Page 1 of 1

ALSHABAAB OO CEEB WEYN OO KEENTAY SOMALIDA

Posted: Sun Jun 30, 2013 10:06 pm
by afisoone
Dhalinyaradii mujahidiinta in Syria iyo Iraq ayaa waxey ku noqotay fajac iyo amkaag markii la dhahay alshabaab waxaa kasoo baxay koox dishay amiirkooda Ibrahim afghaani iyo xaakimkoodii zubayr.

Waxey isweydiiyeen sidee arintaas ku dhacdey?

------------------------------------------------------------------------------------------------------------
Hada dhalinyarada kunool baraawe waxey aad ugu cabsi qabaan inee xasaaskii caruurtooda iyo xaasaskooda inay iska laayaan hadii ee saan kusii socoto......

Re: ALSHABAAB OO CEEB WEYN OO KEENTAY SOMALIDA

Posted: Mon Jul 01, 2013 12:47 am
by Spec2014
You would get more responses if you posted a bilingual thread.