Somalis become Cadaan so Soon
Posted: Tue Jul 02, 2013 10:55 am
Ayaantaan Waxaan Maqlayaah Caruur 20 jir, Caruur 19 Jir ama Caruur 18 Jir ah. WTF. 18 Jir waa nin wayn oo guursan kara, waxdhali karah, Askari noqon karah, Xitaa Madaxweynaha noqon Kara. Aadan Cadde was only 24yrs Old when he become the President and Daauud Cabdille Xirsi was only 20yrs old when he formed the Somali National Army. Sheeko badanaah. Other than Xaajiga, All the SYL Members were Under 21yrs old.