Page 1 of 1

Waxqabadkii Dahabshiil Koonfurta Somalia

Posted: Thu Jul 25, 2013 4:24 pm
by AhlulbaytSoldier
Shirkada Xawaalada ee Dahabshiil oo ka mid ah shirkadaha ugu weyn ee Soomaalidu leedahay kuwaas oo ka shaqeeya guud ahaan caalamka, door muhiim ahna kaga jira hanaanka ay dadku lacagaha isugu diraan.

Ka sokow howshaasi baaxada leh waxa ay dahabshiil u istaagtay sidii ay u horumarin laheyd guud ahaan deegaanada soomaalida hadii ay ahaan laheyd caafimaadka waxbarashada gargaarka masaajidada iyo caawinta dadka nugul sida naafada iyo caruurta iyo waliba haweenka.

Gudoomiyaha degmada Warta Nabada ex Wardhiigley Deeqo C/qaadir ayaa Dahabshiil ku tilmaantay mid aan waxba ka qaban magaalada Muqdisho iyo koonfurta Soomaaliya.

Hadalkan ka soo yeeray Gudoomiyaha ayaa anfariir iyo layaab ku noqday shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Muqdisho kuwaas oo wali ay maskaxdooda iyo laabtooda aanay ka bixin doorkii lixaadka lahaa oo ay Dahabshiil ka geysatay abaartii lagu martay ee sanadkii 2011.

Milkiilaha Dahabshiil Xaaji Naxamed Saciid Ducaale ayaa ahaa ganacsadahii ugu horeeyay ee ku yabooha aduun gaaraya boqol kun oo abaarta loogu talo galay.

Waxaa xusid mudan sanadkaas ay dahabshiil hal maalin ay raashiin mucaawino qiimo leh u qeybisay ilaa totobo kun oo qoys kuwaas oo ku kala noolaa magaalooyinka Muqdisho Baydhabo, Kismaayo iyo Marka.

Dahabshiil waxay gacan weyn ka geysatay dhismaha qeybta dumarku ku dhalaan ee Cisbitaal Madiina.

Taagerida dadka naafada ah shaqaaleynta ardayda jaamacadaha ka soo baxa iyo waxyaabo badan oo aan iminka la soo koobi karin.




What deeqa said was not fully true. Yes Dahabshiil played a huge role during 2011 famine.
However i still believe that CEO of Dahabshiil and Axmed Godane are friends who meet once in a while somewhere in luxurious house in Baraawe.
No doubt that Dahabshiil funds alshabaab.
But they also helped victums of 2011 famine.
We should be balanced. If someone funds terrorism it doesnt mean he cant do good deed.

Re: Waxqabadkii Dahabshiil Koonfurta Somalia

Posted: Thu Jul 25, 2013 4:33 pm
by Marques
Dhiigshiil miyaa :lol:

Dahabshiil, a true African company 8-)

Re: Waxqabadkii Dahabshiil Koonfurta Somalia

Posted: Thu Jul 25, 2013 4:49 pm
by Vivacious
Hormuud funds al shabab too.

Re: Waxqabadkii Dahabshiil Koonfurta Somalia

Posted: Thu Jul 25, 2013 4:55 pm
by AhlulbaytSoldier
:whoa: i dont know about that.

Re: Waxqabadkii Dahabshiil Koonfurta Somalia

Posted: Thu Jul 25, 2013 5:07 pm
by AbkoowDhiblaawe
DeeqaDagan wrote:Hormuud funds al shabab too.
its true.

Re: Waxqabadkii Dahabshiil Koonfurta Somalia

Posted: Thu Jul 25, 2013 5:14 pm
by Hodan94
Whats with the obsession of dahabshiil. Without dahabshiil there would be a somali famine sequal part 2.

Re: Waxqabadkii Dahabshiil Koonfurta Somalia

Posted: Thu Jul 25, 2013 5:33 pm
by Titanium
:lol: Warya HutuKing, let's be fair. Al Shabab is funded by every business in Somalia in areas they control. From the small little shop with the tin roof selling bread and Nido to the multi-million company giants, they all pay taxes. Even the Average Joe funds Al Shabab.

Re: Waxqabadkii Dahabshiil Koonfurta Somalia

Posted: Thu Jul 25, 2013 5:52 pm
by Corruption1
:wow:

Image

Re: Waxqabadkii Dahabshiil Koonfurta Somalia

Posted: Thu Jul 25, 2013 8:34 pm
by CaliBurco
Wax alaa uu ilaahay dadkan abuuray garan maayo.