As the holy month nears , Somaliland prepares for Jihad
Moderator: Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
As the holy month nears , Somaliland prepares for Jihad
Taliyaha Qaybta 3-aad Ee Ciidanka Qaranka Oo Shaaca Ka Qaaday Inay Gacanta Ku Dhigeen Lix Sanduuq Oo Ay Ku Jireen Agab Doorasho Oo Maamul Goboleedka Puntland Si Qarsoodi Ah U Soo Galinayay Laasqoray Iyo Badhan
(Hadhwanaagnews) Thursday, July 04, 2013
Kampala-(HWN)-Taliyahu waxa uu sheegay in qalabkan ay la socdoon oo ay ka warhayeen ciidamadda jiida hore ee Somaliland
Kampala-(HWN)- Taliyaha Qaybta Seddexaad ee jiida hore ee ciidanka qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa daboolka ka qaaday in ay gacanta ku soo dhigeen Lix Sanduuq oo waaweyn oo ay ku jiraan dhamaan agabkii doorasho ee maamul goboleedka Puntland ee Soomaliya uu ugu talo galay in ay sifo sharci daro ah oo qarsoodi ah uu ku soo galiyaan degmooyin ka mid ah gobalada bariga Somaliland, sidaana waxa uu ku bayaamiyay shir jiraaid oo uu goor dhawayd ku qabtay Magaalada Ceerigaabo.
Taliyahu waxa uu sheegay in qalabkan ay la socdoon oo ay ka warhayeen ciidamadda jiida hore ee
Somaliland ee milaratiga iyo booliskuba, sidaa daraadeena ay markiiba ka war heleen oo ay ku soo qabteen qalabkan meel u dhaxaysa deeegaanka Ceel bu iyo degmada Badhan, waxaanu xusay in maamul goboleedka Puntland uu ugu talo galay in agabkan doorashada ay si tuugo ah u soo galiyaan oo la dhigo Degmooyinka Laasqoray iyo Badhan.
Taliyuhu, waxa uu amaan u diray ciidamada jiida hore ee Jamhuuriyada Somaliland sida geesinimada ah ee ay mar walba ugu heelan yihiin difaacista qaranimada iyo xuduudaha Somaliland, waxaanu uga digay Puntland in ay ka waantowdo faro gelinta ay ku hayso gobaladda bariga ee Somaliland, waxaanu sheegay in ay ciidamadda Somaliland ee Qaybta Seddexaad eek u sugan jiidaha bariga ee Sanaag bari ay aanay u dul qaadan doonin wax kasta oo xadgudub ah oo lagula kacao karaamadda iyo qaranimada dalka Jamhuuriyada Somaliland.
Dhinaca kale, Taliyuhu waxa uu tibaaxay in aqabkan ay ciidanka qaranka 22 qaybta 3-aad ay keeneen caasimada gobalka Sanaag ee Ceerigaabo oo saxaafadda loogu soo bandhigay, waxaanau intaa ku daray Taliyuhu in Lixda Sanduuq ay ka buuxaan dhamaan qalabkii iyo agabyadii kala duwanaa ee loogu talo galay in maamulka Puntland uu sifo sharci daro ah ugu qabto doorasho ku sheegta aan xalaasha ahayn meelo ka mid ah gobolada iyo degmooyinka Sanaag bari oo ka tirsan Jamhuuriyadda Somaliland.

-
- SomaliNetizen
- Posts: 866
- Joined: Sat Feb 09, 2013 4:38 pm
Re: As the holy month nears , Somaliland prepares for Jihad
Translation??, what's their aim and goal!
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: As the holy month nears , Somaliland prepares for Jihad
Go learn Somali
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: As the holy month nears , Somaliland prepares for Jihad
JIhad ?
Who are the Gal ?
Who are the Gal ?
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: As the holy month nears , Somaliland prepares for Jihad
AbdiWahab252 wrote:JIhad ?
Who are the Gal ?
Futtoole and his crew
Also Amiir godane said he is willing to join the Jihaad
-
- SomaliNetizen
- Posts: 866
- Joined: Sat Feb 09, 2013 4:38 pm
Re: As the holy month nears , Somaliland prepares for Jihad
What I mean is, are they high on khat thinking they can militarily attack puntland strongholds and get away unharmed!The_Emperior5 wrote:Go learn Somali
As an HAG, I strongly advise the lalanders to stay put before they lose the little they already have!, they might even lose burco to the puntlander!
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: As the holy month nears , Somaliland prepares for Jihad
Either you are pretending to be a HAG or you are inferior to themIndividual wrote:What I mean is, are they high on khat thinking they can militarily attack puntland strongholds and get away unharmed!The_Emperior5 wrote:Go learn Somali
As an HAG, I strongly advise the lalanders to stay put before they lose the little they already have!, they might even lose burco to the puntlander!
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1728
- Joined: Mon Jun 24, 2013 3:10 pm
- Location: Too busy writing history to read it
Re: As the holy month nears , Somaliland prepares for Jihad
What are you talking about? Burco is in the heart of Somaliland.Individual wrote:What I mean is, are they high on khat thinking they can militarily attack puntland strongholds and get away unharmed!The_Emperior5 wrote:Go learn Somali
As an HAG, I strongly advise the lalanders to stay put before they lose the little they already have!, they might even lose burco to the puntlander!
-
- SomaliNetizen
- Posts: 866
- Joined: Sat Feb 09, 2013 4:38 pm
Re: As the holy month nears , Somaliland prepares for Jihad
Typical idoors always getting emotional, let's keep our head's cool and rational!, do you think lalalanders have the right military to do any jihad and who is going to lead the lala army's the senile SIILanyo LOL!The_Emperior5 wrote:Either you are pretending to be a HAG or you are inferior to themIndividual wrote:What I mean is, are they high on khat thinking they can militarily attack puntland strongholds and get away unharmed!The_Emperior5 wrote:Go learn Somali
As an HAG, I strongly advise the lalanders to stay put before they lose the little they already have!, they might even lose burco to the puntlander!
As ruthless moryaan we HAG can be, we give our heads due to the puntlanders they have so far the most disciplined and so far best army in somalia for now!
Last edited by Individual on Thu Jul 04, 2013 5:53 pm, edited 1 time in total.
- metamorphosis
- SomaliNet Super
- Posts: 6039
- Joined: Mon Sep 26, 2011 2:05 am
- Location: Cali iyo haaruun, miyaa gabal isaaq ciilay? Reer Cali miyaa wada cuskaday, curadadii reerka?
Re: As the holy month nears , Somaliland prepares for Jihad
The word jihad is so misused on here. Makes me wonder whether people dont know what the word means or whether they deliberately misuse it.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: As the holy month nears , Somaliland prepares for Jihad
Individual stop claiming HAG you are a daarood piglet claiming Hawiye

-
- SomaliNetizen
- Posts: 866
- Joined: Sat Feb 09, 2013 4:38 pm
Re: As the holy month nears , Somaliland prepares for Jihad
Sad, whatever makes you sleep at night!The_Emperior5 wrote:Individual stop claiming HAG you are a daarood piglet claiming Hawiye![]()
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: As the holy month nears , Somaliland prepares for Jihad
Two gaaloraac maamuls at each others throats. May Allah destroy them both.
Suldaan keep us updated on the looming war between these treacherous people.
I will then ask: meeqaa bakhtiyay, iyo meeqaa dhaawacmay?
Suldaan keep us updated on the looming war between these treacherous people.
I will then ask: meeqaa bakhtiyay, iyo meeqaa dhaawacmay?
Re: As the holy month nears , Somaliland prepares for Jihad
The_Emperior5,
Don't believe everything they edit on news websites, particularly Baligubadle & Hadhwanag.
I recently saw on Somali TV news that Horseed PL party doing election campaigns for the upcoming PL local election in those regions you've mentioned in your intro. of this thread
Don't believe everything they edit on news websites, particularly Baligubadle & Hadhwanag.
I recently saw on Somali TV news that Horseed PL party doing election campaigns for the upcoming PL local election in those regions you've mentioned in your intro. of this thread

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1728
- Joined: Mon Jun 24, 2013 3:10 pm
- Location: Too busy writing history to read it
Re: As the holy month nears , Somaliland prepares for Jihad
Why do you love seeing fellow muslims killing each other?HutuKing01 wrote:Two gaaloraac maamuls at each others throats. May Allah destroy them both.
Suldaan keep us updated on the looming war between these treacherous people.
I will then ask: meeqaa bakhtiyay, iyo meeqaa dhaawacmay?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 17 Replies
- 931 Views
-
Last post by ImaGangstaGangstaGal
-
- 21 Replies
- 1065 Views
-
Last post by _BuFF_GYAL_
-
- 4 Replies
- 308 Views
-
Last post by Snapshots
-
- 2 Replies
- 246 Views
-
Last post by fagash_killer