Kn: Sida uu kusoo waramayo wariyaheena Jillib, waxaa la laayay illaa 12 askari oo ka tirsan ciidamadda Barre Hiiraale kuwaasi oo kusii jeedey gobolka Gedo.
Wararka aan heleyno waxa ay intaasi ku darayaan in ciidamadda Barre Hiiraale ka tagay ay dhanaayeen 14 askari, 12 Alshabaab ay leysay, 2 kalana aanan la ogeyn meel ay jaan iyo cirib dhigeen.
Waxaa lasoo sheegayaa in dhanka Shabaab uu jiro qasaare, balse aanan la ogeyn inta uu qasaaraha dhanyahay.
Barre Hiiraale oo Kismaayo laga saaray ayaa sheegey in Alshabaab ay isfaham leeyihiin, islamarkaasina ay hal cadaw leeyihiin, isaga oo ku sugan deegaano ay Alshabaab ka taliso.
KismaayoNews.com
http://kismaayonews.com/2013/07/12/12-a ... ab-laysay/
12 huurale soldiers killed by Al shabab.
Moderators: Moderators, Junior Moderators
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3328
- Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
- Location: Hawd bartu geela ka daaqo.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: 12 huurale soldiers killed by Al shabab.
Its sad that only dhanaan and this site reported this, it's as if they gain joy at the sight of Sade blood that they had to invent lies.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3328
- Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
- Location: Hawd bartu geela ka daaqo.
Re: 12 huurale soldiers killed by Al shabab.
And the ridiculous website galgaduud saying ayan hirsi was congratulating ahmed madoobe on his presidential victory.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 965 Views
-
Last post by damu
-
- 8 Replies
- 1050 Views
-
Last post by paperino
-
- 6 Replies
- 1749 Views
-
Last post by Walaashiis
-
- 1 Replies
- 1006 Views
-
Last post by Colonel
-
- 1 Replies
- 880 Views
-
Last post by Coeus
-
- 124 Replies
- 404 Views
-
Last post by Alluring
-
- 0 Replies
- 4143 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 118 Replies
- 4003 Views
-
Last post by ToughGong
-
- 1 Replies
- 446 Views
-
Last post by ciyaal_warta
-
- 26 Replies
- 1674 Views
-
Last post by Hyperactive