Patriotic B/weyners protest Kenya presence
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Patriotic B/weyners protest Kenya presence
Banaanbax looga Soo Horjeedo Ciidamada Kenya oo ka Dhacay Magaalada Baladweyne
Print here| By: allgedo.com: Saturday, July 6, 2013 // u Jawaab
Boqolaal qof oo ka mid ah Bulshada ku dhaqan magaalada Beledeweyne ayaa dhigay Banaanbax balaaran oo ay uga soo horjeedaan ciidamada Kenya ee ku sugan magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada hoose iyo weliba faro gelnta ay ku hayaan dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan Gobolada Jubbooyinka iyo Gedo..
Nabaddoon Cabdullaahi Cabdi Isaaq oo ka mid ahaa dadkii dibadbaxa dhigayay ayaa ku eedeeyay ciidamada Kenya in ay dhibaato u geysteen shacabka ku nool magaalada Kismaayo, isagoo tilmaamay in ciidamada AMISOM ee iyaga la jooga ay yihiin ciidamada saxda ah ee howlgalka ka qeyb qaadanaya, balse kuwa Kenya aysan u dhaqmeyn sida ciidamo nabad-ilaalineed.
Nabaddoon Rooble Qaasim Cismaan ayaa sheegay in ciidamada Kenya ay gummaad ku hayaan shacabka, sidaasi daraadeed Soomaalida laga doonayo in ay hal aragti ka qaataan, wuxuuna soo jeediyay inay ciidanka Kenya ka baxaan dalka.
Dibadbaxayaasha oo socod kusoo maray waddooyinka magaalada Beledeweyne ayaa ugu dambeyntii isugu yimid fagaaraha hoteel Galbeed ee buundada Liiqliiqato, iyagoo ku dhawaaqayay ereyo ay uga soo horjeedaan ciidmada Kenya ee qeybta ka ah AMISOM.
Cabdi Faarax/Muqdisho-Somaliya
Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com
Thanks Beledweyne and Hiiraan for showing support to your brothers fightin Kenya

- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Patriotic B/weyners protest Kenya presence
I thought it was a protest in B town against Xabashi. 

-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Patriotic B/weyners protest Kenya presence
theres no xabashi in hiiraan only Djibouti forces.
Re: Patriotic B/weyners protest Kenya presence
Lol garguurte takes his failed policy towards jubbaland into hiiraan, let his beeshiisa xamar do for him 

- abdisamad3
- SomaliNet Super
- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: Patriotic B/weyners protest Kenya presence
the irony ..The_Patriot wrote:I thought it was a protest in B town against Xabashi.

- MrPrestige
- SomaliNet Super
- Posts: 10104
- Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
- Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~
Re: Patriotic B/weyners protest Kenya presence
sahal80 wrote:Lol garguurte takes his failed policy towards jubbaland into hiiraan, let his beeshiisa xamar do for him

- abdisamad3
- SomaliNet Super
- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: Patriotic B/weyners protest Kenya presence
grandpakhalif wrote:theres no xabashi in hiiraan only Djibouti forces.
Saturday, June 22, 2013
Somali government forces backed by African Union Mission in Somalia (AMISOM) and Ethiopian troops seized several villages surrounding Beledweyne from al-Shabaab Sunday evening (June 16th), UN-funded Radio Bar-Kulan reported.
BELEDWEYNE(Garsoornews)–A Somali Governor has today, Saturday, April 13, 2013, condemned “in the strongest” terms a deadly attack on worshippers at a mosque in mosque in the central town of Beledweyne by Ethiopian troops, Garsoornews reports.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Patriotic B/weyners protest Kenya presence
Just goes to show how sick some of these southerners are.
Xabashi`s burst into mosques in B/Weyne and kill worshipers without opposition, and yet they feel the need to come out against the Kenyans.
Xabashi`s burst into mosques in B/Weyne and kill worshipers without opposition, and yet they feel the need to come out against the Kenyans.
- GeoSeven
- SomaliNet Super
- Posts: 5687
- Joined: Sat Sep 17, 2011 10:41 am
- Location: Out of my mind somewhere...always somewhere, never an exact location.
Re: Patriotic B/weyners protest Kenya presence
Theres no Xabashis in Beledweyne. The closest any Ethiopians come to Beledweyne is Janta Kundishe which is 5km outside the city.The_Patriot wrote:I thought it was a protest in B town against Xabashi.
We stand in solidarity with the freedom fightersgrandpakhalif wrote: Thanks Beledweyne and Hiiraan for showing support to your brothers fightin Kenya

- abdisamad3
- SomaliNet Super
- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: Patriotic B/weyners protest Kenya presence
hypocrisy at it's finest on full display....original dervish wrote:Just goes to show how sick some of these southerners are.
Xabashi`s burst into mosques in B/Weyne and kill worshipers without opposition, and yet they feel the need to come out against the Kenyans.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Patriotic B/weyners protest Kenya presence
During our time of our need, it seems like our true friends stand up.GeoSeven wrote:Theres no Xabashis in Beledweyne. The closest any Ethiopians come to Beledweyne is Janta Kundishe which is 5km outside the city.The_Patriot wrote:I thought it was a protest in B town against Xabashi.
We stand in solidarity with the freedom fightersgrandpakhalif wrote: Thanks Beledweyne and Hiiraan for showing support to your brothers fightin Kenya

Re: Patriotic B/weyners protest Kenya presence
That is hypocricy of you having amisom in your home town and being againist it in other places. You can state your own opinion but it doesn't represent hiiraan so don't use "we". I don't mean the independent HOL wich has nothing to do with hiiraan but all hiiraan websites are neutral.GeoSeven wrote:Theres no Xabashis in Beledweyne. The closest any Ethiopians come to Beledweyne is Janta Kundishe which is 5km outside the city.The_Patriot wrote:I thought it was a protest in B town against Xabashi.
We stand in solidarity with the freedom fightersgrandpakhalif wrote: Thanks Beledweyne and Hiiraan for showing support to your brothers fightin Kenya
The administration gets paid by garguurte and they are not doing it for solidarity but for a clan reasons.
You don't understand that madoobe is supported by the majority of his larger clan and regions like puntland.
This is not our business.
- GeoSeven
- SomaliNet Super
- Posts: 5687
- Joined: Sat Sep 17, 2011 10:41 am
- Location: Out of my mind somewhere...always somewhere, never an exact location.
Re: Patriotic B/weyners protest Kenya presence
Sahal, AMISOM in Beledweyne is non-aligned and neutral, you can't compare the Djiboutians to the Kenyans.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Patriotic B/weyners protest Kenya presence
Geoseven when will Beesha Kuwait stop sending threats to JL administrators?
- GeoSeven
- SomaliNet Super
- Posts: 5687
- Joined: Sat Sep 17, 2011 10:41 am
- Location: Out of my mind somewhere...always somewhere, never an exact location.
Re: Patriotic B/weyners protest Kenya presence
Which Beesha Kuwait? The one that had to be saved by Kenya from Iftiin Baasto and his 60 teenagers 

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 8 Replies
- 924 Views
-
Last post by Turbulence
-
- 1 Replies
- 2036 Views
-
Last post by Polus
-
- 11 Replies
- 1255 Views
-
Last post by Gubbet
-
- 5 Replies
- 812 Views
-
Last post by DonCorleone
-
- 88 Replies
- 4560 Views
-
Last post by Bamaarn
-
- 26 Replies
- 1515 Views
-
Last post by nomadicwarlord
-
- 32 Replies
- 1800 Views
-
Last post by JSL3000
-
- 4 Replies
- 731 Views
-
Last post by Cirwaaq
-
- 12 Replies
- 1409 Views
-
Last post by joof