Darkness in Banadir Region
Posted: Thu Aug 01, 2013 6:42 am
Waddooyinka qaar ee Muqdisho oo Maanta la xanibay
Published on August 1, 2013 by Maalik Som · No Comments
Kadib qaraxyo xoogan oo loo adeegsaday Miinooyinka Nuuca Rumuud Kontaroolka laga hago islamarkaana lagu qarxiyay Labo ka mid ah Baalayaasha ay ku xiranyihiin Nalalka Soolarada ah ee Suran wadada Maka Al Mukarrama ayaa waxa ay qaraxyadaasi saameyn ballaaran ku yeesheen Gawaarida Dadweynaha iyo Shacabka Iscticmaala waddooyinka soo gala halka qaraxyadaasi ay ka dheceen.
Tan iyo markii ay dheceen qaraxyadaasi ayaa waxaa hakad galay dhaq dhaqaaqii Gawaarida Dadweynaha taas oo saameyn ku reebtay dadka shacabka ah.
Mar aan lug ku maray wadada isku xirta Air-port ka Muqdisho , KM4 illaa iyo Isgoyska Debka ayaanan arkin wax gaadiid ah oo si toos ah u isticmaalaya waddooyinkaasi.
Sidoo kale waxaa isna hakad galay isku socodkii Gaadiidka ka howl gala inta u dhexeysa KM4 iyo beerta Jaadka iyadoo ay indhaheygu qabanayeen dad isugu jira haween Xaamilo ah iyo dad da’ah oo iyagu cagtooda Maalayay Waddooyinkaasi.
Dadka Shacabka ah ayaa marka aad wareysato waxa ay kuu sheegayaan in dhibaato weyn ay ku qabaan xiritaanka waddooyinka Maadaama lagu guda Jiro Bil Ramadaan , islamarkaana dadku ay Sooman yihiin.
Mid ka mid ah Darawalada Kaxeeya Gawaarida dadweynaha oo Shabelle la hadlay ayaa sharaxaya saameynta dhankooda uu ku yeeshay Xiritaanka waddooyinka qaar ee Magaalada Muqdisho.
Sikastaba Ma jirto cid illaa iyo iminka Masuuliyad iska saartay in ay fududeyso xanibaadaasi saran dhaq dhaqaaqii Gaadiida dadweynaha ee iyagu ka shaqeeya wadada Maka Al Mukarama iyo wadada kale ee xiriirisa KM4 iyo Air-portka kuwaasi oo ka mid ahaa waddooyinka ugu Mashquulka badan Magaalada Muqdisho.
Closing down the roads after terrorists blew up solar lights.
Thanks Mr.Turtle for f-king up the good work of Sh.Sharif and Tarzan