Page 1 of 1

Sacad Muuse Sufi Sheikh found dead in Maydh district beaches

Posted: Fri Jul 19, 2013 3:20 am
by MrPrestige
AUN

He was found by local pastrolists far away from the town on the empty beaches, it is unknown whether he died from the summer heat and dehydration or bitten by
A monitor lizard (Abeeso).


Wadaad Suufi ah Oo Muddo Ku Sugnaa Qudbiga Sheekh-Isaxaaq Oo Meydkiisa Laga Helay Xeebta Maydh

Image

Ceerigaabo (HWD) Alle Ha U Naxariistee Suufigan oo maanta meydkiisa laga helay Xeebta Haadaw ee magaalada Maydh ayaa magaciisa lagu sheegay Cabdiraxmaan. Waxana gelinkii hore ee maanta dad xoolo-jirato ahi meydkiisa ku arkeen halkaas kaddibna waxay ugu qaylo tageen Magaalada maydh iyo Ciidanka Ilaalada Xeebaha
ee halkaas deggan waxana meydka marxuumkan loo qaaday dhinaca magaalada Maydh si halkaas loogu aaso. Waxana meydka marxuumkani u muuqdey mid qiyaastii
laba casho kahor halkaas ku geeryoodey. Waxana Wadaadkani sida la sheegay Qudbiga Sheekh-Isaxaaq iyo degaan-xeebeedka Maydh ku sugnaa muddo hal sano
ku dhow. Marxuumkan oo hayb ahaan lagu sheegay Sacad Musse/ Jibriil Abokor ayaa shakhsiyaad ay hore u sheekaysteen waxay sheegeen in ay walaalo ahaayeen
sida marxuumku sheegay laba nin oo midkood Wajaale ku sugan yahay shaqadiisuna Wastaad tahay halka kan kalena ka mid yahay dadka ku xoogsada
gaadhi-ximaarrada Magaalada hargeysa gaar ahaan Xaafadda Xera-Awr oo qoyskoodu deggan yahay.

http://www.hawdnews.com/?p=737

Re: Sacad Muuse Sufi Sheikh found dead in Maydh district bea

Posted: Fri Jul 19, 2013 4:22 am
by MrPrestige
Khalid Ali and AbuukarSubeer meeshu Gabiley maha dee, it is very hot in summers, it is best to stay within the towns when you're in the Sanaag coast and not
go out in the wilderness to the sandy beaches unless you have a camel or a 4x4 car and a bottle of water with you.

Re: Sacad Muuse Sufi Sheikh found dead in Maydh district bea

Posted: Fri Jul 19, 2013 5:28 am
by ZubeirAwal
It was his time, AUN.

Re: Sacad Muuse Sufi Sheikh found dead in Maydh district bea

Posted: Fri Jul 19, 2013 12:15 pm
by Magnusomalius
Jibriil Abokor-ku min Ethiopia ilaa kuleylada sida reerkeyga aniga oo banka ciisaha gaadha bu u isku dabo taaxan yahay , ciyaar ha moodin :lol: Alle ha u naxariisto