Page 1 of 1

JL maamul rebuilding Kismaayo roads (Daawo)

Posted: Tue Jul 30, 2013 3:17 am
by EEGA9
Image
Magaalada Kismaayo ee xarunta gobbolka Jubbada hoose waxaa maanta ka bilowday howllo la doonayo in dib loogu soo celiyo bilicdii wadooyinka waaweyn ee magaalada kuwaasoo muddadii uu nidaam la’aanta ka jiray magaalada bur buray, waxaana arrintaan hadda bilaabay maamulka Jubbaland.

Wadooyinka haatan uu Maamulka Jubbaland ka bilaabay dadaaladaan hagaajinta ah waxaa kamid ah wadada afar irdoodka ah ee Aargada halkaasoo lagu arkayo Cagaf-cagafyo iyo baabuur guraya bacaadkii qariyay laamiga.
Wadooyinka magaalada Kismaayo wax dayactir ah ma aysan helin intii ay qab qablayaashii ku dagaalamayeen magaalada Kismaayo.

C/naasir Seeraar Maax Afhayeenka Dowlad-gobboleedka Jubbaland ayaa Dhanaan Media u sheegay in arrintani ay kamid tahay tilaabooyinka ay ku doonayaan inay ku soo celiyaan bilicdii iyo nidaamkii magaalada Kismaayo lagu yaqaanay.Sikastaba, Maamulka Jubbaland ayaa maalmihii ugu dambeeyay magaalada Kismaayo ka bilaabay dadaallo xooggan oo wax looga qabanaayo arrimaha kala duwan ee magaalada ka jira.
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image

Re: JL maamul rebuilding Kismaayo roads (Daawo)

Posted: Tue Jul 30, 2013 5:24 am
by RaymondWashington
thats a great news to hear now the connection mediums would become more and more stronger and would help a lot to the persons there

Re: JL maamul rebuilding Kismaayo roads (Daawo)

Posted: Tue Jul 30, 2013 1:19 pm
by original dervish
Excellent news :up:
The people have exchanged the parasites for responsible leadership.

Re: JL maamul rebuilding Kismaayo roads (Daawo)

Posted: Tue Jul 30, 2013 3:04 pm
by GalliumerianSlayer
:up:

Re: JL maamul rebuilding Kismaayo roads (Daawo)

Posted: Tue Jul 30, 2013 6:47 pm
by Colonel
The peaceful city :up:

Re: JL maamul rebuilding Kismaayo roads (Daawo)

Posted: Tue Jul 30, 2013 6:52 pm
by DANGIRL
I'm mad that kismaayo has been left in this condition. :x