Reer Minneapolis Celebrate July 1st In Style As Always

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Reer Minneapolis Celebrate July 1st In Style As Always

Post by oxymoron »

Sanadguuradii 53aad ee maalinta ISRAACA iyo Xoriyada Soomaaliyeed ayaa lagu xusay Xaflad lagu qabatay magaalada Minneapolis, United States, Sawiro.

Minnesota: (pp)- Waxaa maanta ka dhacay Magaalada Minneapolis, Minnesota, maraykanka xaflad si wayn ay u soo abaabuleen jaaliyadda Soomaaliyeed, oo ay isugu soo baxeen dad waynaha magaalada degan guud ahaan, oo tiro ahaan gaarayey Soomaali aad u badan.

Image
Xafladaan oo u taagan xuska xornimadda iyo ISRAACA dadka Soomaaliyeed ee gayiyaga Geeska Africa, ayaa sidoo kale Diasporadda Soomaaliyeed waxay maalintaan u tahay maalin qiimo iyo qadarin QAALI leh oo ay dadka, yare iyo weeynaba, isugu soo baaxaan dhamaan. Maalintaan oo ay dadka inta badan muujiyaan qiimaha CALANKEENA – lagu SAAREY sumadd cir iyo xidig qaybsan – iyo CIIDAA RABI, hashii geel, mandeeq noogu CAANO-MAALO (SooMAAL).

Image

Xidigtaas oo ah mida u taagan midnimadda ummadda Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan, ayaad waxaad arkaysay in dadka inta badan, dhalinta qaarkood, ay ku labisnaayeen (xardhannaayeen): shaati amd surwaal BULUUG ah.

Image

Sidoo kalena, dumarkeena Soomaaliyeed waxa ay iyaguna, xagooda, ay ku labismaayeen: garbasaar iyo BULUUG, IWM, oo BULUUG ah. Waxaad arkaysay in dadka qaarkood ay wateen shey BULUUG ah, madaama midanka buluuga oo taagan cisiga dalkooda. Kor ama

Image

hoos, Dumar, Caruur, Dhalin, iyo Waayeel, dhamaan dad wada BULUUG ah ayaa soo BANAANBAXAY, xuska maalinta Kowda Luuliyo ama BULUUGA “KANNA SIIB, KANNA SAAR – Xoriyad!”

Sidoo kale waxa aad arkaysay dad ka mida jaaliyadaha kale ee degan magaalada oo, sidoo kale, soo BANNAAN BAXAY si ay farxada 1da LUULIYO amd buluuga ula qaybsadaan asxaabtooda Soomaaliyeed ee degan magaalada Minneapolis, ee gobolka Minnesota.

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19029
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Reer Minneapolis Celebrate July 1st In Style As Always

Post by FarhanYare »

:mindblown: how can you celebrate knowing that you are no.1 country on the failed state index in the world? :meles:
Kafkaesque
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 527
Joined: Mon Mar 18, 2013 9:11 am

Re: Reer Minneapolis Celebrate July 1st In Style As Always

Post by Kafkaesque »

faraaxoos1 wrote::mindblown: how can you celebrate knowing that you are no.1 country on the failed state index in the world? :meles:
If wecelada galguduud didn't get humiliated and their soul destroyed, you would be clapping your musty butt cheeks yesterday hablo digir, slave of Kenadid, marka shut the fock up. :win:
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19029
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Reer Minneapolis Celebrate July 1st In Style As Always

Post by FarhanYare »

Kafkaesque wrote:

lol@slave of kenadiid somalida waxeey ku mahmah daa qofka asaga waxoo yahay ayoo umaleya qof kale inuu yahay.. so i suggest you keep quite before i humiliate your kind :stylin:
plus: i dont wanna de-rail the thread with back and forth qabiil nonsense :arrow:
Kafkaesque
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 527
Joined: Mon Mar 18, 2013 9:11 am

Re: Reer Minneapolis Celebrate July 1st In Style As Always

Post by Kafkaesque »

faraaxoos1 wrote:
Kafkaesque wrote:
faraaxoos1 wrote::mindblown: how can you celebrate knowing that you are no.1 country on the failed state index in the world? :meles:
If wecelada galguduud didn't get humiliated and their soul destroyed, you would be clapping your musty butt cheeks yesterday hablo digir, slave of Kenadid, marka shut the fock up. :win:
lol@slave of kenadiid somalida waxeey ku mahmah daa qofka asaga waxoo yahay ayoo umaleya qof kale inuu yahay.. so i suggest you keep quite before i humiliate your kind :stylin:
plus: i dont wanna de-rail the thread with back and forth qabiil nonsense
:dead:

Go get that leftover cambuulo you nappy headed hoe, and take your smelly marehan boyfriend with you fockin looma ooyaan. :stylin:
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19029
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Reer Minneapolis Celebrate July 1st In Style As Always

Post by FarhanYare »

horta why am i arguing with dhoocil on her period smh?.
Kafkaesque
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 527
Joined: Mon Mar 18, 2013 9:11 am

Re: Reer Minneapolis Celebrate July 1st In Style As Always

Post by Kafkaesque »

faraaxoos1 wrote:horta why am i arguing with dhoocil on her period smh?.
Because real men are building Puntland and helping their OG cousins in Jubaland. :myman:

Take an example out of your former mj Lords and have some dignity for once in your history.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”