Kablalax Unity International: Ogadenia Reaches Puntland.....

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Kablalax Unity International: Ogadenia Reaches Puntland.....

Post by oxymoron »

Garowe: Wafti ka socda Dowlad Deganka Somalida Ethiopia oo Garowe lagu soo dhaweeyey,Sawiro. 8-) :ugeek: :clap:

Garowe: (pp)- Wafti ka socda dowlad deegaanka Somalida ee Ethiopia ayaa soo gaarey magaalada Garowe xarunta Dowlada Puntland, waxaana kusoo dhaweeyey banaanka magaalada Garowe xubno ka tirsan Goloyaasha Dowlada Puntland, Ardeyda Iskuulada,Haweenka iyo Saraakiisha Ciidamada Dowlada Puntland.

Image
Ujeedada waftigan ay u yimaadeen magaalada Garowe ayaa la xiriirta ka qeyb galka Aaska Qaran ee magaalada Qardho loogu sameyn doono Marxuum Boqor Cabdulahi Boqor Muuse iyadoona waftigu safarkooda uu ahaa mid ay adeegsadeen dhulka .

Image
Wasiirka Tababarada iyo Xiriirka ee Dowlad Deegaanka Somalida Ethiopia Faatax Maxamed oo saxaafada uga warbixiyey socdaalka ay Puntland ku yimaadeen ayaa sheegey inuu ku faraxsan yahay soo dhaweynta ay kala kulmeen Dowlada Puntland, iyadoona intaas uu ku darey inay ka qeyb gali doonaan Aaska Marxuum Boqor Cabdulahi.

Image
Wasiirku waxa uu sheegey in waftigu ay ka kooban yihiin xubno labo wasiir ah oo ka tirsan Dowlad Deegaanka Somalida Ethiopia iyo Saddex Odey oo ka socda golaha Issimada Dowlad Deegaanka.

Sida ay ku helayso ilo madax banaan Puntlandpost maalinta beriya ayaa lagu wadaa inuu soo gaaro magaalada Garowe Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr C/raxmaan faroole oo isna qeyb ka noqon doona ka qeyb galka Aaska Marxuum Boqor Cabdulahi oo Guddi Dowlada Puntland u saartey ay qorsheeyeen in uu dhici doono 4 July 2013.

Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Re: Kablalax Unity International: Ogadenia Reaches Puntland.

Post by oxymoron »

A Family Political Alliance That Will Pull Somalia Out From The Dark Ages.

Were taking over in bright daylight and no one, no clan or country can stop this massive train. :som: :ugeek:
Pwani
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 677
Joined: Tue Feb 22, 2011 4:11 am
Location: Take ur somalia and shove it up in ur black ass, im puntlander first mkenya second......
Contact:

Re: Kablalax Unity International: Ogadenia Reaches Puntland.

Post by Pwani »

6 months ago: viewtopic.php?f=250&t=321501


:myman: Kablalax family reunion
oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Re: Kablalax Unity International: Ogadenia Reaches Puntland.

Post by oxymoron »

Pwani wrote:6 months ago: viewtopic.php?f=250&t=321501


:myman: Kablalax family reunion
Indeed the future is bright for our Nation.

We were a sleeping giant, we have let the little minorities ruin our beloves country. But taking it back for life will be no issue. We have them cornered Jubbaland, Puntland iyo Ogadenia just look at the map. :lol: :lol: :lol:
oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Re: Kablalax Unity International: Ogadenia Reaches Puntland.

Post by oxymoron »

:ugeek:

Image
Image
Image
oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Re: Kablalax Unity International: Ogadenia Reaches Puntland.

Post by oxymoron »

While everyone else was busying with Mogadishu TFG, Al Shabaab iyo Somalidiids, The greatest political alliance was taking place in Jigjiga between the emirates of the largest segments of the Darood community, oh yeah Kablalax is back and more powerful than ever before. Jigjiga-Garowe-Garisa-Kismayu, a tantalizing prospect. 8-)

Below are pictures from June, 2012 when Amir Faroole Unified the extended family. :ugeek:
President Abdirahman Farole reaches Jigjiga. June 16, 2012

Puntland President Abdurahman Mohamed Farole along with several members delegation from Puntland government reached Jigjiga the capital of Somali region in Ethiopia on Friday, Puntlandi reports.

During the visit the president will meet Somali regional officials including president, cabinet ministers, and also local businessman and elders.

Prsident Farole and his delegation has received a warm welcome after they reached in Jigjiga from Addis Ababa were president took days of meetings and consultations with federal government of Ethiopia.

President Farole and his counterpart Mr. Abdi Mohamed Omar have had a brief meeting at presidential palace.

Sources told Puntlandi the visit of the president has multi purposes. The president will emphasize the relation between two sides, and improving trade relation.

Puntlandi.Com
Image
Image

Signing of the Agreement between Puntland and the Somali Region of Ethiopia
Image
8-)
Image
Image
Image
Image
Image
Image

Image
Image
Image
Image
Image
Image

Dowladda Puntland oo Heshiis Iskaashi la Saxiixday Dowladda Deegaanka Somalida ee Dalka Ethiopia.

June 21, 2012


Madaxweynaha Dowladda Puntland ee Somalia Dr. Cabdiraxman Maxamad Maxamud (Farole) ayaa booqasho rasmi ah ku gaaray Magaalada Jigjiga ee caasimadda Dowladda Deegaanka Somalida ee dalka Ethiopia, iyadoo uu kulamo muhiim ah la yeeshay madaxda Dowladda Deegaanka Somalida (DDS) ee dalka Ethiopia.Madaxweynaha DDS Mudane Cabdi Maxamud Cumar (Cabdi Iley) oo ay Madaxweyne Farole ka soo wada duuleen magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Ethiopia maalintii Jimce 15 June 2012, iyadoo Madaxdaasi iyo Wufuudii la socotay si weyn loogu soo dhaweeyey Magaalada Jigjiga, waxaana soo dhaweeyey qaar ka mid ah Mas’uuliyiinta DDS, Bulshada rayidka ah iyo saxaafadda.

Wafdiga Dowladda Puntland oo uu hogaamiyo Madaxweyne Farole ayna ka mid yihiin Wasiirka Arrimaha Gudaha Gen. Cabdullahi Ahmed Jamac (Ilkajir) iyo Wasiirka Waxbarashada Mudane Cabdi Farax Siciid (Juxa) ayaa waxaa loo bandhigay xaflad-sharaf oo si heer sare ah loo sooagaasime.

Maalmihii ay Wafdiga Dowladda Puntland ku sugnaayeen Magaalada Jigjiga ayaa waxaa u qabsoomay howlo muhiim ah, iyadoo Mas’uuliyiinta DDS ay soo bandhigeen warbixin (presentation) ku saabsan qaabka uu maamulkoodu u shaqeeyo, mashaariicda horumarineed sida biyaha, waddooyinka iyo korontada ee ka socda deegaanada ay maamusho DDS, iyo xiriirka wadashaqayn ee ka dhaxeeya Dowladda Federaalka Ethiopia iyo Dowladda Deegaanka Somalida ee dalka Ethiopia.

Sidoo kale, Wafdiga Dowladda Puntland ayaa booqday xarumo ay ka mid yihiin Isbitaalka Guud oo dhismihiisa dhowaan la dhamaystiray, Jaamacadda Jigjiga oo ay dhigtaan kumanaan-kun arday Somali ah, Xarunta Agoomaha ee magaalada Jigjiga, iyo Dugsiga Caafimaadka (Health College), halkaasoo Madaxweynaha Puntland uu kula kulmay arday Reer Puntland ah oo deeqo waxbarasho ah ka faa’idaysanaya.

Wafdigii Dowladda Puntland oo uu wehliyo Madaxweyne-ku-xigeenka DDS Cabdifatax Maxamud Xasan ayaa kulan balaaran la yeeshay Odayaasha Dhaqanka ee DDS iyadoo laga wada hadlay arrimo la xiriira dhaqanka iyo isu dhowaanshaha iyo isdhexgalka dadka walaalaha ah.

Maalintii Isniinta 18 June 2012 ayaa waxaa Heshiis Guud si wadajir ah u saxiixay Madaxweynaha Puntland Dr. Farole iyo Madaxweynaha Dowladda Deegaanka Somalida ee dalka Ethiopia Mudane Cabdi Iley, iyadoo heshiiskaas uu sii xoojinayo heshiiskii Puntland iyo DDS ay wada saxiixeen 27 June 2010, waxaana Heshiiska Guud lagu xusay arrimo muhiim ah ayna ka mid yihiin Amniga iyo Ganacsiga sharci-darrada ah (Security and IlegalTrade); Dhiirigalinta Ganacsiga Sharciga ah (Lawful Commerce); iyo Iskaashiga Guud ee arrimaha Horumarinta sida biyaha, waxbarashada, iskaashiga xilliyada xaaladda degdega ah sida masiibooyinka dabiiciga ah (General Cooperation on Development Affairs).

Safarkii Wafdiga Dowladda Puntland uu hogaaminayey Madaxweyne Dr Cabdiraxman Farole ayaa guul ku soo dhamaaday iyadoo la filayo in si weyn loo dardargalin doono xiriirka wadashaqay need ee arrimaha amniga iyo ganacsiga ee ka dhaxeeyaa Puntland iyo DDS. Wafdiga Puntland ayaa maalintii Talaado 19 June 2012 gaaray magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, halkasoo uu ka furmay Shirkii Madaxda Somalida ee laxiriiray Geedisocodka (Roadmap-ka) sida arrimaha ansixinta Dastuurka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Somalia iyo dhamaystirka xilliga ku meel gaarka, si dalka Somalia u helo Dowlad rasmi ah.
oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Re: Kablalax Unity International: Ogadenia Reaches Puntland.

Post by oxymoron »

Image
Image
Image
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”