Sheikh Xasan Takar urges jihad against gaalcabuud Faroole

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Sheikh Xasan Takar urges jihad against gaalcabuud Faroole

Post by grandpakhalif »

Image

Sheekh Xasan Maxamuud Takar oo ka mid ah Culumada Diinta Islaamka ee Soomaalida ah kana soo jeeda Deegaanada la isku yirhaado Puntland ayaa Muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay Dagaal dhawaan ka dhacay Magaalada Gaalkacyo kaasoo lagu dilay Afar ak mid ah Ciidamada Maamulka Cabdiraxmaan Faroole hogaamiyo inkastoo ciidamada qudhoodu fureen rasaas dhimasho iyo dhaawac sababtay.



Sheekh Xasan waxa u sheegay in loo baahan yahay in la sii wado dagaalada ka dhanka ah Maamulka Cabdi-raxmaan Faroole oo uu ku macneeyay mid dhibaatada dad iyo gurashada hantidooda u is taagay.



Wuxuu tilmaamay in loo baahn yahay Dagaal Jihaad ah in Shacabku ay galaan oo ay faroole Afka Ciidda u daraan dabadeedna ay Doortaan hogaan Shareecada islaamka ku hogaamiya.



Sheekh Xasan Maxamuud Takar ayaa ugu dambeyntii dadka Mslimiint aah iyo naftiisa kula drdarmay in ay markasta maanka ku hayaan asida Alle.


LetsCookBreakfast
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1728
Joined: Mon Jun 24, 2013 3:10 pm
Location: Too busy writing history to read it

Re: Sheikh Xasan Takar urges jihad against gaalcabuud Farool

Post by LetsCookBreakfast »

Hutuking, we don't care what some soon-to-be pseudo sheikh has to say. :down: :lol:
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Sheikh Xasan Takar urges jihad against gaalcabuud Farool

Post by original dervish »

:lol:
User avatar
Rabshoole
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10610
Joined: Fri Nov 30, 2001 7:00 pm
Location: Midwest

Re: Sheikh Xasan Takar urges jihad against gaalcabuud Farool

Post by Rabshoole »

:lol: sheekhku waa'yo ? ma warsangeli baa ?
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Sheikh Xasan Takar urges jihad against gaalcabuud Farool

Post by grandpakhalif »

Wa Leelkase.
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: Sheikh Xasan Takar urges jihad against gaalcabuud Farool

Post by Advo »

This guy is focking up his homeland yet he wants to start trouble else where, cajiib :lol:
User avatar
Cunaaye25
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1069
Joined: Tue May 15, 2012 6:40 am

Re: Sheikh Xasan Takar urges jihad against gaalcabuud Farool

Post by Cunaaye25 »

alshabab buu ka mid yahey wuxuu ka cararey UK......wiilkiisa na waxaa toogtey cidamada Puntland sababtoo ah, wuxuu ka mid ahaa dadkii diley, sheekh dr axmed xaaji cabdiraxmaan. sifiican ayaan u aqaanaa ninkaan waalan......
Last edited by Cunaaye25 on Sun Jul 07, 2013 2:31 am, edited 1 time in total.
User avatar
HorseedS
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2495
Joined: Sun Jun 30, 2013 3:47 pm
Location: Dal Udug

Re: Sheikh Xasan Takar urges jihad against gaalcabuud Farool

Post by HorseedS »

Why doesn't he go to Galkacyo and fight instead of trash talking from wherever he's at :? Punk. :lol:
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: Sheikh Xasan Takar urges jihad against gaalcabuud Farool

Post by quark »

HorseedS wrote:Why doesn't he go to Galkacyo and fight instead of trash talking from wherever he's at :? Punk. :lol:
cuz his a shababi terrorist who will be shot on sight, all he knows is to brainwash misguided youths to their deaths
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”