Page 1 of 1

Daawo Shaykoosh iyo Quruxda Dhulkeena

Posted: Sat Aug 03, 2013 12:34 pm
by xaliye123
Dhulkii Faarax Caytame.


Re: Daawo Shaykoosh iyo Quruxda Dhulkeena

Posted: Sat Aug 03, 2013 12:47 pm
by MarsinQorahay
shaygoosh qoraxay, i remember eating sweet canjeero there back in 1998, was 4 years old back then.

Re: Daawo Shaykoosh iyo Quruxda Dhulkeena

Posted: Sat Aug 03, 2013 1:01 pm
by xaliye123
War ilrrn wiil yar baad ahayd. wixii hadda ka dambeeya waa inaad adeer i tidhaahdo.

Re: Daawo Shaykoosh iyo Quruxda Dhulkeena

Posted: Sat Aug 03, 2013 1:18 pm
by MarsinQorahay
xaliye123 wrote:War ilrrn wiil yar baad ahayd. wixii hadda ka dambeeya waa inaad adeer i tidhaahdo.
haa, wa sax adeerkis.

Re: Daawo Shaykoosh iyo Quruxda Dhulkeena

Posted: Sat Aug 03, 2013 1:40 pm
by MarsinQorahay
adigu marke aya kugu dambaysay shagyoosh?

Re: Daawo Shaykoosh iyo Quruxda Dhulkeena

Posted: Sat Aug 03, 2013 1:45 pm
by xaliye123
MarsinQorahay wrote:adigu marke aya kugu dambaysay shagyoosh?
1991 ayaa iigu dambaysay. lakin waaxay ku haboontahay magaalo iyadaana kaga fiican dhagaxbuur, jigjiga iyo qabridaharaba iyadaa kaga fiicnaanlahay inay magaalo laga dhigo, lakin nasiib daro maana laga dhigin.

Re: Daawo Shaykoosh iyo Quruxda Dhulkeena

Posted: Sat Aug 03, 2013 6:28 pm
by MarsinQorahay
Jigjiga hada horumar aad u badan aya ka dhacaya, waliba Dhagaxbuur aad iyo aad ba loo dhisay.

Re: Daawo Shaykoosh iyo Quruxda Dhulkeena

Posted: Sat Aug 03, 2013 10:12 pm
by The_Patriot
:dj:

Re: Daawo Shaykoosh iyo Quruxda Dhulkeena

Posted: Sun Aug 04, 2013 4:12 am
by xaliye123
ONLF: Road to Shaygoosh somali media.
Odayga :lol:

Guhaad adigaa reera qaraami ahaaye heeskan sow garanmayisid.


Re: Daawo Shaykoosh iyo Quruxda Dhulkeena

Posted: Sun Aug 04, 2013 4:18 am
by xaliye123
Dhagaxbuur ilaa iyo Qabdahare.