 
individual sacad yaad katahay i thought we only had 2 sacads on snet (AW &ismahan) its probably AW multi-nicking

Last edited by FarhanYare on Sun Jun 30, 2013 2:39 pm, edited 1 time in total.
- TheblueNwhite
- SomaliNet Super
- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
Re: HG will withdraw their support for the Govt IF
Subxaanyo lol. What a joke. This loser tried to attack Sheikh Sharif when he was heading to Afgoye. When his xoolo militia got surrounded, he hid behind HG and cried to Sheikh Sharif, begging for forgiveness. lol
Now this same bitch found his voice. lol. President Hassan doesn't give a fuck about this calaacal.
Another loser, cqaadir xoolo, this nigga was Shabaab supporter in Tfg, Sheikh Sharif put him out of his misery by firing his stupid ass from his gov post.
And you got Indhocadde, just how many times will this nigga get slapped around at Aden Adde airport? Lol
Anyone else? Are these the socalled HG reps? Lol. Sad day walle.
Let me know when you suit up. Lol
Now this same bitch found his voice. lol. President Hassan doesn't give a fuck about this calaacal.
Another loser, cqaadir xoolo, this nigga was Shabaab supporter in Tfg, Sheikh Sharif put him out of his misery by firing his stupid ass from his gov post.
And you got Indhocadde, just how many times will this nigga get slapped around at Aden Adde airport? Lol
Anyone else? Are these the socalled HG reps? Lol. Sad day walle.
Let me know when you suit up. Lol
-
- SomaliNetizen
- Posts: 866
- Joined: Sat Feb 09, 2013 4:38 pm
Re: HG will withdraw their support for the Govt IF
Hutu and to others, know that when it comes to loyalty to the Somalia government

- FarhanYare
- SomaliNet Super
- Posts: 19029
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
Re: HG will withdraw their support for the Govt IF
abgal cismaan will regret who they just pissed off 

-
- SomaliNetizen
- Posts: 866
- Joined: Sat Feb 09, 2013 4:38 pm
Re: HG will withdraw their support for the Govt IF
Re'er mohammedfaraaxoos1 wrote:he has to issue an apology immediately
individual sacad yaad katahay i thought we only had 2 sacads on snet (AW &ismahan) its probably AW multi-nicking
- GalliumerianSlayer
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3528
- Joined: Mon Feb 11, 2013 3:26 pm
Re: HG will withdraw their support for the Govt IF
You cannot piss off the HG...
- BlackVelvet
- SomaliNet Super
- Posts: 23249
- Joined: Thu Mar 11, 2010 2:54 pm
- Location: On Idman's mind
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: HG will withdraw their support for the Govt IF
TheblueNwhite wrote:Subxaanyo lol. What a joke. This loser tried to attack Sheikh Sharif when he was heading to Afgoye. When his xoolo militia got surrounded, he hid behind HG and cried to Sheikh Sharif, begging for forgiveness. lol
Now this same bitch found his voice. lol. President Hassan doesn't give a fuck about this calaacal.
Another loser, cqaadir xoolo, this nigga was Shabaab supporter in Tfg, Sheikh Sharif put him out of his misery by firing his stupid ass from his gov post.
And you got Indhocadde, just how many times will this nigga get slapped around at Aden Adde airport? Lol
Anyone else? Are these the socalled HG reps? Lol. Sad day walle.
Let me know when you suit up. Lol

-
- Posts: 198
- Joined: Thu Dec 13, 2012 9:28 pm
- Location: Got cookies?
Re: HG will withdraw their support for the Govt IF
HG has lots of privileges right now, Capital is open for them. They have lots in investments & companies and are part of the decision makers. Just dont fuck it up guys

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 784 Views
-
Last post by Tonymontana11
-
- 17 Replies
- 236 Views
-
Last post by crshango
-
- 8 Replies
- 707 Views
-
Last post by Lite-Somali
-
- 14 Replies
- 996 Views
-
Last post by burcaawi14
-
- 28 Replies
- 1648 Views
-
Last post by ibrahimcw
-
- 17 Replies
- 1439 Views
-
Last post by crshango
-
- 34 Replies
- 1542 Views
-
Last post by Captain24
-
- 1 Replies
- 342 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 3 Replies
- 606 Views
-
Last post by oxymoron
-
- 38 Replies
- 2072 Views
-
Last post by gurey25