Amisom & Alshabab exchange mortar attacks in Mogadishu
Posted: Sat Jul 27, 2013 4:22 am
Weerar hoobiyeyaal ah oo lagu qaaday fariisimo ciidanka Amisom ku leeyihiin Muqdisho
Published on July 27, 2013 by ali mohamed · No Comments
Weerar ayaa xalay lagu qaaday Warshada Barafuunka halkaasi oo ay ku sugan yihiin ciidamada AMISOM iyo ciidamo kale oo ka tirsan dowladda Soomaaliya oo dhawaan la dajiyay xaruntaasi.
Dagaalyahaano la rumeysan inay ka mid yihiin Al Shabaab ayaa weeraray Warshada uu ku taalla Isgoyska SOS xalay 12-kii habeenimo.
Rasaas iyo Madaafiic soconaysay mudo ayaa laga maqlayay nawaaxiga Xaafadaha Suuqa Xoolaha iyo Soos, iyadoo AMISOM ay madaafiic ku jawaabeen.
Macadda Qasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee ka dhashay weerarka balse waxa ay tani cabsi ku beertay dadka deegaanka oo sheegay in habeenadii lasoo dhaafay ay madaafiicda ay jireen.
Qof kamid ah dadka deeganaka yaa sheegay in madaafiicda qaarkood ay ku dhaceen masaajidka minaarada nawaaxigiisa,halkaasna aan la ogaan karin khasaaraha ka dhashay.
Dadka reer Suuqa xoolaha ayaa waxa ay sheegtay in iminka ay diyaar u yihiin inay dhigaan dibadbax ka dhan ah amnidarada iyo weerarada madaaficida ee kusoo Degmada Hiliwaa gara ahaan xaafada Suuqa Xoolaha.