KASHIFAAD: SOMALILAND OO AQBASHAY KA MID AHAANSHAHA FEDERALKA SOMALIA IYO DAREENADA KU XEERAN
July 11, 2013 - Written by ahmed
Sida lagu qeexay heshiiska Istanbul waxaa Hargeysa laga maamuli doonaa Hawada Somalia hasse yeeshee magaca lagu maamuli doono wuxuu yahay Somali Federal Civil Aviation.
Heshiisku wuxuu dhigayaa in dhaqaalaha ka soo baxa la kala qeybsaday laakiin tani waxay xambaarsan tahay ujeedooyin fog.
Heshiiska waxaa uu dhigayaa in Somaliland mamnuucdo isticmaalka Baasaboorkii hore ee Somalia {Green Passport} si shacabka Soomaaliyeed u isticmaalaan baasaboorka cusub ee E-Passport.
Somaliland waxay hore u mamnuucday inay degaanadeeda geli karaan dadka wata baasaboorka Somalia ee {E-Passport} waxayna fasaxday kaliya baasaboorkii hore ee Cagaarka.
balse somaliland waxay maalintii shalay ahayd ay ay mamnuucday pasportkii hore ee somaliya (green pasport) waxaanay ogolaatay baasboorka cusub ee somaliya arintan ayaa ah mid dadka soo jiidatay aadna ay dadku reer somaliland ula yaabeen waxaanay somaliland ansixinaysay mid kamid ah qodobada ku jiray qodobkan ahaa in hargeysa laga maamulo hawada somaliya kaas oo ahaa in Somaliland mamnuucdo isticmaalka Baasaboorkii hore ee Somalia {Green Passport} si shacabka Soomaaliyeed u isticmaalaan baasaboorka cusub ee E-Passport.
Puntland iyo Galmudug waxay heshiiskaan u arkaan mid lagu xaqiray xaquuqdooda laakiin Madaxda Dowladda Federalka Somalia waxay ku tilmaameen tilaabadii ugu horeeysay ee lagu soo xero geliyay dawladda Somaliland.
Wasiirka Arrimaha gudaha Jamhuuriyadda Federalka Somalia Abdikariim Guuleed oo saxiixay heshiiska wuxuu yiri “Heshiiska Hawada Somalia ee aan Hargeysa u saxiixnay waa goolkii ugu horeeyay ee aan dhalinay maxaa yeelay magaca gudigga ku hoowlgelayaan ee Caalamka aqoonsan yahay wuxuu yahay SOMALI FEDERAL CIVIL AVIATION sidaas darteed waa guul,waxaana rajo ka qabaa inay shirka sedexaad ku saxiixaan heshiiska Midnimada Somalia”.
Koontada qaadista Canshuuraha hawada waxay sharciyan ku furan tahaySomali Federal Government Civil Aviation {SOFEGOCIA} sidaas darteed waxay ka dhigan tahay in Somaliland qaadatay nidaamka Federalka.
Gudigga Hawada Somalia ee fadhigoodu noqon doono Hargeysa waxaa ka mida Wasiirka Arrimaha gudaha Somalia Abdikariim Guuleed,Madaxa laanta Socdaalka Somalia iyo Jinsiyadaha Somalia Jeneral Gaafoow iyo saraakiil ka tirsan Dowladda Federalka Somalia.
Masuuliyiintaan waxay awood u yeelanayaan inay tegi karaan Hargeysa oo hore looga mamnuucay Siyaasiyiinta ka tirsan Dowladda Federalka Somalia .
-----------------------------------------------------------------------------
http://baligubadlemedia.com/2013/07/kas ... ku-xeeran/
NB; BTW this is Somaliland owned news website, straight from the horse's mouth!
This explains on why and how Sland is a Federal state
Moderator: Moderators
-
Individual
- SomaliNetizen

- Posts: 866
- Joined: Sat Feb 09, 2013 4:38 pm
Re: This explains on why and how Sland is a Federal state
This stuff is in every website and the writer is not showing the source in wich the interior minister said that.
I think the writer has translated it and all banaadir is closer to the original source.
No it doesn't make it federal but part of the country.
I think the writer has translated it and all banaadir is closer to the original source.
No it doesn't make it federal but part of the country.
-
Individual
- SomaliNetizen

- Posts: 866
- Joined: Sat Feb 09, 2013 4:38 pm
Re: This explains on why and how Sland is a Federal state
sahal80 wrote:This stuff is in every website and the writer is not showing the source in wich the interior minister said that.
I think the writer has translated it and all banaadir is closer to the original source.
No it doesn't make it federal but part of the country.
Re: This explains on why and how Sland is a Federal state
These guys always translate with their bad skills and then add into it more stuff to make it their own but no source in where the interior says this.Individual wrote:sahal80 wrote:This stuff is in every website and the writer is not showing the source in wich the interior minister said that.
I think the writer has translated it and all banaadir is closer to the original source.
No it doesn't make it federal but part of the country.
From what I noticed, the somaliland politicians have no problem in using the country term..., s/land FM was using this term in the nairobi investment conference for both somalia and somaliland.
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: This explains on why and how Sland is a Federal state
They are being pragmatic ! Nothing wrong with it !
- HooBariiska
- SomaliNet Super

- Posts: 7692
- Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
- Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'
Re: This explains on why and how Sland is a Federal state
where does it say somaliland is a federal state? you people cant even read
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 23 Replies
- 12625 Views
-
Last post by original dervish
-
- 0 Replies
- 921 Views
-
Last post by KacdoonSool
-
- 4 Replies
- 2412 Views
-
Last post by mahadalla
-
- 10 Replies
- 1479 Views
-
Last post by noer
-
- 2 Replies
- 3623 Views
-
Last post by SomaliDefenceCouncil
-
- 4 Replies
- 1022 Views
-
Last post by jannoman
-
- 3 Replies
- 629 Views
-
Last post by Caesar
-
- 4 Replies
- 854 Views
-
Last post by fighter
-
- 0 Replies
- 540 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 14 Replies
- 1730 Views
-
Last post by RovingMadness