Somalia and Somaliland agree on 3 points after 72 hour talks
Moderator: Moderators
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Somalia and Somaliland agree on 3 points after 72 hour talks
Wada Hadaladii Turkiga Uga Socday Somaliland Iyo Soomaaliya Oo Lagu Heshiiyay Sadex Qodob
July 9th, 2013
Heshiiskan waxa uu dan u yahay Somaliland
Istanbul (Somaliland.Org)-Shirkii afraad ee wada hadaladda Somaliland iyo Soomaaliya uga socday magaaladda Istanbuul ee dalka Turkiga ayaa caawa la soo gabo-gabeeyay, waxaanay ergadii ka kala socotay labada dal ay ku heshiiyeen heshiis ka kooban sadex qodob.
Heshiiskan waxa dhinaca Somaliland u saxeexay Wasiirka Ganacsiga iyo Maalgashiga Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar, halka Soomaaliyana uu qalinka ugu duugay Wasiirka Arrimaha Gudaha C/Kariim Xuseen Guuleed. Waxaanay labada Wasiir-ba sheegeen inay ku qanacsan yihiin heshiiska la gaadhay waxaanay u mahad celiyeen dawladda Turkiga oo isku hawshay ka mido dhalinta wada hadalada labada geesood u socday oo ay marti-gelinaysay.
Sadexda Qodob Ee Lagu Heshiiyay Waxay u dhignaayeen sidan:-
1)- Maamulka Hawadda lagala wareego Qarrammadda Midoobay oo lagu wareejiyo Guddi wada jir ah oo ka kooban Somaliland iyo Soomaaliya. Gudidaasna fadhigoodu noqdo Hargeysa. Guddidaasi waxay soo gudbin doonaan nidaam si siman dakhliga loogu qeybsan doono.
2)- In la sii wado wada hadaladda.
3)- In wada hadaladda kan ku xigaa lagu qabto isla dalka Turkiga muddo 120 maalmood ah (afar bilood) ah ka dib.
shirkan ayaa muddo laba maalmood ah u socday labada wadan ee Somaliland iyo Soomaaliya, waxaana la sheegay inay ahaayeen wada hadaladii ugu adkaa ee labada geesood isku soo hor-fadhiistaan, iyadoo la isku mari waayay ajandihii ka koobnaa tobanka qodob ee miiska u saarnaa.

Re: Somalia and Somaliland agree on 3 points after 72 hour t

This is good
the only good thing
We got the airspace
Re: Somalia and Somaliland agree on 3 points after 72 hour t
good start if true but really if we're to reach the core topic which is somaliland's sacrosanct independence, we have to not agree to anything that would give xamar any influence on our sovereign decisions e.g. foreign aid/investment
meanwhile in the same time as talking, sticking to our principles, i urge hargeisa to modernize and beef up our defence forces by:
a. making all unemployed men join the military by force
b. ignore the un embargo by bringing in all offensive/defensive weapons regardless of market source and origin
c. establish a domestic weapons production company to be self sufficiency
d. establish a proper air force, air defence force and navy with each branch along with army having as good as possible equipment
e. seal a military pact with ethiopia
meanwhile in the same time as talking, sticking to our principles, i urge hargeisa to modernize and beef up our defence forces by:
a. making all unemployed men join the military by force
b. ignore the un embargo by bringing in all offensive/defensive weapons regardless of market source and origin
c. establish a domestic weapons production company to be self sufficiency
d. establish a proper air force, air defence force and navy with each branch along with army having as good as possible equipment
e. seal a military pact with ethiopia
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Somalia and Somaliland agree on 3 points after 72 hour t
A joint committee Somalia and Somaliland will manage the airspace revenues and divide into 2 for Somalia and Somaliland and their office will be in hargeisa , this is good it is special status , there is nothing else to discuss the talks anything from that cannot be agreed on and needs international mediation i am not sure if they meed in 120 days they will agree. No need for paranoia there is no threat coming from Somalia not in decades
Re: Somalia and Somaliland agree on 3 points after 72 hour t
why cant somaliland keep all the revenue to itself? zoomalia is a foreign country in my book, let ethiopia sponsor our air space as theyre a friend
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Somalia and Somaliland agree on 3 points after 72 hour t
I dont trust gaalocaabud sources.
So far Jowhar, Shabelle, Dhacdooyinka , RadioMuqdisho, Allgalgaduud and Hiiraan did not report this socalled news.
So far Jowhar, Shabelle, Dhacdooyinka , RadioMuqdisho, Allgalgaduud and Hiiraan did not report this socalled news.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Somalia and Somaliland agree on 3 points after 72 hour t
Hutuking cawa wa ramadan easy with the takfiri iyo cayda wa ramadan,, its every where voa bbc go listen
There is no need for aflgado iyo waxas there is no hatred between isaaq and hawiye, we dont call your goverment gaalo cabuud even thought there are gaalo forces protecting your government and people. We dont hate your people we have a political disagreement with your leaders and that needs to be solved one day by our friends the Europeans to come in between us other than that cadawgina u noolada.

Last edited by Khalid Ali on Tue Jul 09, 2013 2:55 pm, edited 1 time in total.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1728
- Joined: Mon Jun 24, 2013 3:10 pm
- Location: Too busy writing history to read it
Re: Somalia and Somaliland agree on 3 points after 72 hour t
Superlander, stop trolling this is a serious thread.superlander wrote:why cant somaliland keep all the revenue to itself? zoomalia is a foreign country in my book, let ethiopia sponsor our air space as theyre a friend

Re: Somalia and Somaliland agree on 3 points after 72 hour t
takfiri, stop being a gaalo and take ur mouth out of ugandan hairballsHutuKing01 wrote:I dont trust gaalocaabud sources.
So far Jowhar, Shabelle, Dhacdooyinka and Hiiraan did not report this socalled news.
Re: Somalia and Somaliland agree on 3 points after 72 hour t
letscookbreakfast
i can see ur being a mooryaan agent again
i can see ur being a mooryaan agent again

-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Somalia and Somaliland agree on 3 points after 72 hour t
How is that cay?
Anyways i will wait when these trustworthy newswebsites report it.
Ramadan Karim kuwa midnimada Soomaaliya jecel
Anyways i will wait when these trustworthy newswebsites report it.
Ramadan Karim kuwa midnimada Soomaaliya jecel

- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Somalia and Somaliland agree on 3 points after 72 hour t
Hutuking xiinow is not here no need to spew hatred , he wont call you a Somalilander u have proved your not a Somalilander 

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1728
- Joined: Mon Jun 24, 2013 3:10 pm
- Location: Too busy writing history to read it
Re: Somalia and Somaliland agree on 3 points after 72 hour t
Walaal, some of the things you say are just ridiculous.superlander wrote:letscookbreakfast
i can see ur being a mooryaan agent again
Re: Somalia and Somaliland agree on 3 points after 72 hour t
Khalid
In my honest opinion, somaliland accepting the joint commitee goes alongside with somalia interests
This is the bridge the turkish were talking about building between the two sides
Turkish pm has talked about a joint future/ al masiir al moshtarak
They call the talks
Region unity talks
تركيا تستضيف محادثات الوحدة بين الصومال وإقليم أرض الصومال
Some thing you cant read in the somali media
Mogadisho has more points like after the turkish talks ends to be continued in mogadisho and hargeysa
Free movement of politicians

Last edited by sahal80 on Tue Jul 09, 2013 3:32 pm, edited 1 time in total.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Somalia and Somaliland agree on 3 points after 72 hour t
Well ofcourse yes but only 3 points were agreed nothing else but ofcourse Mogadishu wins to because the airspace will be managed by a joint committee and their members will be seated in hargeisa, still be some attachment but at least its a start
But so far only 3 points have been agreed
These talks will not head any where until there is mediation

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 1174 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 91 Replies
- 12745 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 56 Replies
- 3562 Views
-
Last post by Koronto91
-
- 59 Replies
- 7597 Views
-
Last post by gurey25
-
- 7 Replies
- 687 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 24 Replies
- 3007 Views
-
Last post by gurey25
-
- 65 Replies
- 8046 Views
-
Last post by Saraxnow
-
- 19 Replies
- 2990 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 14 Replies
- 1890 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 13 Replies
- 1782 Views
-
Last post by FarhanYare