Jubbaland supported in Zambia

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
EEGA9
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1906
Joined: Thu Jul 22, 2010 8:05 am

Jubbaland supported in Zambia

Post by EEGA9 »

:ohhh: :Obama:
Xafladdan oo aay ka soo qayb galeen dad gaaraya in ka badan 1000 qof. Xafladda ayaa waxa furay guddoomiya jaaliyada Somalida Zambia, Hassan Shire asagoo ka hadlay qiimaha sida nabadda ah oo loo dhisay Jubbaland State waxa kaloo ka hadlay taariiq yahan Abdi Qaadir gaduudoow kuna dheeraday taariiqda juJubband gaar ahaan caasimadda Kismaayo, wuxu u hanbalyeey shacabka Iyo dowlada JUBALAND State uu hoggaanka u hayo Sheikh Ahmed Madoobe, Kuxigeenna uu ka yahay Gen. Cabdullaahi Sh. Ismaaciil ‘Fartaag.’
Image
Image
Image
Image
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Jubada Hoose”