Breaking news: Barre Hiiraale and his forces enter Kismayo
Moderator: Moderators
- Casanova25
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2778
- Joined: Wed Jul 17, 2013 7:25 pm
- Location: **********************
Breaking news: Barre Hiiraale and his forces enter Kismayo
Kismayo is full cawaa! this news is legit!
War Deg Deg Ah: Kismaayo Oo Lagu Gadaaman Yahay Iyo Ciidamadii Bare Oo Gudaha U Galay.
Ciidamadii Madaxweynaha Maamulka Jubaland Col Bare Aadan Shiire Hiraale oo adeegsanaya Kaarto Mileteri oo culus ayaa gudaha u soo galay Magaalada Kismaayo,waxaana la arkayey iyagoo ku sugan qaybo badan oo ka mid ah Magaalada Kismaayo,waxaan arrintaasi walaac iyo baqdin ka muujiyey horjoogayaasha Jabhadda Raaskambooni.
Ciidamadan ayaa la sheegay inay hadda ku sugan yihiin bartamaha Magaalada Kismaayo halkaasi oo ay dhaqdhaqaaq ciidan ka wadan isla markaasna ku doonayaan inay kaga sifeeyaan Jabhadda Raaskambooni,waxaana wararku sheegayaan in boqolaal ka tirsan ciidamada Col Bare Hiiraale hadda ku sugan yihiin naawaxiga Jaamacada Kismaayo.
Ciidamadan nawaaxiga Jaamacadda Kismaayo ku sugan ee Bare Hiiraale ayaa la sheegaya inay doonayan inay ciidamo ka tirsan Jabhadda Raaskambooni oo banaanka Magaalada Ku sugan kala wareegaan Fariisimaha ay ku sugan yihiin isla markaasna ka xigsadaan dhinaca ciidamada Kiiniya.
Kaartada dagaalka ee ciidamada Bare hiiraale ayaa la sheegay inay ku tahay sidii ay u kala god,oomin lahayeen ciidamada Jabhada Raaskambooni iyo kuwa Kiiniya iyadoo marka ciidamada Jabhadda Raaskambooni laga awoodo bato u carari jirey dhinaca ciidamada kiiniya kuwaasi oo garab siin jirey.
Ciidamada Kiiniya iyo kuwa jabhadda Raaskambooni ayaa la sheegayaa inay ku kala dhexjiraan ciidamada Col bare hiiraale oo doonaya inay ciidamada Jabhadda Raaskambooni banaanka Magaalada Uga saaraan isla markaasna si aysan gacan uga helin kuwa dawlada kiiniya,waxaana cadaan ah in ciidamada kiiniya hadda yihiin kuwo aan gacan qaadi karin isla markaansna meesha ay marayan ciidamada xoogga dalka soomaaliya.
Ugu dambeyntii xaalada Magaalada Kismaayo ayaa ah mid kacsan waxaan afka furtey horjoogayaasha Jabhadda Raaskambooni,waxaana ay sheegayan inay dagaal kala hortagi doonaan isla markaasna iska caabin doonaan ciidamada Madaxweynaha Jubaland col Bare hiiraale.
http://allgalgaduud.com/?p=13894
Here you can listen to and Audio??
http://kismaayo24.com/

- Adali
- SomaliNet Super
- Posts: 10587
- Joined: Fri Dec 09, 2011 4:04 pm
- Location: Throw me to the hyenas and I will return laughing as the pack leader.
Re: Breaking news: Barre Hiiraale and his forces enter Kisma
looks like another war is about to happen, how dare a foreigner from Ogadeni clan who came from NFD make demands in Kismaayo, demanding that Hiraale hand over his arms to the Ras Kambooni militia is provocation and they do this during the month of Ramadan, ilahay dhulka hala gooyo.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Breaking news: Barre Hiiraale and his forces enter Kisma
From what I heard Barre Hiiraale is about 250km north of Mog.
- Casanova25
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2778
- Joined: Wed Jul 17, 2013 7:25 pm
- Location: **********************
Re: Breaking news: Barre Hiiraale and his forces enter Kisma
This news is legit! even Rk's admit, that barre hiiraale have some parts of Kismayo under his control! go to kismayo24.com! one of the sergents of Rk's made threats! but he forget Barre hiiraale is there to fight anyways..original dervish wrote:From what I heard Barre Hiiraale is about 250km north of Mog.
- Adali
- SomaliNet Super
- Posts: 10587
- Joined: Fri Dec 09, 2011 4:04 pm
- Location: Throw me to the hyenas and I will return laughing as the pack leader.
Re: Breaking news: Barre Hiiraale and his forces enter Kisma
brother if you support Barre Hiirale do not misrepresent the reality, Hiiraale has never initiated clash with Kenyan forces, it is always Ras Kambooni who initiate the war and Hiiraale defends himself even as Kenyan forces are support Ras Kambooni.Casanova25 wrote:This news is legit! even Rk's admit, that barre hiiraale have some parts of Kismayo under his control! go to kismayo24.com! one of the sergents of Rk's made threats! but he forget Barre hiiraale is there to fight anyways..original dervish wrote:From what I heard Barre Hiiraale is about 250km north of Mog.
He now entered the city and they are provoking another clash, they are harming the civilian population, if they were in any position to defeat Hiiraale they had weeks to do that when he pulled out of the city to lessen the civilian casualties from Kenyan shelling.
- Casanova25
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2778
- Joined: Wed Jul 17, 2013 7:25 pm
- Location: **********************
Re: Breaking news: Barre Hiiraale and his forces enter Kisma
This time he has huge army! he got many Manpower and alot of tribes is under him! he would have not entered kismayo without knowing he his stronger!Adali wrote:brother if you support Barre Hiirale do not misrepresent the reality, Hiiraale has never initiated clash with Kenyan forces, it is always Ras Kambooni who initiate the war and Hiiraale defends himself even as Kenyan forces are support Ras Kambooni.Casanova25 wrote:This news is legit! even Rk's admit, that barre hiiraale have some parts of Kismayo under his control! go to kismayo24.com! one of the sergents of Rk's made threats! but he forget Barre hiiraale is there to fight anyways..original dervish wrote:From what I heard Barre Hiiraale is about 250km north of Mog.
He now entered the city and they are provoking another clash, they are harming the civilian population, if they were in any position to defeat Hiiraale they had weeks to do that when he pulled out of the city to lessen the civilian casualties from Kenyan shelling.
This is what he says to Rk's

Last edited by Casanova25 on Sat Jul 20, 2013 12:53 pm, edited 1 time in total.
- Adali
- SomaliNet Super
- Posts: 10587
- Joined: Fri Dec 09, 2011 4:04 pm
- Location: Throw me to the hyenas and I will return laughing as the pack leader.
Re: Breaking news: Barre Hiiraale and his forces enter Kisma
of course he came prepared but remember all the fitna is from Ras Kambooni.
- zingii
- SomaliNet Super
- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: Breaking news: Barre Hiiraale and his forces enter Kisma
Koombooyinka (qalow qalow) fidnada ha joojiyaan.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Breaking news: Barre Hiiraale and his forces enter Kisma
I dont know what you folks are smoking but could you pass the shit.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Breaking news: Barre Hiiraale and his forces enter Kisma
I dont know what you folks are smoking but could you pass the shit.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Breaking news: Barre Hiiraale and his forces enter Kisma
I dont know what you folks are smoking but could you pass the shit.
- Casanova25
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2778
- Joined: Wed Jul 17, 2013 7:25 pm
- Location: **********************
Re: Breaking news: Barre Hiiraale and his forces enter Kisma
Wake up Barre hiraale already control parts of Kismayo and entered the city hours ago! so adiga bal xabad riid! so i guess you should pass that strong shit your smokingThe_Patriot wrote:I dont know what you folks are smoking but could you pass the shit.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Breaking news: Barre Hiiraale and his forces enter Kisma
One thing for sure is Bare Botindheere would wish to have a mosquito net and some creams.
- Casanova25
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2778
- Joined: Wed Jul 17, 2013 7:25 pm
- Location: **********************
Re: Breaking news: Barre Hiiraale and his forces enter Kisma
The_Patriot wrote:One thing for sure is Bare Botindheere would wish to have a mosquito net and some creams.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 12 Replies
- 1488 Views
-
Last post by Colonel
-
- 4 Replies
- 569 Views
-
Last post by Ashlee~
-
- 11 Replies
- 985 Views
-
Last post by DANGIRL
-
- 0 Replies
- 8 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 5 Replies
- 26 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 8 Replies
- 915 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 41 Replies
- 2658 Views
-
Last post by xoogSADE14