Page 1 of 1

Ahmed madobe coming to MOGADISHU!!!

Posted: Thu Jul 25, 2013 10:16 am
by Individual
Hoomiyaha Koxoda Raaskamboni ahna Madaxweynaha Maamulka Jubba Land ee uu maranka ka taaganyahay jiritankiisa Axmed Maxamed Islaan Axmed Madoobe, ayaa waxaa lagu wadaa in uu dhawaan Soo gaaro Magaalada Muqdisho ee Caasimada Wadanka Soomaaliya.

Warar aan ka helnay Magaalada Muqdisho ,ayaa waxaa ay shegayaan in Axmed Madoobe uu Casumaad ka helay Dowladda Soomaaliya ,kadib markii ay dhoowr mar ay ka wada hadleen Xaalka Jubbaland Dowllada iyo Maamulkiisa.

Waxaa lagu wadaa in Axmed Madoobe uu Shir laqaato Madaxda Dowladda Soomaaliya Shirkaasi oo lagu dhameystiraayo Sida la sheegay Heshiis hosoe o ay wadagaleen Dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Axmed Madoobe.

Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Soomaaliya Mudane Faarax C/qaadir oo u qaabilsanaa Dowladda Soomaaliya shirara ka dhacay dhawaan Wadanka Ethiopia oo ay wadagaleen Axmed Madooebe ,ayaa waxaa la sheegayaa in uu warqad Casumaad ah u diray Axmed Madoobe si uu u yimaado Muqdisho loona tuso si wada jir ah Heshiiska la bada dinac Madaxda Dowladda Soomaaliya sida Madaxweynaha iyo Wasiirka Koowaad.

Dowladda Soomaaliya ,ayaa waxaa ay horey u gu dhawaaqday shirweyne ka dhacaayo Magaalada Muqdiso ee Caasimadda Wadanka Soomaaliya kaasi oo looga hadlaayo xaalka Murugsan ee Jubbaland in kastoo shirkaasi uu wali qabsoomin sababo la xiriira Diidmo ay keneen Maamulka Axmed Madoobe uu Hogaamiyo .

http://www.qubanaha.com/2013/07/25/muxu ... -muqdisho/

:som: :som: :som: :up:

Re: Ahmed madobe coming to MOGADISHU!!!

Posted: Thu Jul 25, 2013 10:20 am
by 500ml
:som:

Re: Ahmed madobe coming to MOGADISHU!!!

Posted: Thu Jul 25, 2013 10:24 am
by SecretAgent
Y is a ex terrorist 2nd in command under shabab 2006-2008 in kismayo be in xamar he's ex terriost who murder many ppl madobe should be in jail. He's 59 years old born in small village in ethiopa , he's a ex warlord in lower jubba

Re: Ahmed madobe coming to MOGADISHU!!!

Posted: Thu Jul 25, 2013 2:42 pm
by original dervish
Yeah.....that life son.
Big dawgs rule. :D :som: :up: