Maleeshiyo Beeleedka Raaskambooni Oo Niyad-jab Baahsan Soo W

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Maleeshiyo Beeleedka Raaskambooni Oo Niyad-jab Baahsan Soo W

Post by grandpakhalif »

Kadib dagaaladi ka dhacay magaalada Kismaayo ayaa waxaa magaaladaasi ka dhacay dilal qorsheesan, dhac iyo kufsi loo geesanayay qaar kamid ah beelaha Soomalaiyeed ee dagan xaafadaha magaalada Ksimaayo.

Wararka ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa waxa ay sheegayaan in maleeshiyo beeleedka Raaskambooni agabki iyo gaadiidka ay ka dhaceen magaalada Kismaayo ay u gudbiyeen Afmadoow, Badhaadhe ilaa iyo waqooyi bari dalka Kenya.

Mar aan qadka telefoonka kula xiriirnay goobjooge ku sugan gudaha magaalada Kismaayo oo ka gaabsaday magaciisa xaalado amaan awgood ayaa waxa uu inoo sheegay “Walaale nimankan ma,ahan niman ku talagalay inay deegaankan ku nagaadaan, taasina waxaa daliil u ah waxba ma aysan reeban, waxeey dhici kareen waa ay dhaceen, waxeey dili kareena waa ay dilee, waxay kufsan kareena waa ay kufsadeen, agabka iyo gaadiidka ay dhaceena waxeey u direen Afmadow iyo Badhaadhe, waxaana laba sheegayaa in xataa gaadiidki ay dhaceen qaar kamid ah lagu arkay magaalada Gaarissa”, waa sida uu hadalka u dhigay goobjoogaha’e.

Goobjoogahan oo sii wata hadalkiisa ayaa waxa uu sheegay “Adeeroow nimankan Raaskambooniyiinta ah dambinki Faroole uu la doonayay waa ay ku dhaceen, ummada Soomaaliyeed ee deegaanadan dagan Jileec iyo Jareerba oo dhan baana hadda u mindiyo lisanaysa”. Waa sida uu u dhigay hadalka’e.

Waxaa jira in maleeshiyada Raastambooni ay aad uga niyad jabeen joogitaankooda magaalada Kismaayo sida la sheegay iyaga oo ka baqaya in haddii magaalada loogu yimaado ay dhici karto in waxa ay geeysteen loo geeysto taasina ay sababtay inay hantida iyo gaadiidka ay dhaceen amaba kuwa ay lahaayeen dadka ku abtirsada Raastambooniyiinta ay kala baxeen magaalada Kismaayo.

Dhinaca kale waxaa jira xiliyada habeenki in isku dhacyo dhexmaraan maleeshiyo beeleedka Raaskambooni iyaga oo aalaaba isku dhacooda yimaado marki ay isku qabsadaan hanti ay dhacayaan, isku dhacoodana waxa uu sababaa dhimasho iyo dhaawac dhexdooda soo kala gaara.

Isku soo wada duuboo dadka ku sugan maagalada Kismaayo ayaa waxa ay aaminsan yihiin in xaalada magaalada Kismaayo ay tahay mid aan weli fari ka qodneen oo leeysu faruuryo qaniinsanayo oo dhalin karta in dagaalada looga aargoosanyo maleeshiyo beeleedka Raaskambooni ay u gudbaan deegaanada kale ee Jubbada Hoose.
User avatar
Madman23
Posts: 136
Joined: Tue Jul 09, 2013 4:54 am

Re: Maleeshiyo Beeleedka Raaskambooni Oo Niyad-jab Baahsan S

Post by Madman23 »

You see this is fare bigger then politics and federal states! thats what I said! my predictions are good!

Those Raaskambooni are tribeless and heartless! I actully heard they were mixed from also other tribes from NFD, like garre, degodia, iyo Ogadaan.. but Ogadaans are the majority! even Oromo Borona! i would not be surprise, if those ogadens brought with them oromo borona!

Ogadeen oo mooryaanimo barteey 2013! to late! :(

Image
Last edited by Madman23 on Sat Jul 13, 2013 2:43 pm, edited 2 times in total.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Maleeshiyo Beeleedka Raaskambooni Oo Niyad-jab Baahsan S

Post by grandpakhalif »

Rape and stealing property is all they are good for, Somali government must effectively eliminate these Kenyans from our soil.
User avatar
Madman23
Posts: 136
Joined: Tue Jul 09, 2013 4:54 am

Re: Maleeshiyo Beeleedka Raaskambooni Oo Niyad-jab Baahsan S

Post by Madman23 »

grandpakhalif wrote:Rape and stealing property is all they are good for, Somali government must effectively eliminate these Kenyans from our soil.
A mann WHO is Qabiilist have his issues, but he would remember his tribes and relatives! but those RK's can not be viewed as tribe! they are tribeless!

I view them as hungry Young men, from Garissa, and NFD.. i even heard some of the Ogadens in Kismayo fled with the rest! to the jungle..

Series of rapes, stealing and killing! :down: may allah punish them
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Maleeshiyo Beeleedka Raaskambooni Oo Niyad-jab Baahsan S

Post by grandpakhalif »

Ameen.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”