Page 1 of 1

I Seen My OG Friends And All Of A Sudden We Were Like

Posted: Tue Jul 02, 2013 4:47 am
by oxymoron
Image
8-)

Re: I Seen My OG Friends And All Of A Sudden We Were Like

Posted: Tue Jul 02, 2013 11:44 am
by Colonel
:blessed: All Kablalax Crew

Re: I Seen My OG Friends And All Of A Sudden We Were Like

Posted: Tue Jul 02, 2013 2:53 pm
by oxymoron
Colonel wrote::blessed: All Kablalax Crew
Inshallah we shall meet for tea time in our holy city. :ugeek:

Re: I Seen My OG Friends And All Of A Sudden We Were Like

Posted: Tue Jul 02, 2013 4:06 pm
by Mustafee101
1. Majeerteen majnuun inuu yahaan, marag u haystaaye
2. Waa niman masakhan oon ahayn, midhaha Daaroode
3. Waa niman siddii Moolaadhabe, miciya dheerdheere

4. Waa niman maddada oo cir weyn, oo masiiba ahe
5. Waa niman lafaha mudhuxsadoon, muruqna reebayne

6. Waa niman haddad min u furtoo, malab durduursiiso
7. Ama aad maqaarreyda geel, xero u meegaarto
8. Waa niman inay mahad naqaan, laga malaynayne

9. Cir milshiyey dhulkoo malaf ka baxay, maalka oo dararay
10. Waa niman martidu eeyan tegin, madal ay joogaane
11. Waa niman madaal inay baxshaan, loogu muhanayne

12. Waa niman haddaad gabadh markab ah, maqaasiinka u geyso
13. Wuxuu fiidka horre mayracoo, marakabeeyaaba
14. Waa niman masaladood jabtoo, hooyadood mira e

15. Waa niman misciliisha ugu jira, sina u meerkeede
16. waa niman candhada laga maraa, milil ka dhiiqaaye
17. Waa niman maruubada la’oo, minidu dhaaftaaye

18. Waa niman siddiii mowle bahal, laga mareertaaye
19. Waa niman mareeg lagu dabraa, sida maliid awre
20. Waa niman madhuushoodu tahay, mooye qaab darane


21. Waa niman margigu siiban yahay, iyo mataanuhuye
22. Waa niman macaankii jannada, meel aan ku lahayne
23. Waa niman futadu maastahoo, duud maloogna ahe

24. Waa niman miskaha lagala dhacay, qaare madax weyne
25. Waa niman minjuhu ay yihiin, miiqan taag darane
26. Gabaygaa ha laguu maadsadee, mariya oo geeya
27. Markab nagaga sii qaada oo, meel walba u dhoofsha
28. Nimankii makhaayadaha fadhiyey, naga mihiibsiiya
:D

AUN Siyaad Mohammed Abdullah Hassan

Re: I Seen My OG Friends And All Of A Sudden We Were Like

Posted: Tue Jul 02, 2013 4:37 pm
by Pwani
Aun amen lakin wa suale adigu xagee jirtay marka sayidka la macamuleynay?, mise adonkaygi hutu aha ba ku hoos noled ileen waligaba daba hutu lagama waaye? Rag ba waa gabay laga tiriyay iyo ogaden ba MJ wax kashegay weye tarikhdadu..focking disgrace once a boon always a boon...i dare you to tell me what you were pre and post siyad barre aun..

Re: I Seen My OG Friends And All Of A Sudden We Were Like

Posted: Tue Jul 02, 2013 4:44 pm
by Smile-LiKe-SuN-RiSE
Raga qaarkood ragnimada ku yar..Kkkk.

Re: I Seen My OG Friends And All Of A Sudden We Were Like

Posted: Wed Jul 03, 2013 8:13 am
by oxymoron
oxymoron wrote:Image
8-)
8-)

Re: I Seen My OG Friends And All Of A Sudden We Were Like

Posted: Wed Jul 03, 2013 8:17 am
by Guul13
Pwani wrote:Aun amen lakin wa suale adigu xagee jirtay marka sayidka la macamuleynay?, mise adonkaygi hutu aha ba ku hoos noled ileen waligaba daba hutu lagama waaye? Rag ba waa gabay laga tiriyay iyo ogaden ba MJ wax kashegay weye tarikhdadu..focking disgrace once a boon always a boon...i dare you to tell me what you were pre and post siyad barre aun..

Image

Re: I Seen My OG Friends And All Of A Sudden We Were Like

Posted: Wed Jul 03, 2013 8:35 am
by FarhanYare
oxymoron wrote:
oxymoron wrote:Image
8-)
8-)
:lol: quoting your own post

Re: I Seen My OG Friends And All Of A Sudden We Were Like

Posted: Wed Jul 03, 2013 9:56 am
by Colonel
Image