Federal Parliament approves Somali-Turkish military Pact

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Hawdian
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2491
Joined: Thu Jul 04, 2013 8:02 pm
Location: Berbera to Tis Abay with one step.

Federal Parliament approves Somali-Turkish military Pact

Post by Hawdian »

The Somali Federal Parliament this weekend approved a landmark military pact that will see Turkey train, equip and help boost the Somali National Army. The pact was approved by 170 members of the 184 who attended the session of the 275-member assembly.

Turkey has already made visible changes in Somalia's political, economical and social landscape.
Xildhibannada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeesheen xaruntooda Muqdisho waxay ku ansixiyeen heshiis dhinaca milateriga ah oo dhexmaray dalalka Soomaaliya iyo Turkiga, taasoo dowladda Turkiga ay ku dhisayso xarumaha ciidamada Soomaaliya.

Muqdisho (HWN)Xildhibannada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeesheen xaruntooda Muqdisho waxay ku ansixiyeen heshiis dhinaca milateriga ah oo dhexmaray dalalka Soomaaliya iyo Turkiga, taasoo dowladda Turkiga ay ku dhisayso xarumaha ciidamada Soomaaliya.

Kulankan oo ay soo xaadireen 184 mudane ayaa waxaa shir-guddoominayay guddoomiyaha baarlamaanka Soomaalia, Maxamed Sh. Cismaan (Jawaari), waxaana uu ka mid yahay kulammadii aan caadiga ahayn ee xildhibaannada baarlamaanku ay yeelanayeen bishan July.

Furitaankii kulanka kaddib waxaa xildhibaannada baarlamaanka wabixin ka siiyay sida uu heshiiskan u dhacay xoghayaha guddiga baarlamaanka, intaa kaddibna waxay xildhibaannadu billaabeen inay ka doodaan heshiiskan.

Xildhibaanada ayaa waxay su?aalo ku saabsan heshiiskan weydiiyeen wasiir ku

xigeenka gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdiraxmaan Kulmiye Xirsi oo ku sugnaa baarlamaanka, isagoo su?aalihii arrintaas laga weydiiyay ka shaafiyay xildhibaannada baarlamaanka.

Doodda kaddib ayaa waxaa heshiiskan la geliyay cod, iyadoo 170 xildhibaan oo ka mid ah kuwii kulanka maanta soo xaadiray ay ogolaadeen, halka 11 ka mid ah xildhibaanada ay diideen, saddex kalena ay ka aamuseen.

Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Cismaan Jawaari ayaa ku dhawaaqay sidii loogu codeeyay heshiiskan, isagoo sheegay in heshiiskan uu yahay mid wixii maanta ka dambeeya sharci ah.

Intaas kaddib waxay xildhibaannada baarlamaanka ku dhageysteen warbixin ku saabsan sida ay u nool yihiin Soomaalida ku nool dalka Koonfurt Suudaan iyadoo xildhibaanada warbixinta laga dhageystay ay ka mid ahaayeen wafdi uu horkacayay madaxweynaha Soomaaliya oo toddobaadkii hore booqday dalkaas.

Heshiiskan ayaa wuxuu dhigayaa in dowladda Turkiga dayactirto xarumihii ciidamada Soomaaliya, isla markaana ay tababarro siiso, iyadoo tani ay ka mid noqonayso qorshayaasha taageero ee Turkiga uu siinayo Soomaaliya.

Ugu dambeyn, guddoomiyaha baarlamaanka ayaa sheegay in heshiiskan la ansixiyay uu xigi doono ka doodista iyo u codeynta hidise shaciyeed ay soo gudbisay wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah.

Hadhwanaagnews,Mogadishu.
SecretAgent
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4824
Joined: Wed Jan 09, 2013 4:58 pm
Location: east south west north

Re: Federal Parliament approves Somali-Turkish military Pact

Post by SecretAgent »

5 months passed n thy still didn't get da UN weapons, ethiopans left Bay , shabab came rite away , troops have no salary , defense minister dinsoor boy should sacked n send bak to canada where he was a cleaner
User avatar
Casanova25
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2778
Joined: Wed Jul 17, 2013 7:25 pm
Location: **********************

Re: Federal Parliament approves Somali-Turkish military Pact

Post by Casanova25 »

Turks are the best they never forget about us, in the days of glory! Ajuuraan and Ottomans were like a Family! we liberated to together, the arabs iyo bantus! the best heros :lol: are Again Allied! i sense something big is coming back
Helping Somalis “in every possible way” is a “historic responsibility” for Turkey, said Foreign Minister Ahmet Davutoglu on Saturday.

Davutoglu held a joint meeting with delegations of government officials from Somalia and Somaliland in central Istanbul in a continuation of peace talks that began on April 13 in Ankara.

aa“The relations between Somali, Somaliland and Turkey are beyond any kind of borders,” Davutoglu said. “Despite geographical distance, historically we are like a family.”
http://www.wardheernews.com/somali-peac ... urkish-fm/
User avatar
Clown
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 457
Joined: Sat Jul 06, 2013 4:48 pm

Re: Federal Parliament approves Somali-Turkish military Pact

Post by Clown »

This is not a pact though, get it right. A military pact is when the countries protect each other.
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Federal Parliament approves Somali-Turkish military Pact

Post by original dervish »

Yeah! Somali`s need protecting from each other. :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”