Mogadishu - 33rd King Of Somalia Recieves A National Tribute

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Mogadishu - 33rd King Of Somalia Recieves A National Tribute

Post by oxymoron »

Mogadishu - 33rd King Of Somalia Recieves A National Tribute. The Passing Of A Somali Hero. PICS

:( :(

Image

Madaxda Dowlada Federaalka oo ka qeybgalay Salaadii Janaasada ee Boqor Cabdullahi Boqor Muse (Sawirro)
| on July 7, 2013


Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ka qeybgalay salaadii Janaasada ee Marxuum Boqor Cabdullahi Boqor Muuse oo maanta lagu tukadey garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aden Cadde.

Marxuum Boqor Cabdullahi Boqor Muse ayaa maanta meydkiisa la soo marsiiyey Muqdisho iyadoo salaadda ka dib loo qaaday magaalada Qardho oo lagu aasi doono meydka marxuumka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa yiri “ Geeridu waa xaq, waxaana EEBBE uga baryayaa eheladii, saaxiibadii iyo dhammaan Soomalida inuu samir iyo IIMAAN naga wada siiyo geeridii marxuum Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse (King-Kong) oo si weyn looga yaqaanno Soomaaliya, isla markaana mas’uuliyad Qaran ka soo qabtay dalka. Marxuumka waxaa lagu yaqaanaa shaqsi nabaddeed. Boqorka waxuu siyaasadda ka sakow ka mid ahaa madax dhaqameedka Soomaaliyeed, waxaan EEBBE uga baryeynaa inuu Janadii Fardowsa ka waraabiyo, annagana samir iyo IIMAAN naga wada siiyo.”

Madaxweynaha ayaa marwada marxuumka, carruurtiisa iyo eheladdaba gacan qaaday una tacsiyeeyey.

Munaasabaddan salaadda Jinaasadda waxaa kaloo goob joog ka ahaa Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, wasiiro, xildhibaanno, siyaasiyiin, madax dhaqameed iyo bulshoweynta Soomaaliyeed.

Horseed Media
News Desk

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: Mogadishu - 33rd King Of Somalia Recieves A National Tri

Post by quark »

AUN Boqor Cabdullahi Boqor Muse
User avatar
Clown
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 457
Joined: Sat Jul 06, 2013 4:48 pm

Re: Mogadishu - 33rd King Of Somalia Recieves A National Tri

Post by Clown »

when did somalia have a king?
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: Mogadishu - 33rd King Of Somalia Recieves A National Tri

Post by quark »

Clown wrote:when did somalia have a king?
The King of the Rep of Puntland not somalia
User avatar
HorseedS
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2495
Joined: Sun Jun 30, 2013 3:47 pm
Location: Dal Udug

Re: Mogadishu - 33rd King Of Somalia Recieves A National Tri

Post by HorseedS »

Ilahay jannah al Fardows haka waraabiyo Amiin.
oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Re: Mogadishu - 33rd King Of Somalia Recieves A National Tri

Post by oxymoron »

Jubbaland Top Leadership, President and Vice President Have Come To Pay Their Respects With The Rest Of The Nation. Jubbaland Honourable President Arrives In Puntland. PICS & AUDIO
Shiikh Axmed Madoobe oo tagay Galkacayo
6 Jul 6, 2013 - 12:59:09 AM

Magaalada Galkacayo ee xarunta gobolka Mudug ayaa goor dhowayd maanta 06 July,2013 waxa garoonka diyaardaha ka degay Madaxweynaha Jubaland Shiikh Axmed Maxamed Islaan ''Madoobe''.

Wasiiro ka tirsan Puntland ,maamulka gobolka ,odayaasha dhaqanka iyo bulshada gobolka Mudug ayaa si wayn u soo dhowaysay madaxweynaha,waxana lo galbiyay dhanka magaalada.

Madaxweynaha ayaa waxa wehelinaya rag uu ka mid yahay gudoomiyaha rugta ganacsiga Jubaland Yaasiin Jaamac ,Maxamuud Yusuuf Aw-Libaax oo ka mid ahaa saxiixayaashii Tubta nabada Somalia ,Maxamuud Cali Samatar ,Saalax Maxamed iyo rag kale oo ka soo jeeda Jubaland.

Isbitalka wayn ee Galkacayo iyo kan GMC oo ay yaalaan dhaawacyada dagaalkii Kismayo ayuu booqanayaa haatan ,waxana kulan uu la yeelana guddiga qaabilsan gurmadka dhaawacyada.

Madaxweynaha Jubaland waxa lagu wadaa inuu dhanka caasimada Garowe u soo duulo saacad ka dib oo haatan ka socota qabanqaabada soo dhowayntiisa.

Wixii faahfaahin ah iyo sawiradda booqashada Axmed Madoobe kala soco GO.

GAROWE ONLINE


Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image
oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Re: Mogadishu - 33rd King Of Somalia Recieves A National Tri

Post by oxymoron »

Indeed a very Sad day, The people King has passed away. We look forward to better days. United We Stand.
oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Re: Mogadishu - 33rd King Of Somalia Recieves A National Tri

Post by oxymoron »

Image
Image

Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image

Image
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19038
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Mogadishu - 33rd King Of Somalia Recieves A National Tri

Post by FarhanYare »

king of somalia :? since when did somalia had monarch
oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Re: Mogadishu - 33rd King Of Somalia Recieves A National Tri

Post by oxymoron »

faraaxoos1 wrote:king of somalia :? since when did somalia had monarch
Go Learn Your History. 8-)
User avatar
zidane88
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3986
Joined: Mon Feb 09, 2009 5:57 pm

Re: Mogadishu - 33rd King Of Somalia Recieves A National Tri

Post by zidane88 »

AUN.
User avatar
ZubeirAwal
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15174
Joined: Sat Mar 19, 2011 1:05 pm
Location: No one feels safe from hypocrisy except the hypocrite.

Re: Mogadishu - 33rd King Of Somalia Recieves A National Tri

Post by ZubeirAwal »

He was no king of somalia he was king of some patch desert in puntland.
User avatar
HorseedS
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2495
Joined: Sun Jun 30, 2013 3:47 pm
Location: Dal Udug

Re: Mogadishu - 33rd King Of Somalia Recieves A National Tri

Post by HorseedS »

AbuukarSubeer wrote:He was no king of somalia he was king of some patch desert in puntland.
:umad: :whoa:
User avatar
GalliumerianSlayer
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3528
Joined: Mon Feb 11, 2013 3:26 pm

Re: Mogadishu - 33rd King Of Somalia Recieves A National Tri

Post by GalliumerianSlayer »

Guys no arguments, just pay your respect and say AUN :|
oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Re: Mogadishu - 33rd King Of Somalia Recieves A National Tri

Post by oxymoron »

LegendarySS4 wrote:Guys no arguments, just pay your respect and say AUN :|
Indeed. :som: :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”