Kenya Attacks Barre Hiiraale In Gobweyn
Moderator: Moderators
Kenya Attacks Barre Hiiraale In Gobweyn
War Cusub:- Ciidamada Kenya oo ku weeraray Bare Hiiraale deegaanka Goobweyn // Halkaasi maxaa ka dhacay
Jul 6, 2013 - 41 Jawaabood
Ciidamada Kenya ayaa maanta waxay weerar ku qaadeen deegaanka Goobweyn oo ay joogeen ciidamo ka tirsan kuwa uu hogaamiyo Col. Bare Adan Shire.
Wararka ayaa sheegaya in ciidamadii Bare Hiiraale ay ka baxeen deegaankaasi ka dibna ay la wareegeen ciidamada Kenya oo gacan siinaya maleeshiyada uu hogaamiyo Axmed Madoobe.
Wararka ka imaanaya deegaanka Goobweyn ayaa sheegaya in haatan xaaladu ay tahay mid degan isla markaana halkaasi ay joogaan ciidamada Kenya.
Lama garanayo sababta keenya in ciidamada Kenya ay weerar ku qaadaan deegaankaan ay joogeen ciidamada Bare Hiiraale, xili ciidamada Kenya ay horay kaga qayb qaateen dagaaladii ka dhacay magaalada Kismaayo.

- Guul13
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1021
- Joined: Fri Apr 05, 2013 1:55 pm
- Location: Suldaan Guul Suldaan Mooracase- KABLALAX!
Re: Kenya Attacks Barre Hiiraale In Gobweyn
Jubaland Defence Forces secure Goobweeyn, meanwhile warlord Barre Hiiraale flees by banana boat to Mogadishu to receive more orders.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Kenya Attacks Barre Hiiraale In Gobweyn
Hopefully now this nonsense is over and we can get back to building a strong and peaceful J/Land.
Re: Kenya Attacks Barre Hiiraale In Gobweyn
Excuse Me, I forgot to mention Kenya's Kitchen and Nursing Staff Raskambooni were with them
Dhagayso:- Sanbuur Abdi Faarax ” Goobweyn waxaa la wareegay ciidanka Raaskambooni iyo kuwa Kenya. Kuwii Barre Hiiraale waa isaga baxay halkaasi.”
July 6, 2013 - Written by admin - Edited byadmin
Sanbuur Abdi Farax oo ka mid ah madaxda ciidanka Dowlada Soomaaliya ee ku sugnaa deegaanka Goobweyn ayaa waxaa uu warbaahinta Kismaayo24.com u sheegay inay halkaasi gacanta hadda u gashay ciidamo uu ku sheegay Raaskambooni iyo kuwa Kenya oo is garabsanaya.
Sarkaalkan ayaa waxaa uu intaasi raaciyey inay ciidanka Barre Hiiraale uu watay ay isaga baxeen gebi ahaan tuuladaasi, maadaama awood xoogan la soo duldhigay. Waxaana uu dowlada Soomaaliya ugu baaqay inay arrintan wax ka qabaan.
Ciidamada uu Raaskambooni ku tilmaamaya ayaa xilli hore ku biiray maamulka Jubaland ee Ahmed Madoobe Madaxweynaha u yahay,iyaddoo tan iyo markii maamulkaasi la dhisay isaga joojiyey inay ku howlgalaan magaca Raaskambooni. Waxaana dhinaca kale aan la heyn wax cadeyn kara in ciidanka Kenya halkaasi tageen.
Sanbuur Abdi Farax waxaa kale oo uu ciidamada la wareegay gacan ku heynta Goobweyn ku eedeeyey inay dhibaatoiyin badan halkaasi ka geysteen. Taasi oo uu ku sheegay inay tahay mid aan la aqbali karin oo dhibaato ku ah shacabka deegaankaasi.
Xiriro dhowr ah oo aan la sameynay ayeysa inoo suurtagelin inaan helno telefoonada Goobweyn inay shaqeeyaan. Waxaana wararkeena danbe idin kusoo gudbin doonaa wixii wararar ah ee kasoo baxa xaalada Goobweyn.
Halkan hoose ka dhageyso hadalka Sanbuur Abdi Farax:
RIIX HALKAN SI AAD U DHAGAYSATO

- Substance
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3831
- Joined: Sat Mar 24, 2012 5:56 pm
- Location: Under The Neem Tree
Re: Kenya Attacks Barre Hiiraale In Gobweyn
No strong or peaceful state will ever be built on this fragile and injust foundation. 1 year or 10 years we will get our revenge on kikuyu and their Somali pawns.original dervish wrote:Hopefully now this nonsense is over and we can get back to building a strong and peaceful J/Land.
- Guul13
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1021
- Joined: Fri Apr 05, 2013 1:55 pm
- Location: Suldaan Guul Suldaan Mooracase- KABLALAX!
Re: Kenya Attacks Barre Hiiraale In Gobweyn
Being chased out, not once, not twice, but umpteen times has had a harsh effect on the JVA psyche. 
Barre Bootin Dheere rushed back to Moryandishu, to cover Hurdaaye's AMISOM bed warming duties.

Barre Bootin Dheere rushed back to Moryandishu, to cover Hurdaaye's AMISOM bed warming duties.
Re: Kenya Attacks Barre Hiiraale In Gobweyn
Guul13 wrote:Being chased out, not once, not twice, but umpteen times has had a harsh effect on the JVA psyche.
Barre Bootin Dheere rushed back to Moryandishu, to cover Hurdaaye's AMISOM bed warming duties.
Barre is a individual, He can come and go but Beesha will always be there. However as marehan we will always be grateful to Him for karbashing You lot back to Bari in '98. That was and will always be much appreciated

- Guul13
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1021
- Joined: Fri Apr 05, 2013 1:55 pm
- Location: Suldaan Guul Suldaan Mooracase- KABLALAX!
Re: Kenya Attacks Barre Hiiraale In Gobweyn
Our time in Bari was well spent and highly enjoyable;

Can't say the same for your time in Gedo

AND GUESS WHAT ELSE BITCH!
WE NEVER LEFT KISMAYO

Can't say the same for your time in Gedo

AND GUESS WHAT ELSE BITCH!
WE NEVER LEFT KISMAYO

Re: Kenya Attacks Barre Hiiraale In Gobweyn
The spoilers must be killed first.original dervish wrote:Hopefully now this nonsense is over and we can get back to building a strong and peaceful J/Land.

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3328
- Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
- Location: Hawd bartu geela ka daaqo.
Re: Kenya Attacks Barre Hiiraale In Gobweyn
@Guul
wallahi waad iska dhadhicisay nacaskaan marax.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 7584
- Joined: Fri Jan 23, 2009 5:51 am
- Location: nomand, first of my names, king of the andals and the first men
Re: Kenya Attacks Barre Hiiraale In Gobweyn
the unholy alliance of kab iyo xoolo, will break once kenya is kicked out. then lets see how puntland will treat the poor retarded cousin (ogadeen). remember not too long ago puntland was selling your kind to zanawi.
Re: Kenya Attacks Barre Hiiraale In Gobweyn
Dhagayso:- Sanbuur Abdi Faarax ” Goobweyn waxaa la wareegay ciidanka Raaskambooni iyo kuwa Kenya. Kuwii Barre Hiiraale waa isaga baxay halkaasi.”
July 6, 2013 - Written by admin - Edited byadmin
Sanbuur Abdi Farax oo ka mid ah madaxda ciidanka Dowlada Soomaaliya ee ku sugnaa deegaanka Goobweyn ayaa waxaa uu warbaahinta Kismaayo24.com u sheegay inay halkaasi gacanta hadda u gashay ciidamo uu ku sheegay Raaskambooni iyo kuwa Kenya oo is garabsanaya.
Sarkaalkan ayaa waxaa uu intaasi raaciyey inay ciidanka Barre Hiiraale uu watay ay isaga baxeen gebi ahaan tuuladaasi, maadaama awood xoogan la soo duldhigay. Waxaana uu dowlada Soomaaliya ugu baaqay inay arrintan wax ka qabaan.
Ciidamada uu Raaskambooni ku tilmaamaya ayaa xilli hore ku biiray maamulka Jubaland ee Ahmed Madoobe Madaxweynaha u yahay,iyaddoo tan iyo markii maamulkaasi la dhisay isaga joojiyey inay ku howlgalaan magaca Raaskambooni. Waxaana dhinaca kale aan la heyn wax cadeyn kara in ciidanka Kenya halkaasi tageen.
Sanbuur Abdi Farax waxaa kale oo uu ciidamada la wareegay gacan ku heynta Goobweyn ku eedeeyey inay dhibaatoiyin badan halkaasi ka geysteen. Taasi oo uu ku sheegay inay tahay mid aan la aqbali karin oo dhibaato ku ah shacabka deegaankaasi.
Xiriro dhowr ah oo aan la sameynay ayeysa inoo suurtagelin inaan helno telefoonada Goobweyn inay shaqeeyaan. Waxaana wararkeena danbe idin kusoo gudbin doonaa wixii wararar ah ee kasoo baxa xaalada Goobweyn.
Kismaayo 24 News Agency

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 559 Views
-
Last post by Kafkaesque
-
- 9 Replies
- 839 Views
-
Last post by DawladSade
-
- 1 Replies
- 723 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 11 Replies
- 3333 Views
-
Last post by Adali
-
- 3 Replies
- 1019 Views
-
Last post by Kismaayo21
-
- 6 Replies
- 1766 Views
-
Last post by ODAYCALI
-
- 7 Replies
- 1697 Views
-
Last post by original dervish
-
- 68 Replies
- 9770 Views
-
Last post by Wise-Man
-
- 3 Replies
- 1054 Views
-
Last post by paidmonk