Jubaland Forces secure Goobweeyn
Posted: Sat Jul 06, 2013 11:17 am
"Ciidamada dowlad goboleedka Jubbaland ayaa si nadab ah kula wageegay deeganka Goobweeyn oo qiyaastii dhowr iyo sodon KM u jirta Kismaayo. Hiiraale ayaa sheegi jiray in uu deeganadaa ku sugan yahay hase ahaatee la ogaaday in aanu halkaa ka dhaweeyn. Warar ayaa sheegaya in uu Xamar u cararay. Waxaa jia guluf colaadeed oo Kismaayo ku wajahan oo ay qeeb ka yihiin Shabaab, dowlad ku sheegta Xamar iyo canaasiir Hiiraale ka mid yahay oo u diyaara in ay dhiiga shacabka Jubbooiynka daadiyaan."
"Ciidamada Jubaland ayaa saaka bilaabay Howlgal xoogan oo loogu magac daray Opration Cleaning Rats kasoo ujeedkiisu ahaa in Ciidanku ay Xoreeyaan deegaanada u dhexeeya Kismaayo ilaa Jilib, waxayna Ciidanku guul ka gaareen bilowgii Holgalka oo ayn kula wareegeen Goobweyn iyo naaxiga ku teedsan Wabiga Juba. Warar waxaa jira sheegaya in Korneyl Bare Hiiraale uu Dooni ku fakadey intaan Ciidanku gaarin Goobweyn iyo nawaaxigeed, walina hada Howlgalku wuuu socdaa"
HURAALE escaped by banana boat back to Moryandishu.

if huurale runs futher he will be in the hands of al shabab and the things that will happend next is his execution video being on the nett.