His wife Cambaro Kulan says:
-There is no such thing as Ras Kamboni control
-Civilians fled Kenyan helicopters and bombings
-Kenyan artillery was too much and caused a lot of destruction
-I am now in Beerxaani with other women and children of many of Kismaayo's clans
-Kenyan will be driven out this our land
-We face no problems from Al Shabaab, they are our people even if politics is disagreed and we have common purpose
War deg deg ah: Dhagayso:- Xaaska Fartaag oo Ayadoo ka Qaxday Kismaayo u Warantay Saadaal Media eedayna u jeedisay Ciidamadda Kenya
2 Jul 2013:Kismaayo - Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose dagaaladii labadii cisho ee lasoo dhaafay ka dhacay ayaa sababay in Magaalada ay iskaga barakacaan dadkii shacabka ahaa ee ku noolaa Xaafadaha ay dagaaladu ka dhaceen.Xaaska Madaxwayne ku xigeenka Jubbaland C/laahi Sheekh ismaaciil Fartaag, Cambaro Giije Kulan oo u Warantay Saadaal Media iyadoo ku sugan duleedka Degmada Kismaayo ayaa si kulul u eedaysay Ciidamadda Kenya ee ka howl gala Magaalada Kismaayo.Waxaa ay shegtay Kenya inay dhibaato xoogan u gaysatay dadka rayidka ah ee ku dhaqan Magaalada Kismaayo, waxaana ay ugu baaqday Beesha Caalamka iyo Dowladda Soomaaliya in si deg deg ah dalka looga saaro Ciidamadda Kenya lagu lana xisaabtamo dhibaatada ay gaysteen.Iyadoo Qaxaysa ayaan Khadka Telefoonka ku waraysanay.