Reer Marka Take To The Streets Their Frustrations With Dawla

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Reer Marka Take To The Streets Their Frustrations With Dawla

Post by oxymoron »

Reer Marka Take To The Streets Their Frustrations With The Mooryaan Dawlad In Xamar.

War deg deg– Mudaharaad xoogan oo loogasoo horjeedo Dowlada federaalka oo maanta ka dhacay Mar
ko

Image


Magaalada Marka waxaa maanta ka dhacay Mudaharaad xoogan oo loogasoo horjeedo Dowlada Federaalka ah iyo faragalinta ay ku heyso Dagaalada sokeeye ee ka dhacay Gobolka Shabeelaha hoose, Odoyaasha Gobolka ayaa horey ugu eedeeyey Villa Soomaaliya iney hooshoos u taageerayaan mid kamid ah maleeshiyaadka kusoo duuley Gobolka.
Mudaharaadka maanta ayaa shacabka Magaalada Marka waxay ugu baaqeen Xukuumada iney daacadnimo muujiyaan, Waxay kaloo Dibadbaxayaashu ugu baaqeen in la joojiyo dhiiga la daadinayo.
Mudaharaadka ayaa sigaara loogasoo horjeedey Wasiirka Arimaha Gudaha Dowlada Federaalka oo ay Shacabka Gobolku kuu eedeyeen inuu hubeeyey Maleeshiyo ay isku heyb yihiin isaga oo kusoo duuley Dadka Deegaanka, shacabka Gobolka Shabeelaha Hoose waxay dhowr jeer ku dhawaaqeen in loogusoo duuley si loo boobo hantidooda.
Sawirada mudaharaadka ka dhacay Magaalada Marka kala soco Wararkayaga dambe ee maanta ilaa caawa.
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Reer Marka Take To The Streets Their Frustrations With D

Post by original dervish »

The guy has to go......and go NOW!
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”