He has completely failed in fulfilling the oath he took in front of millions of Somali citizens.
To safe guard the little dignity, and legitimacy left in the Federal Government, that was handed to him, I call for his immediate removal from office and arrest for crimes against Humanity.



Dagaalo faraha looga gubtay oo u dhaxeeyay Beelaha Habargidir iyo Biimaal, ayaa waxay maanta ka dhaceen Gobolka Shabeellaha Hoose, waxayna dagaaladu soconayeen muddo saacado oo xiriir ah.
Ciidan ka wada tirsan Beelaha Habargidir iyo Biimaal, ayaa waxay dagaaladaan ku dhex mareen Deegaanka Ceel wareegow, oo ku yaala inta u dhaxeyso Magaalada Marka iyo Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose.
Dagaaladaan ayaa waxaa qeyb ka ahaa gaadiidka dagaalada, iyadoo dadka ku dhaqan Deegaanka Ceel wareegow ay la safteen garab ka tirsan beelaha maanta ku wada dagaalamay Deegaankaasi.
Ciidan uu hogaaminaayo Gudoomiyha Magaalada Marka ee Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose ee Dowladda Maxamed Cusmaan (Yariisow), ayaa waxay ku dhaqaaqeen sidii ay u xalin lahaayeen dagaalka ka dilaacay Shabeellaha Hoose.
Dagaaladaan ayaa waxay geysteen khasaarooyin buuran sida uu xaqiijiyay Gudoomiyaha Magaalada Marka, kaasoo sheegay inay ku hawlan yihiin baaritaano ku aadan, tirada dadka ku dhintay, kuna dhaawacantay dagaaladaan.
Ilaa iyo hadda majirto wax war ah oo ka soo baxay dhinaca Madaxda Dowladda, oo ku aadan xiisada ku soo korortay Gobolka Shabeellaha Hoose, iyadoo mar walba la filan karo inay dagaalada dib uga qarxaan Shabeellaha Hoose.
In Less Than A Year Of His Presidency This Fool Has Caused More Disunity And Havoc In South-Central Somalia Than ever Imaginable. His Fairy-tale speeches of unity iyo Somalinimo may have lured many. But his disparaging polices on the ground are beyond alarming. He is a Tool for a segment of our society that wants no real Dawlad, other than a bootleg tribal dictatorship.
