Mudane Madoobe humiliates Puntland Militia in Kismaayo

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Mudane Madoobe humiliates Puntland Militia in Kismaayo

Post by AhlulbaytSoldier »

Maamulka Sheekh Axmed Madoobe oo la sheegay inuu hub ka dhigis ku sameeyay ciidamo ka tirsan maamulka Puntland oo ku sugnaa magaalada Kismaayo
Published on August 2, 2013 by jerryuk · No Comments
Mid ka mid ah waxgaradka kasoo jeeda deegaanada Puntland oo lagu magacaabo Maxamed Daahir Siyaad ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay hub ka dhigis uu maamulka Sheekh Axmed Madoobe ku sameeyay ciidamo ka tirsan maamulka Puntland iyo dagaal labada dhinac dhex maray, kuwaas oo ku sugnaa magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose.

Mr. Maxamed Daahir ayaa sheegay in maamulka Sheekh Axmed Madoobe uu ku kacay fal aad u xun islamarkaana ciidamada Puntland uu ula dhaqmay si aan habooneyn, isagoona sidoo kale sheegay in qaar ka mid ah ciidamadii Puntland ee Kismaayo ku sugaan ay dib uga soo carareen halkaasi ka dib markii amaro culus wejiga laga saaray.

Arintaas ayaa sababtay in ciidankaasi Puntland ay dagaal la galaan ciidamada Sheekh Axmed Madoobe iyo kuwa Kenya oo ku sugan magaalada Kismaayo, waxaana uu sheegay in ciidankii Puntland markii dambe hubkii laga qaaday, qaarkoodna meel lagu xir xiray, waxaana uu taas ku macneeyay inay tahay mid xad gudub ah, isagoona sidoo kale ka dhawaajiyay in qaar ka mid ah ciidankii Puntland ay dib ugu soo laabteen deegaanada Puntland.

Ugu dambeeyn Maxamed Daahir Siyaad ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed meel kasto oo ay joogaan inay is cafiyaan islamarkaana laga faa’ideeysto bishaan Ramadaan oo nabada laga qeyb qaato, isagoona dhinaca kale dowladda Soomaaliya ugu baaqay inay dhowrto xuriyada saxaafadda aysana caburin wariyaasha Soomaaliyeed.

Mudane Madoobe karbaashing invaders from Bari :wow:
Individual
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 866
Joined: Sat Feb 09, 2013 4:38 pm

Re: Mudane Madoobe humiliates Puntland Militia in Kismaayo

Post by Individual »

Wallahi Kenya is getting out of hand, demanding everyone in Kismayu should have and carry with them Kenyan pass!!!
:mindblown:
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Mudane Madoobe humiliates Puntland Militia in Kismaayo

Post by AhlulbaytSoldier »

Individual wrote:Wallahi Kenya is getting out of hand, demanding everyone in Kismayu should have and carry with them Kenyan pass!!!
:mindblown:
I think Mudane Madoobe knew the evil agenda of Bari invaders.
They want to make Jubbaland their puppetstate in the name of KablalaxDaroodism.
Individual
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 866
Joined: Sat Feb 09, 2013 4:38 pm

Re: Mudane Madoobe humiliates Puntland Militia in Kismaayo

Post by Individual »

AhlulbaytSoldier wrote:

Its confusing bro, so is Madobe now with Kenyans only or with Punland, or did he now become a ally to the FGS???
User avatar
IbnTaymiyyah
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 325
Joined: Fri Jul 26, 2013 7:55 pm

Re: Mudane Madoobe humiliates Puntland Militia in Kismaayo

Post by IbnTaymiyyah »

He is with Kenya only
User avatar
Arabman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1881
Joined: Sat Jul 27, 2013 8:13 am
Location: Retired

Re: Mudane Madoobe humiliates Puntland Militia in Kismaayo

Post by Arabman »

Individual wrote:Wallahi Kenya is getting out of hand, demanding everyone in Kismayu should have and carry with them Kenyan pass!!!
:mindblown:
No Somali force (government, non-Shabaab, etc) could liberate Kismayu, but Kenya did. Kenya has every right to rule Kismayu however it likes.
Individual
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 866
Joined: Sat Feb 09, 2013 4:38 pm

Re: Mudane Madoobe humiliates Puntland Militia in Kismaayo

Post by Individual »

Arabman wrote:
Individual wrote:Wallahi Kenya is getting out of hand, demanding everyone in Kismayu should have and carry with them Kenyan pass!!!
:mindblown:
No Somali force (government, non-Shabaab, etc) could liberate Kismayu, but Kenya did. Kenya has every right to rule Kismayu however it likes.
Wallahi the impotence the Somali government has shown is truly a disgrace, one may wonder if they really care?
User avatar
Arabman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1881
Joined: Sat Jul 27, 2013 8:13 am
Location: Retired

Re: Mudane Madoobe humiliates Puntland Militia in Kismaayo

Post by Arabman »

Individual wrote:Wallahi the impotence the Somali government has shown is truly a disgrace, one may wonder if they really care?
The government is more than impotent. It depends its security, safety and survival on foreign forces.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”