Page 1 of 1

Ma Sheegi Kartaa Magaca Dhirt ama geed kani?

Posted: Sun Jul 28, 2013 8:21 am
by hurdaayetoos
Ma sheegi kartaa magaca geed kani?

Image

Hadaad garaneyso inoo sheeg af-soomaali


Sidoo kale, Geed mirood kani hoose Miyaad taqaan?
Image

Re: Ma Sheegi Kartaa Magaca Dhirt ama geed kani?

Posted: Sun Jul 28, 2013 10:04 am
by AgentOfChaos
hurdaayetoos wrote:Ma sheegi kartaa magaca geed kani?

Image

Hadaad garaneyso inoo sheeg af-soomaali
Geed yaaq

hurdaayetoos wrote:Sidoo kale, Geed mirood kani hoose Miyaad taqaan?
Image
Beeydaan

Re: Ma Sheegi Kartaa Magaca Dhirt ama geed kani?

Posted: Sun Jul 28, 2013 7:27 pm
by hurdaayetoos
Walee in aad tahay reer koonfur, Yaaq bari wayn reer konfur un baa garanayaan, hiiraan shabeelada dhexe shabeelada hoose jubada shexe iyo waliba qaybo ka mid ah galgaduud.


laakiin baydaanku dhamaan soomaali oo idil ayaa yaqaan


Magaraneysaa Muqay? Geedka la yiraa?

Re: Ma Sheegi Kartaa Magaca Dhirt ama geed kani?

Posted: Sun Jul 28, 2013 7:58 pm
by AgentOfChaos
hurdaayetoos wrote:reer konfur un baa garanayaan
lolwut? Horta waa su'aal ee malaga yaaba in qof aan aheyn reer koonfureed inuu isticmaalay wax la yiraado google oo uu kuu baadidoonay dhirtaa magacyadooda?
hurdaayetoos wrote:Magaraneysaa Muqay? Geedka la yiraa?
Maya.

Re: Ma Sheegi Kartaa Magaca Dhirt ama geed kani?

Posted: Sun Jul 28, 2013 8:37 pm
by Arabman
I only know the second as beedaan.