Breaking News: Habargedir declare war on BiyoMaal
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1176
- Joined: Wed Jan 14, 2009 6:47 am
- Location: Villa Ruugcadagii kala Rogaha Raasmaalka
Breaking News: Habargedir declare war on BiyoMaal
Hassan dahir aweys wuxuu u xiran yahay gaalada, Balse isimada beesha habargedir wax waa ka qaadi waydey kuwii madaxa ka garaacay oo lafaha ka jajabiyey hogaanka beesha maanta waxay taagan yihiin inay maryocalasta joogto mogadishu ku dalbadaaan masuuliyiinta beesha biyo maal si loodilo, kadibna iyaga laftooda lagu ugaarsan doonno aano qabiil.
Beesha Habargidir ayaa waxay si buuxdo ay ugu dhawaaqday dagaal ka dhan ah Beesha Biimaal, ee degta Gobolka Shabeellaha Hoose, kadib markii ay xiisad ka soo dhex cusboonaatay muddooyinkaan dambe.
Billihii la soo dhaafay ayaa waxaa si weyn u soo kordheysay xiisada cakiran ee u dhaxeyso Beelaha Habargidir iyo Biimaal, waxaana xiisadoodaan laga dareemaayay qeybo kamid ah Deegaanada Gobolka Shabeellaha Hoose.
Imaamka Beesha Habargidir Imaam C/Laahi Khaliif, oo Warbaahinta Magaalada Muqdisho la hadlay, ayaa wuxuu si buuxdo uu ugu dhawaaqay dagaal ka dhan ah Beesha Biimaal, ee Gobolka Shabeellaha Hoose.
Imaamka ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in Beesha Biimaal, ay kordhisay daan-daansigeeda ka dhanka ah buu yiri Beesha Habargidir, isagoo intaasi ku daray inay marar badan ka xishoodeen, balse wuxuu sheegay inay taasi garan weyday.
Sidoo kale wuxuu sheegay inay kaga ashtakoodeen Dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu hogaamiyo, laakiin wuxuu sheegay inay Dowladdu waxba ka qaban weysay.
Beesha Habargidir ayaa wuxuu sheegay inay ku qasbanaatay inay iska qabato, oo ay la dagaalanto Beesha Biimaal, wuxuuna ku goodiyay inay la galayaan dagaalo toos ah.
C/Laahi Khaliif Imaamka Beesha Habargidir, ayaa wuxuu Dowladda iyo Beesha Biimaal uu u sheegay, inay masuuliyadeedu qaadi doonaan, wixii natiijo ah oo ka dhasha dagaalada uu iclaamiyay inay ku qaadayaan

Last edited by Amirsade on Wed Jul 24, 2013 2:45 am, edited 1 time in total.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1176
- Joined: Wed Jan 14, 2009 6:47 am
- Location: Villa Ruugcadagii kala Rogaha Raasmaalka
Re: Breaking News: Habargedir declare war on BiyoMaal
Breaking news Beesha BiyoMaal declare on Beesha Habargedir
Xildhibaan C/laahi Cumar Abshirow oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, ee Beesha Biimaal ee ka soo jeeda Gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa wuxuu Beesha Habargidir uu ku eedeeyay, inay ku dhawaaqday duulaano ka dhan ah Beeshiisa.
Xildhibaan C/laahi Cumar Abshirow ayaa wuxuu sheegay inay Beesha Habargidir u diyaar garowday dagaal ka dhan ah Beesha Biimaal, isla-markaana wuxuu ku eedeeyay inay dooneyso inay dib ugu laabato dhibaato horey looga soo gudbay.
“Beesha Habargidir waxay ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah Beesha Biimaal, waxayna u diyaar garowday duulaanada ay iclaamisay inay ku qaadeyso Beesha Biimaal ee Gobolka Shabeellaha Hoose.” ayuu yiri Xildhibaan C/laahi Cumar oo la hadlay Idaacada SKY News ee Magaalada Muqdisho.
“Habargidir waa dadkii 20 sano xoog ku heystay beeraha ay lee dahay Beesha Biimaal, waa dadkii biyaha webiga ee Shabeellaha ka iibin jiray dadka Biimaalka. Habargidir ma degto Gobolka Shabeellaha Hoose, mana rabto inay hagaagto.” ayuu yiri Xildhibaanka.
Mar la weydiiyay waxa sababay xiisada xilligaan ka taagan Gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa wuxuu markeedii hore sheegay inay ka dhalatay 100 askari, oo uu Raa’isal Wasaaraha balan qaaday inay Xukuumadiisu u tababari doonto Beelaha degga Magaalada Marka, isagoo intaa ku daray inay Beesha Habargidir ahayd, middii diiday in Ciidan nabad ilaalineed loo sameeyo Magaalada Marka, sida uu yiri.
Sidoo kale wuxuu sheegay in Saraakiisha Dowladda ee Gobolka Shabeellaha Hoose ee Beesha Habargidir, ay Talaadadii ku kulmeen Magaalada Muqdisho, isla-markaana wuxuu xusay inay u diyaar garoobeen dagaalka ay Beesha Habargidir iclaamisay, sida uu yiri.
“Shalay waxaa Magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay Saraakiisha Beesha Habargidir ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Waxay diyaarsadeen baabuurtooda dagaalada, waxay u socdaan inay qaadaan dagaalka ay iclaamisay Beesha Habargidir. Oo ah mid ay ku qaadeyso Beesha Biimaal.” ayuu yiri Xildhibaan Abshirow.
Dhanka kale Mr. Abshirow ayaa wuxuu sheegay inay arrintaan ku wargeliyeen Wasiirada Arrimaha Gudaha iyo Gaashaandhiga, oo ay hoos taggaan Saraakiisha qaadeysa buu yiri dagaalka ka dhanka ah Beesha Biimaal.

- FarhanYare
- SomaliNet Super
- Posts: 19029
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3328
- Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
- Location: Hawd bartu geela ka daaqo.
Re: Breaking News: Habargedir declare war on BiyoMaal
Biyomal should once again rise against the thieves of Somalia.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2505
- Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
- Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.
Re: Breaking News: Habargedir declare war on BiyoMaal
BiyoMaal are facing a shameless enemy. Beesha BiyoMaal must fight for what is theirs, their land, their people their Faith. Habargidir wa virus that must be fought and killed.
- FarhanYare
- SomaliNet Super
- Posts: 19029
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Breaking News: Habargedir declare war on BiyoMaal
Their both deads are in hell.
Whoever fights for qabilism is not from Muhammad's Ummah(Sallahu aleyhi wa aalihi wasalam).
Whoever fights for qabilism is not from Muhammad's Ummah(Sallahu aleyhi wa aalihi wasalam).
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2505
- Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
- Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.
Re: Breaking News: Habargedir declare war on BiyoMaal
Did you take your Medcine today horta?HutuKing01 wrote:Their both deads are in hell.
Whoever fights for qabilism is not from Muhammad's Ummah(Sallahu aleyhi wa aalihi wasalam).
Beesha BiyoMaal have the legal and Relgious Right To Hunt And Kill Habar Gidir Virus Anywhere In Gobolka Shabeellaha Hoose. The free land occupation has ended the sooner you dumb animals learn the better.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Breaking News: Habargedir declare war on BiyoMaal
May Piss be upon you Ya OxyMoron,
Biyamaal and HG should make peace.
No clan can force other clan from their houses etc.
This clan war is unislamic and therefore the culumah call for direct ceasefire and reconciliation.

- MrPrestige
- SomaliNet Super
- Posts: 10104
- Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
- Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~
Re: Breaking News: Habargedir declare war on BiyoMaal
Inshallah Biyomaal, Digil Iyo Mirifle and Jareerweyne will wipe the invaders out of Shabeelada Hoose and send them packing to the deserts of Galgaduud where
they belong.
they belong.
- GalliumerianSlayer
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3528
- Joined: Mon Feb 11, 2013 3:26 pm
Re: Breaking News: Habargedir declare war on BiyoMaal
These Somali Niggas causing issues in Ramadan? 

Re: Breaking News: Habargedir declare war on BiyoMaal
Amirsade wrote:Hassan dahir aweys wuxuu u xiran yahay gaalada, Balse isimada beesha habargedir wax waa ka qaadi waydey kuwii madaxa ka garaacay oo lafaha ka jajabiyey hogaanka beesha maanta waxay taagan yihiin inay maryocalasta joogto mogadishu ku dalbadaaan masuuliyiinta beesha biyo maal si loodilo, kadibna iyaga laftooda lagu ugaarsan doonno aano qabiil.
Beesha Habargidir ayaa waxay si buuxdo ay ugu dhawaaqday dagaal ka dhan ah Beesha Biimaal, ee degta Gobolka Shabeellaha Hoose, kadib markii ay xiisad ka soo dhex cusboonaatay muddooyinkaan dambe.
Billihii la soo dhaafay ayaa waxaa si weyn u soo kordheysay xiisada cakiran ee u dhaxeyso Beelaha Habargidir iyo Biimaal, waxaana xiisadoodaan laga dareemaayay qeybo kamid ah Deegaanada Gobolka Shabeellaha Hoose.
Imaamka Beesha Habargidir Imaam C/Laahi Khaliif, oo Warbaahinta Magaalada Muqdisho la hadlay, ayaa wuxuu si buuxdo uu ugu dhawaaqay dagaal ka dhan ah Beesha Biimaal, ee Gobolka Shabeellaha Hoose.
Imaamka ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in Beesha Biimaal, ay kordhisay daan-daansigeeda ka dhanka ah buu yiri Beesha Habargidir, isagoo intaasi ku daray inay marar badan ka xishoodeen, balse wuxuu sheegay inay taasi garan weyday.
Sidoo kale wuxuu sheegay inay kaga ashtakoodeen Dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu hogaamiyo, laakiin wuxuu sheegay inay Dowladdu waxba ka qaban weysay.
Beesha Habargidir ayaa wuxuu sheegay inay ku qasbanaatay inay iska qabato, oo ay la dagaalanto Beesha Biimaal, wuxuuna ku goodiyay inay la galayaan dagaalo toos ah.
C/Laahi Khaliif Imaamka Beesha Habargidir, ayaa wuxuu Dowladda iyo Beesha Biimaal uu u sheegay, inay masuuliyadeedu qaadi doonaan, wixii natiijo ah oo ka dhasha dagaalada uu iclaamiyay inay ku qaadayaan

- Corruption1
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1297
- Joined: Fri Mar 04, 2011 8:30 pm
- Location: London
Re: Breaking News: Habargedir declare war on BiyoMaal
what the heck is biimaal
somalis amaze me walahi, everyday u hear of a new laangaab tribe that was previously unknown

Re: Breaking News: Habargedir declare war on BiyoMaal
Nimankii Biyomaal ahaa oo guumeystihii talyaaniga cashar u dhigey oo tariikh qoran ah,. waliba bugaag laga qorey... .. ayaa maanta Habar Gidir laga celin la yahey.........Habar Gidir waxaan ku leeyahey "Makulaal meeley macal oga barate, macluul ugu dhimataa"
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4824
- Joined: Wed Jan 09, 2013 4:58 pm
- Location: east south west north
Re: Breaking News: Habargedir declare war on BiyoMaal
During da 70s 80s da aqils n suldans of biyomals were Habar yoonis, thy use to deal wit da habar yoonis always till now even though ders few biyomal suldans
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 12 Replies
- 1326 Views
-
Last post by zidane88
-
- 13 Replies
- 1364 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 22 Replies
- 2716 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 90 Replies
- 60932 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 14 Replies
- 5749 Views
-
Last post by LionHeart-112
-
- 21 Replies
- 9908 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 0 Replies
- 3566 Views
-
Last post by MenaceToSociety
-
- 14 Replies
- 3446 Views
-
Last post by Casanova25
-
- 3 Replies
- 1582 Views
-
Last post by Basra-
-
- 1 Replies
- 1632 Views
-
Last post by Harti55