Barre hiiraale and the allies are doing good lately
Moderator: Moderators
- IbnTaymiyyah
- SomaliNetizen
- Posts: 325
- Joined: Fri Jul 26, 2013 7:55 pm
Barre hiiraale and the allies are doing good lately
The Dir tribes in Kismayo WHO made, threats towards HG, are members of the Allies make no mistake. plus many other tribes. now it looks like they have got a huge army, they are being patient, and getting stronger by the day. Raskoomboni, have no future in Jubba or kismayo, the only thing that are holding this strong forces of Barre hiiraale + friends militias are the kenyans in the city, so they are being smart and waiting it out, they know for sure that without those kenyans it would have been easy day in the office for barre hiiraale and CO. they know how much they are stronger then the Raskoombooni militias, so they are the bullies here. but now they managed to play it safe. and wait until amisom and ethiopia arrive. so they can go for the kill. they got lately many Allies from jamame, buale, and Jilib
Maamulka Jubbaland ee garabka Madaxweyne Bare Aadan Shire ”Hiiraale” ayaa maanta ka hadlay arrimo badan oo xasaasiya isla markaasna sheegay inay jiraan ciidamo badan oo maalin kasta isu soo dhiiba ciidamadooda,waxaana arrintaasi ka war bixiyey Afhayeenka Maamulka Jubbaland Xasan Qaasiim.
Xasan Qaasiim oo saaka warbaahinta la hadlayey isagoo ku sugan duleedka Magaalada Kismaayo ayaa shaaciyey inay ciidamadoodu diyaar u yihiin inay dib u hantaan qabashada Magaalada Kismaayo,waxaana uu sheegay in arrintaasi ay soo dhamatey isla markaasna ay sugayaan inay gudaha u galaan magaalada Kismaayo saacad kasta marka amar la siiyo.
Xasan Qaasiim waxaa uu sheegay inay ciidamo gaaraya 70 askari oo qaarkood hubeysan yihiin isla markaasna ka tirsanaa ciidamada dawladda ee ku haray Magaalada Kismaayo ay garabkoodu isu soo dhiibeen isla markaasna ay si wanaagsan u soo dhaweyeen,waxaana uu shaaciyey inay ciidamadaasi hadda ku sugan yihiin farisiimahooda.
Dhinaca kale Xasan Qaasiim oo wax laga waydiyey dagaalka cidda ay ku qadayaan,ayaa daaha ka rogey inay dagaalkaasi ku qaadi doonaan ciidamada dawladda Kiiniya iyo kuwa Jabhadda Raaskambooni oo uu ku tilmaamay inay yihiin daba dhilifyo aan tabar buuran lahayn isla markaasna ku daba dhuumanaya ciidamada Kiiniya.
Sidoo kale waxa uu sheegey in Qaraxyadda ka dhaca Magaalada Kismaayo ay yihiin kuwo ay ka dambeeyaan Jabhadda Raaskambooni isla markaasna ay ku beegsadaan ciidamada Siraliyoon si ay u hakiyaan hawlgaladda ay wadaan,waxaana uu sheegay in Raaskambooni iyo kiiniya ay ka siman yihiin dhibaateyn shacabka iyo ciidamada Siraliyoon ee ku sugan kismaayo.
Ugu dambeyntii waxaa uu Xasan Qaasiim shaaca ka qaaday inay Maalmaha soo socda Magaalada Kismaayo gacantooda dib u soo gali doonto isla markaasna ay xoog kula wareegi doonaan,waxaana uu shaaca ka qaaday inaysan jirin awood ku caabin karta inay kismaayo dib ula wareegaan,waxaana uu sheegey inay xitaa ciidamada kiiniya hadda haystaan awood ay ku caabin karaan.
http://allgalgaduud.com/?p=14857

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3328
- Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
- Location: Hawd bartu geela ka daaqo.
Re: Barre hiiraale and the allies are doing good lately
Such a boring story, you and your bum monkey huurale is on a tree while the crystal city is enjoying development.
- IbnTaymiyyah
- SomaliNetizen
- Posts: 325
- Joined: Fri Jul 26, 2013 7:55 pm
Re: Barre hiiraale and the allies are doing good lately
lets be realistic here, first of all you Guys raskoomboni are unwanted, and i would say politically you failed from the beginning.MarsinQorahay wrote:Such a boring story, you and your bum monkey huurale is on a tree while the crystal city is enjoying development.
The map you claim are only based on fiction, and let me tell you why, because Kismayo is a shared city, i would say marehan are the majority followed by geeljecel, shiihkhal, dir and OG.. but all in all Darood majority city
Jamame, Jilib and buale plus jubbada dhexe oo dhan the Majority are hawiye iyo dir. the majority of lower jubba South of kismayo are the ogadeen no one can debate that. but you went as fare by adding parts of bakool to your jubbaland map. and you only control kismayo by the help of kenya. so to make your dream come true, you have to capture all those areas like jamame, jilib, buale, gedo and parts of bakool, those people know already your intentions, and this is Somalia, no man can steal the other mans land without war. there will be alot of bloodsheet, in this situation, but you do not realize this yet.
they have already managed to gather huge army right now as we speak, they even want to take on Kenya xataa if necessary, and Culusow have nothing to do with this, but the people of the land, those WHO own the land on the fake map you came up with.
So the reality is only war, and the people of those lands already knows this. and they have taken their arms.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3328
- Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
- Location: Hawd bartu geela ka daaqo.
Re: Barre hiiraale and the allies are doing good lately
When was Buale a hawiye city? where is the map that includes bakool? how in the world is marehan majority in Kismayo? stop claiming something that is not yours, hawiye and marehan lost both politically and war, now the government wants to recognize and kick shitadoon from the pm position, meanwhile the real Darood are building their state you can stick to your half rotten tree back in Gedo.
- IbnTaymiyyah
- SomaliNetizen
- Posts: 325
- Joined: Fri Jul 26, 2013 7:55 pm
Re: Barre hiiraale and the allies are doing good lately
we should not Waste our time on buale its a settled matter for a long time ago. and good luck with the many wars coming your way in the futureMarsinQorahay wrote:When was Buale a hawiye city? where is the map that includes bakool? how in the world is marehan majority in Kismayo? stop claiming something that is not yours, hawiye and marehan lost both politically and war, now the government wants to recognize and kick shitadoon from the pm position, meanwhile the real Darood are building their state you can stick to your half rotten tree back in Gedo.

- Substance
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3831
- Joined: Sat Mar 24, 2012 5:56 pm
- Location: Under The Neem Tree
Re: Barre hiiraale and the allies are doing good lately
Kismayo belongs to the natives, not refugees from Ethiopia, and no KDF in the world can change this fact. You can put trust on the government accepting caqli madoobe but that won't change nothing. The resistance have troops on the ground the goverment does not. And it would not be the first time Somali gov gives into foreigners but people will not. But keep hoping for a change of tune from the gov.MarsinQorahay wrote:When was Buale a hawiye city? where is the map that includes bakool? how in the world is marehan majority in Kismayo? stop claiming something that is not yours, hawiye and marehan lost both politically and war, now the government wants to recognize and kick shitadoon from the pm position, meanwhile the real Darood are building their state you can stick to your half rotten tree back in Gedo.

Last edited by Substance on Tue Jul 30, 2013 9:41 am, edited 1 time in total.
- IbnTaymiyyah
- SomaliNetizen
- Posts: 325
- Joined: Fri Jul 26, 2013 7:55 pm
Re: Barre hiiraale and the allies are doing good lately
I really do not care whether the gov't accepts them or not, laakin the funny thing is the gov't never accepted them, it was only rumors and in fact the gov't are fare from accepting them.Substance wrote:Kismayo belongs to the natives, not refugees from Ethiopia, and no KDF in the world can change this fact. You can put trust on the government accepting caqli madoobe but that won't change our position. We have troops on the ground the goverment does not. And it would not be the first time Somali gov gives into foreigners but people will not. But keep hoping for a change of tune from the gov.MarsinQorahay wrote:When was Buale a hawiye city? where is the map that includes bakool? how in the world is marehan majority in Kismayo? stop claiming something that is not yours, hawiye and marehan lost both politically and war, now the government wants to recognize and kick shitadoon from the pm position, meanwhile the real Darood are building their state you can stick to your half rotten tree back in Gedo.

Last edited by IbnTaymiyyah on Tue Jul 30, 2013 9:43 am, edited 1 time in total.
- Substance
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3831
- Joined: Sat Mar 24, 2012 5:56 pm
- Location: Under The Neem Tree
Re: Barre hiiraale and the allies are doing good lately
I know.Marlboro20 wrote:I really do not care whether the gov't accepts them or not, like the funny thing is the gov't never accepted them, it was only rumors.Substance wrote:Kismayo belongs to the natives, not refugees from Ethiopia, and no KDF in the world can change this fact. You can put trust on the government accepting caqli madoobe but that won't change our position. We have troops on the ground the goverment does not. And it would not be the first time Somali gov gives into foreigners but people will not. But keep hoping for a change of tune from the gov.MarsinQorahay wrote:When was Buale a hawiye city? where is the map that includes bakool? how in the world is marehan majority in Kismayo? stop claiming something that is not yours, hawiye and marehan lost both politically and war, now the government wants to recognize and kick shitadoon from the pm position, meanwhile the real Darood are building their state you can stick to your half rotten tree back in Gedo.

Re: Barre hiiraale and the allies are doing good lately
Barre should retire for real. All his peers are either dead or retired. Some of them are even big sheik like Morgan and Omar Jees. He's the only warlord left from the civil war era
Re: Barre hiiraale and the allies are doing good lately

DHAGEEYSO: Col. Asad Barqadle Canshuur” Afayeenka Bare Hiiraale wuu igu been abuurtay”
KISMAAYO (WM) - Korneel katirsan ciidanka Maamulka Jubland ayaa beeniyey war kasoo yeeray afayeenka Bare Hiiraale warkaasoo ahaa inuu afayeenak Bare sheegay in Ciidan uu hogaamiyano Kornel Asad Barqadle Canshuur aay ka goosteen ciidanka Jublan ee kusugan Magaalada Kismaayo iyagoo isu dhiibay Ciidanka Bare Hiiraale. Taliyaha oo aan Saldhigiisa ku booqanay ayaan wax ka weydiinay inuu jiro arinak Afayeenka Bare uu sheegya iyo waxa uu kadhihi lahaa.
Idaacado qaar ka howlgala Magaalada Muqdisho ayaa faafiyay inuu Korneelka goostay
Wareysisgii Kroneelka wuxuu u dhacay sidan ee dhageyso
http://www.waamood.com/wp-content/uploa ... oostay.mp3
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Barre hiiraale and the allies are doing good lately
Kenya and her puppets will be defeated inshallah, its only a matter of time.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3328
- Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
- Location: Hawd bartu geela ka daaqo.
Re: Barre hiiraale and the allies are doing good lately
The funny fact is that i'm standing on your face with my shiny millitary boots.
Re: Barre hiiraale and the allies are doing good lately
Dabaqoodhiyada way u dhamaatay.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 11 Replies
- 3198 Views
-
Last post by Adali
-
- 6 Replies
- 1027 Views
-
Last post by GeoSeven
-
- 9 Replies
- 902 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 5 Replies
- 595 Views
-
Last post by Turbulence
-
- 0 Replies
- 481 Views
-
Last post by SunFromNorth
-
- 1 Replies
- 1160 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 38 Replies
- 4433 Views
-
Last post by Gedo_Boy
-
- 6 Replies
- 1683 Views
-
Last post by ODAYCALI
-
- 68 Replies
- 9498 Views
-
Last post by Wise-Man